Wararka

Warbixin soogalootiga ugu badan Iswidhan ee u dhintay cudurka Covid-19 Waa Soomaali

0 Visits: 212 | Wednesday April 15, 2020 - 20:16:11
Warbixinta maanta ee corona ayaa lagu soo bandhigay soogalootiga ugu badan ee u dhintay xanuunka coronavirus waxana ugu horeeya Somaliya halka ay ku xigaan Wadamada Ciraaq iyo suuriya. Guud ahaan 1033 qof ayaa illaa hadda inta la ogsoon yahay ama soo gaartay diiwaanka hayadda caafimaadka bulshada u…

Read More »

Shacabka Kuuriyada Koonfureed oo maanta u dareeray goobaha cod bixinta

0 Visits: 223 | Wednesday April 15, 2020 - 20:09:03
Shacabka ku nool dalka Kuuriyada Koonfureed ayaa maanta waxa ay u dareereen goobaha cod bixinta ee dalkaasi, si ay u soo doortaan golaha baarlamaanka ee jamhuuriyada Kuuriyada Koonfureed. Gelinkii hore ee saakay ayaa waxaa la furay ilaa 14.000 oo goobood, oo dadka shacabka ah loogu talo galay, in ay…

Read More »

Wasaaradda Difaaca oo ka hadashay kufsi ka dhacay Janaale

0 Visits: 219 | Wednesday April 15, 2020 - 20:05:23
War Saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay baaristoodu socoto kiis kufsi ah oo ka dhacay deegaanka janaale ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Wasaaradda waxa ay sheegtay in cidii lagu helo in ay ka dambeysay falkaasi in Sharciga la marsiin doono. Maxkamadda Ciidamada…

Read More »

RW. Khayere oo amray in Dowlad Goboleedyada iyo G/Banaadir la siiyo lacago looga hortagayo Corona Virus.

0 Visits: 199 | Wednesday April 15, 2020 - 19:53:43
Ra'iisul Wasaaraha XFS Xasan Cali Khayre ayaa amar ku bixiyay in dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir si degdeg ah lagu gaarsiiyo lacago ay u adeegsadaan ka hortagga iyo la tacaalidda cudurka Covid-19. Xasan Cali Khayre Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo xalay Shir guddoomiyay…

Read More »

Askar lagu dilay Ceelasha Biyaha, hubkii ay wateena laga qaatay

0 Visits: 217 | Wednesday April 15, 2020 - 19:45:36
Wararka inaga soo gaaraya Deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Koonfureed Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya dabley hubaysan in halkaasi ay ku toogteen Askar ka tirsan Ciidamada dowladda.

Read More »

Ex-President Mohamud terms arrest of Goobjoog journalist a sign of dictatorship

0 Visits: 689 | Wednesday April 15, 2020 - 19:41:26
Former President Hassan Sheikh Mohamud has termed the arrest and detention of Goobjoog Media Group journalist as an assault to democracy noting the country was sliding into dictatorship. President Mohamud said in a tweet the arrest of journalists just to silence them is of no help to building a democratic…

Read More »

Somtel oo soo bandhigtay adeeg la magac-baxay Subcis

0 Visits: 1050 | Wednesday April 15, 2020 - 19:38:59
Shirkadda Isgaarsiinta Somtel ayaa soo bandhigtay adeeg cusub, oo loogu magac-daray (Subcis). Adeeggan ayaa ah mid loogu talagalay bulshada Soomaaliyeed, ee uu saamaynta ku yeeshay xanuunsidaha COVID-19, ee ka dhashay Coronavirus. Maadaama saddexdii toddobaad ee ugu dambeysay la fasaxay Madrasadaha…

Read More »

Fanaankii Cumar Shooli oo Muqdisho lagu aasay (SAWIRRO)

0 Visits: 221 | Wednesday April 15, 2020 - 19:29:40
Waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday alle ha u naxariistee fanankii waynaa ee Cumar Cabdulle (Cumar Shoolli), iyadoo maanta Barqadii lagu aasay isla Muqdisho. Cumar Shooli ayaa muddooyiinkii ugu dambeeyay ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho waxaa uuna u geeriyooday sida dadka ku dhaw-dhaw ay…

Read More »

Iiraan oo soo saartay qalab meel dheer ka ogaan karo feyraska Corona

0 Visits: 217 | Wednesday April 15, 2020 - 18:50:44
Taliyaha ciidammada Ilaalada Kacaanka islaamiga ah ee Iiran ayaa soo bandhigay qalab gacanta lagu qabto oo uu sheegay,in lagu ogaan karo dadka qaba Coronavirus. Qalabkan wuxuu ogaan karaa dadka qaba cudurka oo ku sugan meel gaadhaysa 100m (330ft), Sida ay tebisay wakaalada wararka ee Tasnim. "Aasaaska…

Read More »

Wasiirka Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Hirshabelle oo ka hadlay sida loogaga hortagi karo Coronavirus

0 Visits: 251 | Wednesday April 15, 2020 - 18:33:44
Wasiirka Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Hirshabelle Sheekh Abuukar Xasan Cali ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay la yimaadaan Towbadkeen iyo Alle ka cabsi si loogaga hortago cudurka ku sii faafaya ee Coronavirus. Sheekh Abuukar Xasan Cali Maqaney oo maanta soo booqday qaar kamid ah masaajidyada…

Read More »

Dad ka baxsadey Xarun karantiil

0 Visits: 194 | Wednesday April 15, 2020 - 18:28:52
Dadkaan oo tiro ahaan lagu sheegay 32 Ruux ayaa waxaa ay ka baxsadeen Xarun lagu karantiilo dadka looga shakiyo Cudurka Coronavirus taas oo ku taalla Gudaha degmada Ceelwaaq Kenya. Dadkaan oo badankood ahaa rakaab ayaa kamid ahaa 66 Ruux oo lagu haayey Xarun Karantiil,in kastoo aan si rasmi loo faah…

Read More »

Mid ka mid ah Ilaalada guriga lagu haayo Mukhtaar Roobow oo xalay la dilay

0 Visits: 206 | Wednesday April 15, 2020 - 18:26:16
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in mid ka mid ah Ilaalada Guriga lagu haayo Mukhtaar Roobow xalay la dilay, iyadoo dilka uu ka dambeeyay askari kale oo ka mid ahaa ilaalada guriga. Askariga la dilay oo lagu magacaabayay Aweys C/llaahi Xaashi ayaa ka mid ahaa Ciidamada NISA ee waardiyaha ka heysa xabsiga…

Read More »

Xasan Sheekh oo xariga Wariyeyaasha ku tilmaamay dhaqan kelitalisnimo

0 Visits: 232 | Wednesday April 15, 2020 - 18:18:01
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay dhibaatadda xarigga uu ka mid yahay ee lagu haayo Wariyeyaasha. Waxaa uu sheegay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in hanaanka dimoqraadiyadda Soomaaliya aysan caawineynin dhibaatadda Wariyeyaasha. Dowladda Soomaaliya ayuu ka…

Read More »

Trump oo shaaciyay inuu hakinayo dhaqaalaha Mareykanka uu siiyo Hey'adda WHO

0 Visits: 234 | Wednesday April 15, 2020 - 18:12:30
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaaciyay inuu hakinayo dhaqaalaha la siiyo Hey'adda caafimaadka adduunka ee WHO, isagoo faray maamulkiisa inuu hakiyo dhaqaalahaas. Donald Trump ayaa ku eedeeyay WHO inay ku guuldareysatay waajibaadkeeda aas aasiga ah, gaar ahaan jawaabta ay ka bixisay…

Read More »

Madaxweyne Laftagareen oo cafis u fidiyay 11 maxbuus oo ku xiran Baydhabo

0 Visits: 242 | Wednesday April 15, 2020 - 18:08:56
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa cafis u fidiyey Maxaabiis ku xiran xabsiga degmada Baydhabo. Wareegto ka soo baxday xafiiskiiska Madaxweynaha ayaa waxaa lagu cafiyay 11 maxbuus oo xirnaa Xibsiga dhexe ee degmada Baydhabo. Sababta loo cafiyay maxaabiista…

Read More »

8 ruux oo ku dhimatay iska horimaad ka dhacay Masar

0 Visits: 228 | Wednesday April 15, 2020 - 18:06:53
Sarkaal boolis ah iyo toddoba la tuhunsan yahay inay yihiin mintidiin ayaa lagu dilay is-rasaaseyn dhex martay kadib markii wasaaradda arrimaha gudaha ay heshay xogta weerar la rabay in lagu qaado Kirishtanka Kaniisadda Coptic, sida ay wasaaradda sheegtay. Wasaaradda ayaa intaas ku dartay in saddex…

Read More »

Duqii hore ee Muqdisho oo soo saaray baaq ku saabsan Bandowga caawa ee Muqdisho

0 Visits: 191 | Wednesday April 15, 2020 - 17:48:47
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa soo saaray baaq ku saabsan bandowga caawa ka dhaqan galaya Muqdisho ee ay dowladdu soo rogtay. Guddoomiye Taabit ayaa shacabka ku wargeliyay inay xusuusnaadaan kn bandowga ay keentay xaalad daruuri ah, sidoo kale ciidamada…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 15-4-2020

0 Visits: 386 | Wednesday April 15, 2020 - 09:46:54
Ra'iisul Wasaare Khayre oo xukuumadi isa ku amray in ay gargaar u fidiso Dan yarta uu saameeyay COVID-19 R/Wasaaraha XFSMd. Xasan Cali Khay re, ayaa ammar ku bixiyay in loo gar gaaro dadka danyarta ah ee uu saamaynta xo oggan ku yeeshay xa nuunka Cor onavirus. R/w/Khayre ayaa am arkaasi bixiy ay,kad…

Read More »

DF oo balan qaaday canshuur dhaaf berri dhaqan gelaya

0 Visits: 243 | Tuesday April 14, 2020 - 22:57:15
War kasoo baxay dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in canshuur dhaaf loo sameeyay qaar ka mid ah cunnada quutul daruuriga ee dalka soo gasha, taas oo lagu sheegay qoraalka in looga hor tegayo koror ku yimaada qiimaha maciishada. Talaabadan ayey sheegay dowladdu in loo golleeyahay in saameyn…

Read More »

Fanaanka Cumar Cabdulle Shooli oo caawa Muqdisho ku geeriyooday

0 Visits: 357 | Tuesday April 14, 2020 - 22:56:00
Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Fanaanka Cumar Cabdulle (Cumar Shooli). Cumar Shooli ayaa ka titsanaa kooxda fanaaniinta Qaranka ee Hobollada Waaberi, waxuuna maalmihii lasoo dhaafay Fanaanku ku xanuunsanayey magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Marxuumka ayaa…

Read More »