Farmaajo oo gaaray Magaalada Addis Ababa (SAWIRRO)

0
Saturday February 08, 2020 - 18:32:07 in Wararka by
  • Visits: 286
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farmaajo oo gaaray Magaalada Addis Ababa (SAWIRRO)

    Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo), Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya ayaa galabta gaaray Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Wadanka Itoobiya. Madaxweynaha oo si diiran loogu soo dhaweeyay Garoonka Addis Ababa ayaa waxaa loo gelbiyay Aqalka Mada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo), Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya ayaa galabta gaaray Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Wadanka Itoobiya. Madaxweynaha oo si diiran loogu soo dhaweeyay Garoonka Addis Ababa ayaa waxaa loo gelbiyay Aqalka Madaxtooyada, halkaasoo la fillayo inuu kula kulmo Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed.

Madaxweynaha Somaliya ayaa waxaa lagu wadaa inuu Magaalada Addis Ababa kaga qaybgalo Shir Madaxeedka Midowga Afrika.

Socdaalka uu maanta Madaxweyne Farmaajo ku tagey Magaalada Addis Ababa ayaa ku soo aadaysa, sanad guuradii 3aad ee ka soo wareegatay markii xilka loo doortay.

Farmaajo ayaa 8-dii bishii February ee sanadkii 2017 loo doortay inuu noqdo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, ka dib doorasho adag oo ka dhacday Magaalada Muqdisho.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip