Wafdi uu hoggaaminaayo Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray Jordan

0
Saturday February 08, 2020 - 10:29:50 in Wararka by
  • Visits: 255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafdi uu hoggaaminaayo Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray Jordan

    Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha Golaha shacabka Ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa gaaray Magaaladda Amman ee Caasimadda Dalka Jordan. Waxaa garoonka kusoo dhoweeyay mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda Jordan Oo uu ka mid y

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha Golaha shacabka Ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa gaaray Magaaladda Amman ee Caasimadda Dalka Jordan. Waxaa garoonka kusoo dhoweeyay mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda Jordan Oo uu ka mid yahay guddoomiye kuxigeenka 1-aad Baarlamaanka Ee Dalka Jordan Ibrahim Al-Qur'an. Wafdiga guddoomiyaha ayaa ka qeyb geli doona shirka 30-aad ee deg dega ah oo ay yeelan doonaan Midowga Baarlamaanadda Aduunka qeybtiisa carabta kaasoo looga hadli doono heshiiskii qarniga ee uu dhowaan ku dhawaaqay Trump.







Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip