Madaxa ha'yadda WHO oo ku baaqay in aanan la siyaasadeyn la dagaallanka Covid-19.

0
Thursday April 09, 2020 - 19:41:00 in Wararka by
  • Visits: 229
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxa ha'yadda WHO oo ku baaqay in aanan la siyaasadeyn la dagaallanka Covid-19.

    Madaxa Ha'yadda Caafimaadka Adduunka ayaa ku baaqay in loo midoobo dagaalka lagu la jiro cudurka Coronavirus xilli ha'yadda uu madaxa ka yahay ay dhaleeceen kala kulantay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxa Ha'yadda Caafimaadka Adduunka ayaa ku baaqay in loo midoobo dagaalka lagu la jiro cudurka Coronavirus xilli ha'yadda uu madaxa ka yahay ay dhaleeceen kala kulantay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

     Tedros Adhanom Ghebreyesus wuxuu ku baaqay in aanan wax siyaasad ah la gelin dadaallada looga hortaggayo cudurka Covid-19 isla markaana arrintaas lasoo afjaro.

     Trump wuxuu sheegay inuu joojin doono maaligelintii uu Mareykanka siin jiray ha’yadda.

     Wuxuu ku eedeeyay Ha’yadda Caafimaadka Adduunka inay u shaqeyso Shiinaha.

     Dr Tedros wuxuu beeniyay hadallada uu jeediyay Trump isla markaana sheegay in dal kasta ay u adeegaan xilli dunida ay la dagaallameyso cudurka Covid-19.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip