Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Cadde oo maaanta lagu aasay magaalada London.

0
Friday April 10, 2020 - 19:42:13 in Wararka by
  • Visits: 248
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Cadde oo maaanta lagu aasay magaalada London.

    Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada London ee dalka Ingiriiska lagu aaso Allaha u Naxariitee reysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde , kaas oo 1-dii bishan April cudurka Covid19 ugu geeriyooday dalkaasi Ingiriiska. Nuur Ca

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada London ee dalka Ingiriiska lagu aaso Allaha u Naxariitee reysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde , kaas oo 1-dii bishan April cudurka Covid19 ugu geeriyooday dalkaasi Ingiriiska. Nuur Cadde ayaa in muddo ah kula daalaa dhacayay cudurka Coronavirus, isbitaal ku yaalla London, kaas oo markii dambe uu u geeriyooday. Maydka marxuumka ayaa la aasi doonaa 2-duhurnimo waqtiga magaalada London, oo ku beegan 4-galabnimo saacada geeska Afrika. Dhankakale Caruurta uu dhalay Nuur Cadde ayaa waxay shacabka Soomaaliyeed ka dalbadeen inay u duceeyaan Aabahood, islamarkaana ay ugu soo baxaan kuwa ku sugan dalkaasi, sidii ay ugu tukan lahaayeen salaadda Janaasada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip