HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 9-FEB-2020

0
Sunday February 09, 2020 - 08:46:19 in Wararka by
  • Visits: 360
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 9-FEB-2020

    Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay magaalada Addis Ababa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/hi Farmaajo ayaa Shalay gaaray magaalada Adis Ababa ee caa simadda dalka Ito obiya. Md.Far maajo ayaa ka qeyb-gal aya Meertada 33-a ad ee Shirka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay magaalada Addis Ababa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/hi Farmaajo ayaa Shalay gaaray magaalada Adis Ababa ee caa simadda dalka Ito obiya. Md.Far maajo ayaa ka qeyb-gal aya Meertada 33-a ad ee Shirka Mada xda Dowladaha iyo dalalka ku mideysan Midowga Afrika oo ku qa bsoomaya Addis Ababa. Barnaamijka Meertadan oo socon doona muddo labo maalmood ah -9-10-ka bishan Feb araayo- ayaa lagaga arrinsanaya dib-u-habeyn ta hay'adaha Midowga Afrika, hirgelinta aagga ganacsiga xorta ah ee Qaaradda, xoojinta arri maha nabadda iyo amniga ee dalalka Midow ga iyo doorashada Madaxweynaha cusub ee Midowga Afrika sannadka 2020-ka. Madaxweynaha ayaa kulan doceedyo la yeelan doona Madaxda heer qaaradeed, masu uliyiinta sarsare iyo hoggaanka Hay'adaha iyo ururrada caalamiga ah ee ee ka soo qeyb gal aya Meertada 33-aad ee Midowga Africa.


Golaha Aqalka Sare oo ansixiyay Shar ciga Doorashooyinka Qaranka

      Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka So maliya ayaa Shalay ansixiyay Sharciga Doora shooyinka Qaranka, ka dib kulan ay ku yee sheen Magaalada Muqdisho.

Kulanka 35aad ee Kal fadhiga 6aad ee Gol aha Aqalka Sare oo uu shir guddoominayay Cabdi Xaashi C/hi, Gu doomiyaha Golaha Aq alka Sare ayuu ajandi hiisu ahaa akhrinta 3aad ee Hindise Sharciye edka Doorashooyinka Qaranka.

Guddomiyaha Guddiga KMG-Ka-baraan degista Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka ayaa ka hor akhriyay Golaha Aqalka Sare warbixinta akhrinta 3aad ee Hindise shar ciyeedka Doorashooyinka Qaranka.

    Senatorada Golaha Aqalka Sare ayaa cod ka u qaaday Hindise Sharciyeedkan, waxaana haa ugu codeysay 27 Senator, iyadoo ay 6 dii day, mana jirin cid ka aamustay.

       Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare ayaa na ku dhawaaqay in goluhu uu cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Sharciga Doorashooyinka Qaranka.

       Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarl amaanka Somaliya ayaa la xusuustaa inay Sharciga Doorashooyinka Qaranka meelmari yeen 28-kii bishii December ee sanadkii 2019.

Cabsida cudurka Coronavirus oo ka taagan dalka Itoobiya

      Xarunta dabagalka cudurka Coronavirus ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay tani iyo marka uu cudurka dillaacay xarunta in la soo gaars iiyeyy 29 qof oo cudurkaasi looga shakiyey.

     Wasaaradda caafimaad ka oo qabatay shir jaraa’id oo ay cudurka kaga hadley say waxay sheegtay in 29-ka qof oo cudurka looga shakiyey xarunta ay soo gaareen isla-markaana dab agal iyo hubin dheeraad ah na lagu sameeyey. Waxay na wasaaraddu sheeg tay baaritaan qoto dheer oo lagu sameeyey 29-ka qof ee xarunta soo gaaray 14 ka mid ah waxaa laga helay calaamado cudurkaasi u eg Inta si rasmi ah looga ogaanayey iney cudurk aasi qabaan iyo inkalana waxaa lagu karantii lay goob u gaar ah oo lagula socdo xaaladoda.

      Dadkaasi looga shakiyey cudurka muunad laga qaaday oo Koonfur Afrika baaritaan looga dirayna waxaa lau ogaaday 8 ka mid ka ah in ey cudurka ka bad qabaan, 3-da qof ee soo hartayna natiijada baaritaankooda K/Afrika laga sugayo.

Janan oo abaabul ka wada Beled-Xaawo

      Ciidamo ka tirsan kuwa daraawiishta dow lad goboleedka Jubbaland, islamarkaana uu hoggaaminayo wasiirka amniga maamulkaasi, Cabdirashiid Xasan Nuur (Ja nan) ayaa lagu soo warrama yaa in ma anta dhaqdhaqa aq milatari ay ka sameeyeen qey bo ka mid ah G/Gedo ee koonfurta Sooma aliya.Janan oo xir an tuutaha milatariga ayaa Shalay lagu arkay duleedka D/Beled-Xaawo.

      Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Jub baland aydoonayaan inay dib u qabsadaan degmooyinka Beled-Xaawo iyo Doolow oo dho waan ay la wareegeen ciidamo ka tirsan ku wa dowladda Soomaaliya oo diyaarado looga qaa day magaalada Muqdisho.

      Sidoo kale waxaa dhaq dhaqaaqyadaan qe yb ka ah madaxweyne ku xigeenka koow aad ee Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan oo is na ku sugan halkaasi.

       Xaaladda ayaa haatan aad u kacsan, wax aana laga cabsi qabaa inay isku dhacaan lab ada ciidan oo dhaq dhaqaaqyo iska soo horje eda ka wada halkaasi.

Tan iyo markii uu wasiir Cabdirashiid Janan ka baxsaday halkii uu ugu xirnaa dowladda ee M/Muqdisho wuxuu Gedo ka bilaabay abaabul uu uga soo horjeedo dhaq dhaqaaqyada cusub oo ay ciidam ada milatariga Soomaaliya ka wadaan gobolkaasi

Xigasho:-. CaasimadaOnline.com

Wasiirka Caafimaadka oo kormeertay Isbitaalka Rajab Dayib Erdogan

      Wasiirka Caafimaadka Dr Fawziya      Abi ikar Nur ayaa Shalay booqasho ku tagtay Isbit aalka Rajab Dayib Erdogan (Ex Digfeer).

Wasiirka ayaa korme ertay qeybta caruurta si ay ugu kuur gasho daryeelka caruurta u baah an daawaynta heerka labaad iyo 3xaad ee uu isbitaalkaas takhasusiga ah bixiyo.

     Wasiiradda ayaa ka dhagay satay dhaqaat iirta iyo howlwadeen ka warbixi nnada shaqa da, caqabadaha jira iyo dar dargalinta howlaha dar yeel bixinta caruurta.  Isbitaalka ayaa ku shaqeeya protocol iyo hishiis wada shaqayn iyo howlgalin oo ka dhex eeya labada wasaaradood Ee Caafimaad ee Turkiga iyo Somalia.

Askari ka tirsan ciidanka DF oo dil ka geystay Muqdisho

    Wararka naga soo gaaraya duleedka M/Muq disho, gaar ahaan isgoyska EX-Control Afgo oye ayaa sheegaya in goor dhow lagu dilay wade mooto Bajaajle ahaa oo marayey halkaasi.

    Dilka ayaa waxaa geyst ay askari ka tirsan ciidama da dowladda oo ku sugnaa agagaarka xerunta Asluubta oo ku dhow isgoyskaasi.

    Goobjooge ayaa Caasimada Online u sheeg ay in marxuumka uu ku dhintay isla goobta, ka dib markii ay rasaasta uu furay askariga ka hal eeshay qeybaha sare ee jirkiisa.

    Sidoo kale waxaa goobta ku sugnaa cii damo kale oo ka tirsan kuwa dowladda oo ku mashquulsanaa furista wadada oo uu xilligaasi ka jiray jaam xoogan.

     Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in markii dambe ay meydka goobta ka qaade en dad shacab ah, mana cadda in la qabtay as karigii dilka geystay iyo in kale.

     Inta badan ciidamada dowladda ayaa dilal u geysta dhallinyarada kaxeysa mootooyinka Baj aaj-ta ee ka shaqeysa M/ Muqdisho, waxaana marar badan darawalladaasi ay banaanbaxyo cabasho ah ka dhigeen degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir

Xarun ay lahayd Shabaab oo duqeyn "lagu burburiyey”

       Milatariga Mareykanka ayaa tafaasiil dhe eri ah ka bixiyey 2 duqeyn oo 6-dii Febraayo, 2020, ay ka fuliyeen nawaaxiga M/Jilib ee gob olka Jubada Dhexe.

    Qoraal kasoo baxay taliska AFRICOM ayaa lagu sheegay in lala eegtay fariisimo ay Al-Sha baab ku lahayd halkaas. Bayaanka ayaa lagu sheegay in xarun ay Al-Shabaab lahayd "si weyn loogu burburiyey mid kamid ah duqey maha”.

    "Laba kamid ahaa Al-Shabaab ayaa ku dha awacmay labadda duq eyn,” ayuu raaciyey war -saxaafadeedka. Talika Mareykan ka ee qaarad da Afrika ayaa meesha ka saarey in waxyeelo soo gaarey shacab ay ka dha sheen howlgal ka.

    Dhanka kale, ma jiro wax war ah oo ku saab san sheegashadda Mareykanka oo kasoo ba xay dhanka Al-Shabaab.

     Afar maalmood ka hor ayay ahayd markii duqeyn Mareykanka uu ka geystay degaano ka tirsan Jubada Hoose la xaqiijiyey in lagu di lay dagaalame ka tirsanaa xoogaga xiriirka la leh Al-Qaacida.


Wasiir Xuseen oo Mas’uuliyiin kala duwan kula kulmay Berlin

    Wafdi uu hogaaminayo Md. Xuseen Maxam ud Sh/ Xuseen Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee JFS oo ka qeybgalay Shir weynaha Caalamiga ah ee 12-aad ee Wasiirr ada Cuntada iyo Beeraha ee Golaha Cuntada iyo Beeraha Aduunka oo ka dhacay  Dalka Ja rmalka ayaa la kulmay mas ’uuliyiin kala duwan oo ay ka mid ahaayeyn Wasiirka Cuntada iyo Beeraha ee Dalka Jarm alka Julia Klöck ner iyo Madaxa Hay’adda Cuntada Adduunka ee (FAO) Qu Dongyu Iyo Wasiirro Kale Md Xuseen Maxamuud Sh.Xus een Wasiirka Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Soomaaliya ayaa mas’uuliyiinta uu la kulmay kala hadlay xoojinta xiriirka kala dhaxe eya Soomaaliya iyo inay gacan ka geystaan dhiirig elinta iyo garab istaagaan wax-soo saar ka iyo dhoofinta Cuntada Soomaaliyeed, sida Xoola ha, Dalagga Beeraha iyo Kalluumeysi ga, loona baahanyahay in laga taakuleeyo dhi nacyada qalabka iyo tababrsiinta si sare loogu qado aqoontooda, ayna ula jaanqaadaan isti cmaal ka tiknolojiyadda casriga ah ee Horumar inta Wax soosaarka loogu talogalay si uu dal keeno u gaaro isku filnaansho dhanka cuntada ah oo dhameystiran.

     Dhinaca kale kulanka Wasiirka iyo Madaxa Hay’adda Cuntada Adduunka (FOA) ayaa wax ay kaga wada hadleen sidii kor loogu qaadi la haa wax soorka Cuntada, lana horumariyo Ca afimaadka Xoolaha, Daaqa, Dib u dhiraynta Dhulka laga xaalufiyay Dhirta iyo in si gaar ah loogu kaalmeeyo D/Soomaaliya ka hortagga Ayaxa oo dhibaato ba’an ku haya Deegaanno farabadan oo dalka ka mid ah, kaa soo inta badan aafeeyay dalagyadii ka soo go’ayay be eraha iyo dhulka Daaqsinka ah ee Xoolo dhaq atada Soomaaliyeed ku nool yihiin.

     Wasiir Xuseen Maxamud Sh  oo la kulmay Wasiir Ku-xigeenka Beeraha iyo Xoolaha Dow ladda Sacuudiga Dr.Hamad Al -Batshaan ayaa waxay isla garteen in la xoojiyo kor uqaadista Dhoofka Xoolaha Soomaliyeed, isla markaana ay sidhow uga wada shaqeeyaan sidii xanib aadda looga qaadi lahaa dhoofka Xoolaha no ol ee Soomaaliya waqtiga Xajka ah ee sanadk an 2020.Ugu dambeyn Wasiir Xuseen Maxam uud Sheekh Xuseen ayaa dhamaan madaxdii uu la kulmay u bidhaamiyay in Soomaaliya oo hodan ku ah Xoolaha, Beeraha iyo Kalluumay siga ay diyaar u tahay inay dunida la jaan qaa ddo, isla markaana wax soo saarkeeda tayada badqabka leh ay u iibgeyso dalal badan oo xi riir ganacsi la leh, si loo helo kobac dhaqaale iyo shaqo abuur ay ka faa’iideystaan dhallinya rada Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Soomaaliya oo saxiixay Sharciga Baatroolka dalka

      Madaxweynaha D/F/Soomaaliya Maxa med C/hi Farmaajo ayaa saxiixay Shar ciga Ba atroolka dalka, ka dib markii 2da Aqal ee Baa rlamaanka Jamhuuriyaddu ay soo dha mme ystireen hannaankii sharci ee kaga aad danaa dhaqan galkiisa. Madaxweynaha ayaa tilmaam ay muhiima dda uu shacabka iyo Dowl adnimada Soomaaliyeed u leeyahay sharcigan oo hagaya xuquuqda muwaadiniinteennu ay u leeyihiin in looga faa’iideeyo khayraadka cee gaaga dhulkeenna, isaga oo xeyndaab u noqo naya, kana ilaalinaya takri-falka, damaca shish eeye iyo musuqmaasuqa.

       Sidoo kale, meel-marinta Sharciga Baatro olka JFS waxa ay maalgashadeyaasha caala miga ah u muujinay saa sida ay uga go’an tahay Dowladda iyo shacabka Soomaaliy eed ka miro-dhalin ta hiigsigooda ku aaddan xasi lloonida dalka iyo inay wadajir ugu tallaa baan Guga barwaaqo-sooranka iyo horumarka

  Madaxweyne Maxamed C/hi Farmaajo ay aa Guddoonka 2da Aqal ee Baarlamanka Fed er aalka Soomaaliya, Golaha Xukuumadda, Xil dhibaannada iyo dhammaan khubaradii Soom aaliyeed ee qaybta ka qaatay uga mahad celiy ey dadaalka ay galiyeen sharcigan dhaxal reeb ka ah.

   Sharciga Baatroolka ee uu meelmariyey Ma daxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku saleysan sharciyaddii Batroolka iyo macdanta dalka, das tuurka iyo Heshiiska Lahaanshaha, Maamulka iyo Wadaagga Kheyraadka Dabiiciga ee lagu saxiixay Baydhabo.

     Qaar kamid ah dowlad goboleedyada Soo maaliya ayaa horey u diiday sharcigaan, iya goo ku tilmaamay inuu horseedayo isqab qabsi iyo colaad sokeeye.

Arday farriin culus u dirtay ma daxwey ne Deni iyo wasiirkiisa waxbara shada

      Ardayda wax ka barata dugsiga sare ee Bo saso Public secondary school oo kamid ah du gsiyada dowliga ah ee Puntland, ayaa sheeg ay inay u baah an yihiin shahaa da da dowlad da Soomaaliya bix iso, Puntlan dna aysan ku ciyaar in mustaqbalka arday muddo 12 sanno wax soo baranayay.

       Ardayda ayaa hadalkaan saxaafada ka sheegay wax yar kadib, markii uu dugsigaas booqasho ku tagay wasiirka waxbarashada Puntland oo ardayda kala hadlayay inaanay welwel ka muujin arinta shahaadada ayna ku kalsoonaadaan maamulkooda.

       Balse, ardayda oo fursad u helay inay si gaar ah ula hadlaan cod baahiyaha warbaahin ta ayaa sheegay inay doonayaan in ay lamid noqdaan ardayda kale ee Soomaaliyeed isla markaana ay la galaan hal imtixaan oo miday san. Waxay ardaydu walaac weyn ka muujiye en khilaafka waxbarashada ee 2da dhinac, iya goo caddeeyay inaanay diyaar u ahayn in mus taqbalkooda muran la galiyo ayna kasoo horje edaan wax walba oo dhaawacaya himiladooda iyo midnimada Soomaaliyeed.

     Tan iyo markii uu bilowday khilaafka dhin aca waxbarashada Puntland iyo dowladda fed eralka, arday badan oo Puntland wax ku barta ayay walaac xoogan ku abuurtay arrintaan, wa xaana sidoo kale lamid ah waaladiinta ilmaho oda garab taagnaa mudadaas.

Qaban-qaabada kulanka taariikhiga ee Mohamed Bin Salmaan iyo Netanyahu   

     Dowladda Mareykanka ayaa isku dayeysa inay kulan ka dhacaya M/Qaahira horaan ta bisha March isugu keento R/wasaraaha Isra el Benjamin Netanyahu iyo dhaxal-sugaha Sac uudiga Mohamed Bin Salman, waxaa sida as wariyey wargeys ka Israel Hayom.

    Diblomaasiyiin Car ab ah ayaa u sheeg ay wargeyska Israel Hayom in muddo sanad ah ay wada-hadallo u socdeen saraakiil Mareyk an, Israel iyo Sacuudi yaan ah, kuwaasi oo uu dhex-dhexaadi nayey xoghaya ha arrimaha dib edda Mareyk anka, Mike Pom peo.

     "Maalmihii dhowaa waxaa aad u xoogeystay wada-hadallada Washing ton, Israel, Masar iyo Saudi Arabia, si loo aga asimo kulanka Qaa hira oo dhacaya 7baadya da soo socda, xitaa ka hor doorashada Israel, oo dhaceysa 3-da March,” waxaa sidaas warg eyska u sheegay diblomaasi sare oo Carab ah.

      Diblomaasiyiinta ayaa sheegay, in marka laga reebo Masar oo marti-gelineysa kulanka, ay sidoo kale ka qeyb-geli doonaan dalalka Im aaraadka Carabta, Sudan, Bahrain, iyo Oman.

Ilo-wareedyo Carab ah ayaa u sheegay Israel Hayom, in sidoo kale kulanka lagu casuumay boqorka Jordan Abdullah, balse uu doonayo in sidoo kale la casuumo hogaamiyaha Falastiin iyiinta Maxamuud Cabaas. ayaa muujiyey inaa nu diyaar u ahayn inuu aqbalo caasuumaddas.

     Saudi Arabia iyo dalal dhowr ah oo ku yaa lla Khaliijka ayaa sanadihii dhowaa billaabay inay xiriir hoose la yeeshaan Israel, taasi oo sare u qaaday walaaca laga qabo inay doonay aan xiriir rasmi ah oo ay la yeeshaan Israel, isl amarkaana dhinaca isaga riixaan Falastiiniyiin ta u dagaalamaya inay dal helaan.

     Mohamed Bin Salman ayaa la rumeysan ya hay inuu doonayo inuu cayaaro door la mid ah kii madaxweynihii hore ee Masar Anwar Sadat, oo uu noqdo hoggaamiyaha Carbeed ee ugu horreeya ee toos xiriir ula yeesha Israel.

     "Mohamed Bin Salman waxa uu ka mid yah ay jiil cusub, oo agtooda aysan ku weyneyn ta ariikhda, islamarkaana aan wax calool dabac ah u hayn Falastiiniyiinta. Marar badan ayuu si dan muujiyey,” waxaa sidaas yiri ilo-wareed la hadlay wargeyska Middle East Eye.

     Toddobaadkii tegay, maamulka Trump ay aa shaaca ka qaaday "heshiiska qarniga” ee muranka badan dhaliyey, kaasi oo inta badan dhulka Falastiin loogu gacan gelinayo Israel. Saudi Arabia ayaa ka mid ah dalalka Carbeed ee sida weyn u taageersan qorshahan.

Guddiga doorashooyinka Puntland oo kulamo ka bilaabay Boosaaso

      Guddiga KMG ee doorashooyinka Puntl and ayaa Shalay oo ah 8/2/2020 waxay shir ku la yeesheen xarunta  M/Bosaso mas’uuliyiinta degmada, kuwa Gobolka iyo golaha degaanka G/Bari oo uu ugu horreeyo guddoomiyaha Go bolka Md.Cabdisamad Yuusuf Maxammed iyo duqa degma da Bosaso Cabdisalaan Ba shiir.

    Guddiga ayaa  intii kulankaasi socday wa xa uu mas’uuliyiinta la wadaagay jadwalka doora shooyinka dowladaha hoose ee Puntland iyo guud ahaan qorshaha hirgelinta hannaan ka doorashooyinka xorta ah ee qof iyo cod Guddoonka G/Bari ayaa soo dhaweeyay hii gsiga& qorshaha guddiga ee doorashoyinka xorta ah.


DF oo soo furatay carruur ay si ‘qasab ah’ ku askareysay Al-Shabaab

    Maamulka G/Bakool ayaa ka warbixiyey ho wlgal ay ciidanka Xoogga dalka ku soo furteen carruur la sheegay in si qasab ah lagu askare eyey oo kooxda Al-Shabaab ku tababareysay deegaan hootaga gobolkaasi.

     Guddoomiyaha amniga ee degmada Xudd ur, Md.Ibraahim Isaaq Ibraahim (Shaati) oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in caruurtaasi oo gaaraya illaa 8gacanta lagu soo dhigay, kuwaas oo lagu heystay deegaan ka Doodaali ee gobolka Baay.

     Sidoo kale wuxuu tilmaamay in carruurtaasi inta badan si xoog ah looga qafaashay dhulka miyiga ah ee gobolka Bakool.             Mr. Ibraahim Shaati ayaa sidoo kale intaasi ku daray in u jee dka uu ahaa in carruurtan yar yar loo adeed sado dagaalka ay dalka ka wado kooxdaasi.

     Xilliga la qabanayey ayuu sheegay in ay la socdeen mootooyin nooca 3 lugleyda ah oo marayey inta u dhaxeysa deegaannada Abal iyo Labaatan-Jirow, isaga oo carrabka ku dhuft ay in sidoo kale lala qabtay 2 darwal oo kaxe ynayey mootooyinkaasi.

     Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in haatan carruurta lagu hayo saldhigga Booliska Xuddur, halkaasi oo su’aalo lagu weydiinayo.

Shil Gaari oo ka dhacay meel Diridhabe u dhaw

       16 qof ayaa ku geeriyootay shil gaari oo galinkii hore ee Shalay ka dhacay goobta lagu magacaabo Laas-dheere oo 20 km u jirta mag aalada Diridhabe.

      Sida dad goob joo ga yaal ah u Sheegeen war baahinta shilkan ayaa yi mid kadib markii ay isku dhaceen 3 basaska yary ar ee caasiga iyo 2 gawaarida waawayn ee is jiidka loo yaqaano, waxaana dhaawacyo culusi soo gaareen 5 qof halka 7 kalena dhaawacyo fudud soo gaareen.

Askari dad ku gumaaday Bangkok

      Wararka ayaa sheegaya in askariga uu dad badan ku laayay aagga magaalada Nakh on Ratchasima oo sidoo kale loo yaqaano Korat taasi oo dhacda waqoo yi-bari Bangkog.

Afhayeen u hadlay Wasaar adda Difaaca ayaa BBC-Thai u sheegay in Jakraphanth Thomma uu weeraray taliyihi isa ka hor inta uusan toogasho ka fulinin xero milatari, Macbad Budista ah iyo xarun laga du kaameysto.

     Askariga looga shakinsan yahay inuu falkan geystay ayaa waxaa la sheegeeya inuu isku qarinayo gudaha xarunta laga dukaameysto.

Warbaahinnada maxalliga ah ayaa soo werin aya in ugu yaraan 12 qof ay dhinteen, waxa ana weli socda weerarka.

    Muuqaalo iyo sawirro lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya goobta ay toogash ada ka dhacday oo u dhaw xarunta laga duka ameysto.

     Maamulka ayaa xiray xarunta iyagoona isku dayaya iney gacanta ku soo dhigaan ninka we erarka soo qaaday, kaasi oo la sheegay inuu ku dhuumaaleysanayo gudaha dhismaha. Bool iska ayaa dadka ku boorriyay iney dadka gur yahooda ku nagaadaan.

       Illaa haatan ma cadda u jeeddada ka dam beeysa weerarka balse askariga weerarka fuliy ay ayaa cinwaannadiisa baraha bulshada ku baahiyay xilliga weerarka iyadoo bartiisa Face book-na uu soo dhigay codsi ah inuu isa soo dhiibi karo iyo in kale.

       Mar hore ayuu soo dhigay sawir bastoolad iyo 3qasnadood oo rasaas ah, waxaa sidoo ka le uu cod ahaan ku yiri: ''Waa xilligii la farxi lah aa.'' Bartii uu kulaa Facebook ayaa haatan la xidhay.

      Wargeyska Bangkok Post ayaa sheegay in taliyaha la dilay ahaa Kornayl Anatharot Kras ae iyo in dadka la dilay ay ku jirto haweewayn 63 jir ah.

       Af-hayeen u hadashay Ra'isal Wasaare Prayuth Chan-ocha ayaa sheegtay in uu xaa ladda aad ula socdo oo waxaanu tacsi u diray qoysaska dadkaa la laayey.

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo sheegay in Gedo weerar lagu soo qaaday

      Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jub baland Maxamuud Sayid Aadan oo Warbaahi nta kula hadlay M/Beledxa awo ayaa sheegay in Ciid amo ka tirsan dowladda dhe xe ee Soo maaliya ay wee rar kusoo qaadeen degma da Baledxaawo.

      Waxaa uu sheegay in dowladda dhexe ee Soomaaliya ay dooneyso in ay burburiso ma amulka Jubbaland. Waxaa uu sheegay inay nasiib daro tahay in Shalay Ciidamada Jubbal and iyo kuwa dowladda ay ku dagaallamaan degmada Beledxaawo.

    Md.Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in Mas’uuliyadda dowladda Soomaaliya gaar ahaan Madaxweynaha ay taariikhdu u diwa angalinta.

       Xildhibaanada ka soo jeedda Gedo ayaa dhawaan ku eedeeyay dowladda dhexe ee So omaaliya inay Ciidamo ay ka qaaday Muqd isho geysay gobolka Gedo si ay xiisad uga abu uraan degmooyinka gobolka Gedo.

Juxa oo taageeray Siciid DENI, soona dha weeyey shirka wadatashiga Puntland

      Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha So omaaliya, Cabdi Faarax Siciid (Juxa) oo ka ha dlayey arrimaha Puntland ayaa soo dhaweey ey shirweynaha wadatashiga ee uu Dorraad ku dhawaaqay madaxweynaha maamulkaasi, Sici id Deni.Juxa oo qoraal kooban soo dhigay bar tiisa Facebook-ga ayaa sheegay in khudbadda Deni lagu soo aadiyey, xilligii ugu haboonaa ee laga tashan lahaa yaaha dambe ee Puntland.

       Sidoo kale siyaasagaan ayaa tilmaamay in dooda ku aadan dowladnimada Soomaaliya iyo qaabka loo wajahayo ay tahay mid soo da ahday oo loo baahnaa in la qabo xilli hore. Wu xuu sidoo kale Juxa intaasi ku daray in muhiim ay tahay in 22-sano kadib markale dadka reer Puntland ay is-dultaagaan Soomaaliyada cus ub.Hadalkaan ayaa ku soo aadaya, iyadoo sha lay madaxweyne Deni uu shaaciyey shirweyne wadatashi ah oo Garoowe ka dhici doono 15-ka bisha Maarso ee sannadkan 2020-ka.

Halkaan hoose ka aqriso qoraalka siyaa siga Cabdi Faarax Siciid Juxa:

     Go’aanka golaha xukuumadda Puntland ee Shalay iyo khudbadda Madaxweyne Deni wax ay kusoo aadeen xilli ku habboon. In reer Pun tland talo buuxda iyo wadatashi ka yeeshaan hannaanka Dawladnimada Somaliya iyo qaab ka loo wajahayo waa dood soo daahday, loona baahan yahay in laga fara buuxsado.

       In Somaliyada cusubi u ekaato tii duntay ee taladu gacanta qur ah ku jirtey (Centralized City State Government), iyo inay noqoto mid wax badan kakala leeyahay oo taladu daade gto, waxna la wadaago oo midnimada iyo wad ajirka guud la ilaaliyo (Confederal or Federal system) sidii horey loogu heshiiyey ayey tahay in reer Puntland 22 sano kadib markale is-dultaagaan. Wadatashi wacan reer Puntland.

BOGGA CAYAARAHA

Mohamed Salah & Jordan Henderson Oo Loo Dhalay Wiil Iyo Gabar Sagaal Bilood Ka Dib Guushii Barcelona – Isku Aad Mise?

     9bilood iyo hal maalin ayaa laga joogaa markii Liverpool ay soo laabasahdii mucjisada aheyd sameysay kulankii semi-finalka ee ay ka adkaadeen Barcelona tartanka Champions League.

     Reds ayaa 3-0 loo ga soo badiyay lugtii ho re ee semi-finalka ka dhacay Camp Nou, laakiin labo gool uu dhali yay Divock Origi ayaa ka caawisay Liverpool i



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip