Akhriso:-Taliyeyaal Cusub Oo Loo Magacaabay Ciidanka Daraawiishta Puntland

0
Saturday June 29, 2019 - 22:11:42 in Wararka by
  • Visits: 334
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso:-Taliyeyaal Cusub Oo Loo Magacaabay Ciidanka Daraawiishta Puntland

    Madaxweynaha Puntland Mudane siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 33 ee Juun, 29, 2019, ku magacaabay Taliyaha iyo Taliye Xigeenka 2-aad ee Ciidanka Daraawiishta Puntland. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland. Markuu arkay: Dastuurk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Puntland Mudane siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 33 ee Juun, 29, 2019, ku magacaabay Taliyaha iyo Taliye Xigeenka 2-aad ee Ciidanka Daraawiishta Puntland. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland. Markuu arkay: Dastuurka Puntland.

Markuu tixgeliyey: Aqoontooda, kartidooda iyo Khibraddooda ciidan.

Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa S/Gaas Yaasiin Cumar Dheere loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland.

2. Waxaa S/Guuto Axmed Cali Salaad loo magacaabay Taliye Xigeenka 2-aad ee Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland.

Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip