Dhageyso:-Guddoomiye Filish"Dad aan aqaan oo dibadda ka imaan ayaa u dhintey Coronavirus"

0
Thursday April 09, 2020 - 19:29:12 in Wararka by
  • Visits: 295
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Guddoomiye Filish"Dad aan aqaan oo dibadda ka imaan ayaa u dhintey Coronavirus"

    Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Finish) ayaa sheegay in Cudurka uu soo gaarey Soomaaliya,isla markaana ay u dhinteen dad uu yaqaanno,kuwaas oo aan dibadda ka imaan. Waxaa uu sheegay Guddoomi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Finish) ayaa sheegay in Cudurka uu soo gaarey Soomaaliya,isla markaana ay u dhinteen dad uu yaqaanno,kuwaas oo aan dibadda ka imaan. Waxaa uu sheegay Guddoomiye Cumar Finish sheegay in Cudurka Conavirus uu yahay mid halis ah oo si fudud la isku qaadsiin karo,hase yeeshee shacabku ay yihiin kuwo qaba feejignaa xooggan,kuwaas oo sheegaya in aan waxba ka jirin.

      "Waxaan ugu baaqayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Muqdisho ku nool in ay xoojiyaan ka hortagga cudurka Covid-19 oo dhibaata adag ku haya nolasha iyo horumarka Caalamka,dad aan aqaanno oo aan dibadda ka imaan ayaa dalka gudihiisa ugu dhintey Cudurka oo la Aasay kuwana uu weli haayo ayuu yiri”Md.Cumar Finish.

    Hadalka guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho  ayaa ku soo aadayaa xilli shalay la xaqiijiyey in qofkii ugu horeeyey Magaalada Muqdisho ugu Geeriyooday Cudurka Coronavius-ka .

Audio Player
00:00
 
00:00


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip