Aqalka Sare oo maanta Meel-mariyay Sharciga Doorashooyinka Dalka

0
Saturday February 08, 2020 - 16:27:01 in Wararka by
  • Visits: 265
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqalka Sare oo maanta Meel-mariyay Sharciga Doorashooyinka Dalka

    Xildhibanada Golaha Aqalka Sare ayaa goor dhow meelmariyay Sharciga doorashooyinka Qaranka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibanada Golaha Aqalka Sare ayaa goor dhow meelmariyay Sharciga doorashooyinka Qaranka.

Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ayaa dood adag ka lahaa maalmihii lasoo dhaafay Sharciga doorashooyinka.

Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa sheegay in si aqbalibiyad leh ay xildhibaanada u Ansixiyeen Sharciga.

Sharcigaan ayaa horay waxaa u meelmariyay Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu waddaa in uu saxiixo Sharciggaan si uu dhaqan galo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip