Wararka

Goodax Barre oo ka jawaabay cabashada ardayda Puntland

0 Visits: 274 | Sunday February 09, 2020 - 09:56:19
Wasiirka wasaaradda waxbashada xukuumadda Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa markale ka hadlay xiisada wasaaraddiisa kala dhexeysa dowlad goboleedka Puntland. Goodax Barre ayaa marka hore u jawaabay ardayda dhigata iskuulada ku yaalla deegaanada Puntland oo dhowaan dalbaday in aan la siyaasadeyn…

Read More »

Soomaaliya oo ka qeyb-gashay Shir weynaha Caalamiga ah ee Cuntada iyo Beeraha Aduunka

0 Visits: 234 | Sunday February 09, 2020 - 09:55:02
Wefdi uu hogaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xuseen Maxamud Sheikh Xuseen oo ka qeybgalay Shir weynaha Caalamiga ah ee Cuntada iyo Beeraha Aduunka oo ka dhacay magaalada Berlin ee dalka Jarmalka ayaa la kulmay mas'uuliyiin kala duwan oo ay ka…

Read More »

Al-Shabaab oo askar Itoobiyaan baxsad ahaa ku dishay gobolka Bakool

0 Visits: 271 | Sunday February 09, 2020 - 09:51:49
Faah faahinno dheeraad ah ah ayaa ka soo baxaya weerar jid gal ah oo saacadihii la soo dhaafay dagaalyahannada Al-Shabaab ay ku dileen askar ka tirsanaa ciidanka Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka nabad ilaalinta AMISOM ee Soomaaliya, kaas oo ka dhacay duleedka degmada Waajid ee gobolka Bakool. Askarta…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 9-FEB-2020

0 Visits: 359 | Sunday February 09, 2020 - 08:46:19
Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay magaalada Addis Ababa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/hi Farmaajo ayaa Shalay gaaray magaalada Adis Ababa ee caa simadda dalka Ito obiya. Md.Far maajo ayaa ka qeyb-gal aya Meertada 33-a ad ee Shirka Mada xda Dowladaha iyo dalalka ku mideysan Midowga Afrika…

Read More »

Barakac ka bilowday degmada Beled Xaawo

0 Visits: 257 | Saturday February 08, 2020 - 22:32:14
Wararka naga soo gaaraya Caawa degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa Xaafado ka mid ah degmada ay ka bilowdeen Barakac. Barakaca ayaa yimid ka dib markii ay xoogeystay Khilaafka ka dhex taagan Ciidanka Jubbaland iyo kuwa dowladda Soomaaliya ee dhawaan la geeyay. Magaalada…

Read More »

Askari dad ku xasuuqay Bangkok

0 Visits: 232 | Saturday February 08, 2020 - 22:31:16
Wararka ayaa sheegaya in askariga uu dad badan ku laayay aagga magaalada Nakhon Ratchasima oo sidoo kale loo yaqaano Korat taasi oo dhacda waqooyi-bari Bangkog. Afhayeen u hadlay Wasaaradda Difaaca ayaa BBC-Thai u sheegay in Jakraphanth Thomma uu weeraray taliyihiisa ka hor inta uusan toogasho ka fulinin…

Read More »

Madaxweyne Kuxigeenka Jubbaland oo ka hadlay dhacdadii Beled Xaawo iyo hanjabaad uu dowladda u jeediyay

0 Visits: 233 | Saturday February 08, 2020 - 22:26:45
Madaxweyne Kuxigeenka 1aad Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka hadlay dhacdadii maanta ka dhacday Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo. Madaxweyne Kuxigeenka oo muuqaal ka soo muuqday, isagoo ku sugan duleedka Degmada Beled Xaawo ayaa wuxuu sheegay inay wax lala yaabo tahay xaaladda uu maanta ku…

Read More »

Mohamed Salah & Jordan Henderson Oo Loo Dhalay Wiil Iyo Gabar Sagaal Bilood Ka Dib Guushii Barcelona – Isku Aad Mise?

0 Visits: 866 | Saturday February 08, 2020 - 22:23:23
Sagaal bilood iyo hal maalin ayaa laga joogaa markii Liverpool ay soo laabasahdii mucjisada aheyd sameysay kulankii semi-finalka ee ay ka adkaadeen Barcelona tartanka Champions League. Reds ayaa 3-0 looga soo badiyay lugtii hore ee semi-finalka ka dhacay Camp Nou, laakiin labo gool uu dhaliyay Divock…

Read More »

Farmaajo oo gaaray Magaalada Addis Ababa (SAWIRRO)

0 Visits: 283 | Saturday February 08, 2020 - 18:32:07
Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo), Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya ayaa galabta gaaray Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Wadanka Itoobiya. Madaxweynaha oo si diiran loogu soo dhaweeyay Garoonka Addis Ababa ayaa waxaa loo gelbiyay Aqalka Madaxtooyada, halkaasoo la fillayo inuu kula kulmo Ra'iisal…

Read More »

Ilyas Mohamud " Waxaa jira halis ah in reer Puntland gaaraan go'aan…"

0 Visits: 280 | Saturday February 08, 2020 - 18:27:01
Soomaaliya waxey ku jirtaa marxalad dowlad dhisid iyo dib u heshiisiin. Weli dalka kama jirto dowlad rasmi ah oo amniga qaranka sugi karta, dhaqaale ahaana isbixin karta.

Read More »

Askari ka tirsan ciidanka DF oo dil ka geystay Muqdisho

0 Visits: 255 | Saturday February 08, 2020 - 18:07:22
Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada caasimada ah ee Muqdisho, gaar ahaan isgoyska EX-Control Afgooye ayaa sheegaya in goor dhow lagu dilay wade mooto Bajaajle ahaa oo marayey halkaasi.

Read More »

Wasiirka Caafimaadka oo kormeertay Isbitaalka Rajab Dayib Erdogan

0 Visits: 256 | Saturday February 08, 2020 - 17:29:47
Wasiirka Caafimaadka Dr Fawziya Abiikar Nur ayaa Maanta booqasho ku tagtay Isbitaalka Rajab Dayib Erdogan (Ex Digfeer). Wasiirka ayaa kormeertay qeybta caruurta si ay ugu kuur gasho daryeelka caruurta u baahan daawaynta heerka labaad iyo seddexaad ee uu isbitaalkaas takhasusiga ah bixiyo. Wasiiradda…

Read More »

Aqalka Sare oo maanta Meel-mariyay Sharciga Doorashooyinka Dalka

0 Visits: 260 | Saturday February 08, 2020 - 16:27:01
Xildhibanada Golaha Aqalka Sare ayaa goor dhow meelmariyay Sharciga doorashooyinka Qaranka.

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo saxiixay Sharciga Baatroolka dalka

0 Visits: 217 | Saturday February 08, 2020 - 16:17:57
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Baatroolka dalka, kaddib markii Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyaddu ay soo dhammeystireen hannaankii sharci ee kaga aaddanaa dhaqan galkiisa. Madaxweynaha ayaa tilmaamay muhiimadda uu shacabka iyo Dowladnimada…

Read More »

Wafdi uu hoggaaminaayo Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray Jordan

0 Visits: 252 | Saturday February 08, 2020 - 10:29:50
Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha Golaha shacabka Ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa gaaray Magaaladda Amman ee Caasimadda Dalka Jordan. Waxaa garoonka kusoo dhoweeyay mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda Jordan Oo uu ka mid yahay guddoomiye kuxigeenka 1-aad Baarlamaanka Ee Dalka…

Read More »

Soomaaliya iyo Rwanda oo isku furaya Albaabada ganacsiga

0 Visits: 226 | Saturday February 08, 2020 - 10:25:18
Dowladaha Soomaaliya iyo Rwanda ayaa kala saxiixday heshiis la isu furayo hawada labada dal si loo sahlo ganacsiga labada dal, iyo sidoo kale isku socodka bulshada. Maxamed Cabdulaahi Salad Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada oo ku sugan dalka Rwanda ayaa heshiiskan la kala saxiixday dhigiisa dalka…

Read More »

Cabdirashiid Janan '' Aniga xabsi la ima geynin

0 Visits: 222 | Saturday February 08, 2020 - 10:15:42
Labadii sibuuc ee la soo dhaafay dowladda Soomaaliya ayaa sheegeysay inay dadaal ugu jirto sidii ay dib gacanta ugu dhigi lahayd wasiirkii Amniga ee maamul goboleedka Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan kaa soo ay sheegeen inuu ka baxsaday xabsi lagu hayay. Dad badan waxay su'aalo iska…

Read More »

Xaaf oo ku gacanseyray Warqad kasoo baxday Safiirka Mareykanka

0 Visits: 244 | Saturday February 08, 2020 - 10:09:18
War-saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug garabka Gaalkacyo Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa loogu jawaabay war qoraalka oo 5 Feberuary 2020 kasoo baxay Safaarada Mareykan ay ku leedahay Soomaaliya. Xaaf ayaa ku eedeeyay dowladda Mareykanka in ay faragalin ku heyso degaanada Galmudug,islamarkaana…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 8-FEB-2020

0 Visits: 1044 | Saturday February 08, 2020 - 09:51:09
Wasiirka Amniga Jubbaland Cab dirashid Janan oo meel fagaare ah lagu arkay Wasiirka Amniga DGJ Md.C/rashiid Janan oo ay DFS waaran lagu soo xirayo u jartay ay aa Dorraad lagu arkay duleedka M/Beledxaawo oo ku taal xadka kala qeybiya Soomaaliya iyo Kenya. Madaxweyne ku xigeenka Jubaland Md.Maxamuud Sayid…

Read More »

NEWSLETTER JANUARY 2020{DefendDefenders' Newsletter - January 2020. Check it out!}

0 Visits: 734 | Saturday February 08, 2020 - 07:17:35
2020 is an auspicious year for women's and girls' rights, as we commemorate the 25th anniversary of the Beijing Declaration – recognised as one of the most progressive roadmaps for women's and girl's rights. DefendDefenders will honour this anniversary by continuing to boost women…

Read More »