SAWIRO: Gudoomiyaha Aqalka Sare oo qaabilay Wafdi ka socda QM

0
Saturday June 29, 2019 - 14:05:42 in Wararka by
  • Visits: 354
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO: Gudoomiyaha Aqalka Sare oo qaabilay Wafdi ka socda QM

    Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qaabilay wakiilka gaarka ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Md James Swan. Labada dhinac waxa ay ka wada hadleen xaalada Guud ee Dalka iyo Doorashooyinka la filayo. G

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qaabilay wakiilka gaarka ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Md James Swan. Labada dhinac waxa ay ka wada hadleen xaalada Guud ee Dalka iyo Doorashooyinka la filayo. Gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa wakiilka ka codsaday in la dardargaliyo howlaha horumarinta Soomaaliya gaar ahaan dhanka doorashooyinka.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip