Wararka

Laamaha Amniga Guriceel oo Amaro soo saarey

0 Visits: 265 | Friday April 10, 2020 - 20:03:30
Laamaha Ammaanka degmada guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay soo saareen Amaro culus oo dhinaca Amniga ah,kaas oo ku socda shacabka ku nool degmadaasi Guriceel. Taliyaha Booliska degmada Guriceel Daahir Faarax oo amaradaas Warbaahinta u Akhriyey ayaa sharaxay Amarada ay soo saareen oo ka kooban…

Read More »

Maamulka Magaalada Dhuusamareeb oo Amaro soo saarey

0 Visits: 241 | Friday April 10, 2020 - 20:00:51
Maamulka dowlada Hoose Caasimadda Galmudug Ee Magaalada Dhuusamareeb Gaar ahaan xafiiska Amniga & siyaasada ayaa soo saarey amar ku saabsan in Dadka leh xoolaha ku dayacan wadooyinka Caasimada in Muddo 48 saacadood godahood ah ay ku xareystaan xoolahooda. Guddoomiye kuxigeenka Amniga Magalada Dhuusamareeb…

Read More »

Xildhibaan laga laga helay Cudurka Coronavirus

0 Visits: 233 | Friday April 10, 2020 - 19:54:34
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle ayaa la xaqiijiyey in laga helay Cudurka Coronavirus,kaas oo lagu Magacaabo Xildhibaan Khaliif Muumin Tooxow. Wasiirka Warfaafinta Maamulka Hir-Shabeelle Maxamewd Cabdiraxmaan Ex-Kaabe ayaa xaqiijiyey in Cudurka Corona laga helay Xildhibaan…

Read More »

Dunidu waxay gashay hoos u dhacii dhaqaale ee ugu darnaa tan iyo 1930-kii.

0 Visits: 242 | Friday April 10, 2020 - 19:50:58
Feyraska safmarka ah ee Corona, wuxuu ku keenay korriinkii dhaqaalaha dunida inuu galo xaalad hoobad ah sannadkan. Sida ay ku qaylo-dhaantay Madaxa hay'adda Lacagta Adduunka, ee (IMF).

Read More »

Wasiir Goodax Barre oo walaac ka muujiyey faafida Coronavirus

0 Visits: 290 | Friday April 10, 2020 - 19:48:35
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa shaaciyay in haddii cudurkani uu dalka ku faafo aysan jirin awood looga hortagi karo balse ay habboon tahay in marka hore bulshadu ay la timaado Alla bari . Wasiirka ayaa xusay in uu aad uga walaacsanahay…

Read More »

Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Cadde oo maaanta lagu aasay magaalada London.

0 Visits: 248 | Friday April 10, 2020 - 19:42:13
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada London ee dalka Ingiriiska lagu aaso Allaha u Naxariitee reysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde , kaas oo 1-dii bishan April cudurka Covid19 ugu geeriyooday dalkaasi Ingiriiska. Nuur Cadde ayaa in muddo ah kula daalaa dhacayay cudurka Coronavirus,…

Read More »

C/raxmaan C/Shakuur oo farriin Culus u direy Madaxda Dowladda

0 Visits: 279 | Thursday April 09, 2020 - 20:28:41
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ahna hoggaamiyaha Xisbiga wadajir ayaa Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya u direy farriin ka kooban todobo qodob oo looga hortagayo Cudurka Coronavirus. Siyaasiga oo soo dhigey Qoraal dheer Bartiisa Facebok ayaa waxaa uu ka codsadey Madaxda sare ee dwoladda…

Read More »

SAWIRRO:-Wasiir Beyle oo ka qeyb-galay Shir ay yeesheen Wasiirada IGAD

0 Visits: 258 | Thursday April 09, 2020 - 20:25:22
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta ka qeyb-galay shir ay hab Muuqaal ah( Video Converenc) u yeesheen Wasiiradda Maaliyadda Wadamada IGAD. Shirka ayaa waxaa looga hadley sidii looga hortegi lahaa caqabadaha dhaqaale ee uu sababey Cudurka Coronavirus…

Read More »

Mogadishu Mayor contradicts govt', says 'many have died' of COVID-19

0 Visits: 703 | Thursday April 09, 2020 - 20:21:23
Banaadir Governor Omar Filish has warned the spread of COVID-19 could be higher in Mogadishu than the official reports by the government noting 'many people have died'. The governor who also doubles up as the mayor of Mogadishu said Thursday the he knows a number of people who have contracted…

Read More »

Guddoomiyaha Gobolka Sh/Hoose oo sheegay in uu dhow yahay xal ka gaarista colaadda Wanla weyn.

0 Visits: 230 | Thursday April 09, 2020 - 20:18:26
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha hoose Ibraahim Aadan Cali ayaa sheeegay in lagu tallaabsaday guullo hor dhac ah ka dib markii la kala qaaday kooxihii ku dagaalamaayey halkaasi.

Read More »

Booliska & Nabad Suggida Galmudug oo gudaha u galay Baxdo (SAWIRRO)

0 Visits: 299 | Thursday April 09, 2020 - 20:14:52
Ciidamada Booliska iyo Nabad Suggida Galmudug oo wata gaadiidka dagaalka ayaa gudaha u galay Deegaanka Baxdo ee Gobolka Galgaduud, iyagoona xalay illaa saaka hawlgalo amni xaqiijin ah ka sameeyay. Labada ciidan ayuu ujeedkoodu ahaa in ay hawlgalada kaga hortaggaan kooxaha lagu eedeeyo inay dadka dhibaateeyaan,…

Read More »

Pakistan oo soo ridday diyaarad ay leedahay India

0 Visits: 285 | Thursday April 09, 2020 - 20:08:53
Ciidamada Pakistan ayaa sheegay in diyaarad aan duuliye lahayn (Drone) oo ay leedahay India ay kusoo rideen Kashmir, ayada oo ay sii korortay xiisadda ka dhe oogan labada dal ee ka taagan xuduudda dhulka lagu muransan yahay. Sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay garabka warbaahinta ee ciidamada, diyaaradda…

Read More »

Xaaf oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb, kaddib safar kooban uu ku tagay Gaalkacyo

0 Visits: 234 | Thursday April 09, 2020 - 20:03:58
Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xalay dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb, kaddib markii maalin ka hor uu safar lama filaan ah uu ku tagay Gaalkacyo, kaasoo ahaa mid kooban. War ka soo baxay Xafiiska Madaxweynihii hore Galmudug ayaa lagu sheegay in sababaha uu dib ugu…

Read More »

Muuse Biixi oo sheegay in Somaliland diyaar u tahay wada-hadallada DFS

0 Visits: 239 | Thursday April 09, 2020 - 19:57:34
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ay hareero joogaan shir-guddoonka goleyaasha guurtida iyo wakiillada,Saleebaan Maxamuud Aadan iyo Baashe Maxamed Faarax iyo guddoomiyeyaasha axsaabta mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID, ayaa maanta si wada-jir ah shacabka ula hadlay, waxana ay si xeeldheer…

Read More »

Maamulka Gobolka Banaadir oo baaraya qof kasta oo ku dhinta Muqdisho

0 Visits: 223 | Thursday April 09, 2020 - 19:51:25
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray amar lagu baarayo qof kasta oo ku dhinta Muqdisho, si loo hubiyo haddii uu u geeriyooday cudurka Coronavirus iyo in kale. Guddoomiye kuxigeenka Gobolka Banaadir ee dhanka Arrimaha bulshada Basma Caamir ayaa shaacisay in amarkan loogu tala galay sidii loo xakameyn…

Read More »

Qofkii ugu horreeyay oo Corona Virus ugu dhintay Jabuuti

0 Visits: 256 | Thursday April 09, 2020 - 19:43:13
Dowladda Jabuuti waxa ay xaqiijisay geeridii ugu horreysay ee coronavirus sababay , Sida lagu shaaciyay Bayaan ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka dalka Jabuuti. Bayaanka ayaa lagu sheegay in hadda Corona uu sa meeyay ​​140 qof , isla markaana ay ka bogsadeen 28 qof. hase yeshee Wasaarada ayaa dadweynaha…

Read More »

Madaxa ha'yadda WHO oo ku baaqay in aanan la siyaasadeyn la dagaallanka Covid-19.

0 Visits: 229 | Thursday April 09, 2020 - 19:41:00
Madaxa Ha'yadda Caafimaadka Adduunka ayaa ku baaqay in loo midoobo dagaalka lagu la jiro cudurka Coronavirus xilli ha'yadda uu madaxa ka yahay ay dhaleeceen kala kulantay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

Read More »

Dhageyso:-Guddoomiye Filish"Dad aan aqaan oo dibadda ka imaan ayaa u dhintey Coronavirus"

0 Visits: 296 | Thursday April 09, 2020 - 19:29:12
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Finish) ayaa sheegay in Cudurka uu soo gaarey Soomaaliya,isla markaana ay u dhinteen dad uu yaqaanno,kuwaas oo aan dibadda ka imaan. Waxaa uu sheegay Guddoomiye Cumar Finish sheegay in Cudurka Conavirus uu yahay mid halis…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 9-4-2020

0 Visits: 378 | Thursday April 09, 2020 - 09:52:59
DF oo shaacisay in Coronavirus uu ku dhex faafayo bulshada Muqdisho iyo kiisas cusub oo la helay War-Saxaafadeed ka soo baxay wasaar adda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sha aciyey in cu durka Coronavirus uu ku faa fayo gudaha dalka, gaar ah aan magaalada caas imadda…

Read More »

Xiriirka kubbadda Cagta oo munasabad duco ah u sameynaya cayaaryahano qaran oo dhawaan geeriyooday.

0 Visits: 2796 | Thursday April 09, 2020 - 07:53:02
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta ayaa munaasabad duco ah u sameynaya cayaaryahano qaran oo dhawaan geeriyooday, sida uu shaaciyay, xafiiska warfaafinta xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya.

Read More »