Qofkii ugu horreeyay oo Corona Virus ugu dhintay Jabuuti

0
Thursday April 09, 2020 - 19:43:13 in Wararka by
  • Visits: 255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qofkii ugu horreeyay oo Corona Virus ugu dhintay Jabuuti

    Dowladda Jabuuti waxa ay xaqiijisay geeridii ugu horreysay ee coronavirus sababay , Sida lagu shaaciyay Bayaan ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka dalka Jabuuti. Bayaanka ayaa lagu sheegay in hadda Corona uu sa meeyay ​​140 qof , isla mar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Jabuuti waxa ay xaqiijisay geeridii ugu horreysay ee coronavirus sababay , Sida lagu shaaciyay Bayaan ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka dalka Jabuuti. Bayaanka ayaa lagu sheegay in hadda Corona uu sa meeyay ​​140 qof , isla markaana ay ka bogsadeen 28 qof. hase yeshee Wasaarada ayaa dadweynaha ugu baaq day inay qaataan talooyinka Wasaaradda Caafimaadka jabuuti ay bixneyso. Dadka ugu badan ee Corona uu sameeyay ee dalka Jabuuti ku sugan ayaa ka yimid meelo ka baxsan dalkaasi.

     



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip