Laamaha Amniga Guriceel oo Amaro soo saarey

0
Friday April 10, 2020 - 20:03:30 in Wararka by
  • Visits: 265
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laamaha Amniga Guriceel oo Amaro soo saarey

    Laamaha Ammaanka degmada guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay soo saareen Amaro culus oo dhinaca Amniga ah,kaas oo ku socda shacabka ku nool degmadaasi Guriceel. Taliyaha Booliska degmada Guriceel Daahir Faarax oo amaradaas Warbaahinta u Ak

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laamaha Ammaanka degmada guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay soo saareen Amaro culus oo dhinaca Amniga ah,kaas oo ku socda shacabka ku nool degmadaasi Guriceel. Taliyaha Booliska degmada Guriceel Daahir Faarax oo amaradaas Warbaahinta u Akhriyey ayaa sharaxay Amarada ay soo saareen oo ka kooban dowr qodob,kuwaas oo kala ah. 1:in laamaha Ammaanka ay la wareegayaan hub kasta oo Sharci darro ah oo laamaha Amniga laheyn ee la qabta. 2: In Magalada ay mamnuuc ka tahay in lagu dhex wato Gaadiidka Muraayadaha Madow leh,cidii lagu arkaana tallaabo laga qaadi doono. 3: In Cid kasta ama gaadiid kasta ee doonaya in uu aado deegaannada ay maamulaan Al-Shabaab ama ka yimaada inay kusoo wargeliyaan Al-laamaha Ammaanka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip