HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 15-4-2020

0
Wednesday April 15, 2020 - 09:46:54 in Wararka by
  • Visits: 390
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 15-4-2020

    Ra'iisul Wasaare Khayre oo xukuumadi isa ku amray in ay gargaar u fidiso Dan yarta uu saameeyay COVID-19 R/Wasaaraha XFSMd. Xasan Cali Khay re, ayaa ammar ku bixiyay in loo gar gaaro dadka danyarta ah ee uu saamaynta xo oggan ku yeeshay x

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaare Khayre oo xukuumadi isa ku amray in ay gargaar u fidiso Dan yarta uu saameeyay COVID-19 R/Wasaaraha XFSMd. Xasan Cali Khay re, ayaa ammar ku bixiyay in loo gar gaaro dadka danyarta ah ee uu saamaynta xo oggan ku yeeshay xa nuunka Cor onavirus. R/w/Khayre ayaa am arkaasi bixiy ay,kad ib markii uu shir-gud doomiyay Kulan ay khadka internet-ka (video conference) ku ye esheen xubnaha guddiga heer Federaal ee ka hortagga Covid-19, kaasi oo looga hadlay wax ka qabashada xaala daha taagan, da daallada naf-badbaadinta, muhiimadda ay le edahay wacyi-gelinta bulshada iyo gargaarid da dadka nugul ee cudurku uu ku yeelanayo saameynta dhaqaale. Guddiga ayaa kulanka ku soo bandhig ay warbixinnadii ugu dambeeyay ee xaala dda COVID-19 ee dalka, dadaallada loogu jiro xa kameynta faafitaankiisa, caqabada ha iyo fur sadaha jira, waxaana la isku raa cay in la da rdar geliyo dadaallada socda, hannaan wad ajir ahna loo abbaaro kahor-tagidda khatarta bulshada uga imaan karta cudurkaan safma rka ah. R/W. Khayre, ayaa faray W/ Qorsheynta, Gargaarka iyo Arrimaha gudaha in Hey'ada ha dalka ka howlgala ay ku war geliyaan in ay gargaaraan dadka danta yar ee dhibaata du kasoo gaareyso saameynta COVID-19. Ganacsatada Soomaaliyeed ayuu RW/ruhu ka codsaday inay qaybtooda ka qaataan kaa lmeynta dadka nugul. sidoo kale, wuxuu guddiga faray in sare loo qaado wacyi gelinta bulshada iyada oo ay ka qayb qaadanayaan Culimada, dhaq aatiirta iyo dhammaan dadka indhaha u ah bulsh ada, si dadka Soomaaliyeed ay wax badan uga ogaadaan cudurka, ayna qayb uga noq daan dadaallada lagu xakameyn ayo

DF oo ballan qaadday canshuur dhaaf berri dhaqan gelaya

  War ka soo baxay DFS ayaa lagu sheegay in canshuur dhaaf loo sameeyay qaar kamid ah cunnada quutul daruuriga ee dalka soo gasha, taas oo lagu sheegay qoraalka in looga hor tegayo koror ku yimaada qiimaha ma ciishada. Tallaabadan ayey sheegtay dowladdu in looga  gol-leeyahay in saameyn ays an ku yeelan maciishada dalka talaaboyinka looga hor tegayo f/da Cudur ka Coronvirus. Raashika canshuur dhaafka loo sameeyay waxaa ka mid ah Bariiska iyo Timirta oo ay sheegtay xukuumaddu in loo sameeyay can shuur dhaaf dhan 100%, halka Burka,Salii da loo sameeyay canshuur dhaaf dhan 50%.

  Canshuur dhaafka waxaa lagu sheegay qo raalka in uu dhaqan gelayo 15-ka bishan Ab riil, oo ku beegan Arbacada .      Sidoo kale W/Maaliyadda XFS  ayaa shaacisay inay dhiirrI-galineyso sare u qa adidda wax soo saarka gudaha dalka, si dalku u gaaro isku filnaasho iyo kobac dha qaale oo waara.

    W/Maaliyadda XFS Md.Beyle ayaa she egay in isu socod la’aanta xayirtay dhaq dha qaaqii ganacsiga dalka dhibaato xoog leh ay u gaysaneyso dhaqaalaha waddan ka maa daama uu hoos u dhacay dhaqaali hii ka soo xaroon jiray furdooyinka iyo canshuuraha berriga.

    Ugu dambeyntii Wasiir Beyle ayaa boga adiyay dadaallo uu sheegay in madaxda sa re ee dalka ay ku raadineyso dhaqaale loo ga soo kabsado hoos u dhaca xoogga leh ee ku soo fool leh Soomaaliya, kaas oo uu sheegay inuu sababi karo xanuunka caalam ka wada saameeyay ee COVID-19

 Fannaankii Caanka ahaa Cumar Shoolli oo caawa ku geeriyooday Muqdisho

   Allaha u naxariistee waxaa caawa M/Muqd isho ku geeriyootay Allaha u naxariistee Cu mar Cabdulle Shooli oo ka mid ahaa Fanaan iintii caanka aheyd ee Hobolada Waabaeri oo muddooyinkii u dambee yay ku xanuunsanayay Mu qdisho.

Cumar Shoole ayaa labo sano ka hor ka soo laabtay qurbaha, waxaana uu la noolaa carrurutiisa oo degan Muqdisho, hase ahaatee mudd ooyinkii u dambeeyay ayuu xanuunsanayay, isagoo galay koomo, laguna daweynayay mid ka mid ah Isbitaalada Muqdisho.

     Madaalihii Hobolada Waaberi Cumar Sho oli ayaa dhowaan ka soo muuqday mid ka mid ah telefishinada, isagoo ka hadlayay xa aladiisa, waxaa uu sheegay in aysan Dowl adda waxba u qaban, isagoo ahaa Fanaan qaran.

     Wasiirka Warfaafinta XFS Maxamed Cab di Xayir ayaa soo saaray tacsi, isagoo afka dowladda ku hadlayay, waxaana uu she egay inuu geeridiisa uga tacsiyadeynayo eheladiisa, hobolada waaberi iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed.

    Allaha u naxariistee Cumar Shoole ayaa ahaa Fanaan si weyn looga yaqaanay, isa goo ku luqeeyay heeso kala duwan, waxaa na uu ka mid ahaa tiirarkii Hobolada Qaran ka Waaberi, waxaana u baxday naaneysta Madaalaha Hobolada Waaberi.

Jabuuti oo Shalay diiwaan gelisay in ka badan 60 kiis oo Coronavirus ah

   Dawladda Jabuuti ayaa Shalay shaci say 65 kiis oo cusub oo cudurka Coronavirus ah, kuwaas oo laga diiwa an geliyay guda ha dalka. War bixin ay soo  sa artay W/Ca afimaad ka D/ Jabuuti ayaa la gu  sheegay in baaritaan la mariyey 24-kii saac ee lasoo dhaafay 407 ruux, isla ma rkaana cudurkaas laga helay 65 qof oo ka mid ah dadkii la baaray. Tirada guud ee dadka uu ku dhacay xanuunkan ayaa mar eysa dalka Jabuuti 363 xaaladood, sidoo kale dowladdu waxa ay sheegtay in 53 ru ux ay ka bogsa tay cudurkaas, 2na ay u dhimatay.

    Dowladda ayaa xanuunkaas ka baartay 5,356 oo ruux, waxaana laga helay 363, ku waas oo labo u geeriyootay.

     Warbixintii Dorraad kasoo baxday W/ Caaf imaadka dalka Jabuuti waxaa lagu sheegay in Dorraad kaliya dalkaas laga diiw aan geliy ay 83 xaaladood oo noqday kiis askii ugu ba dnaa oo hal maalin laga diiwa an geliyo Jab uuti tan iyo markii uu dalkaas ka dilaacay Coronavirus.

    Bandowga ku eg 28-ka bishan ayaa la gu soo rogay dalka, waxaana dhamaaday waqti ga bandow dhowr cisho ah oo horay loogu soo rogay dalkaas, balse lagu kor dhiyey mu do Laba 7aad ah, ka dib markii ay sii bada tay khatarta cudurka uu ku hayo dalka.

Sarkaalkii ugu sareeyay Daacish-ta K/Soo maaliya oo lagu qabtay Muqdisho.

   Ciidamada ammaanka DFS ayaa gacanta ku dhigtay madaxii ururka Daacish ee K/So malia,ka dib dagaal dhexm aray ciidamada iyo sarkaal kan ka tirsanaa Daacish.

  Sarkaalkaan oo magaciisa lagu koobay Cabdiqani, isla markaana maga caya bad an looga yaqiinay gudaha kooxda Daacish ayaa lagu qabtay isku hor imaad isaga iyo dabley uu watay ay ciidamada dowladda kula galeen D/Howlwad aag ee G /Banaad ir.

    Ciidamada ayaa markii ay ninkan qaba nayeen waxaa la sheegay inay heleen xog ta ah in ninkan iyo kooxda uu wato ay falal Muqdisho ka fuli rabaan falal amni darro, ba lse baaris ka dib waxaa la ogaaday in Cab diqani uu ahaa madaxii kooxda Daac ish ee K/Soomaaliya.

    Dhanka kale Howlgalka oo ahaa mid qo r sheysan ayaa ciidamada ammaanka wax ay la soo qabteen ninkan laba ruux oo ka le, hu bkoodii iyo gaari ay wateen, waxaa na uu ho wlgalkan dhacay maalintii Axada ee 12-kii bishan Abriil.

Maamulka Jubbaland oo sheegay in 5 qof ay ku dhinteen xeebta M/Kismaayo.

     Ciidamada booliska Maamulka Jub bal and ayaa mudooyinkii dambe waxaa ay how lgalo ka wadeen xeebta M/Kismaayo ee G/J/Hoose.

   Howlgalka inta uu socday ayaa ciidama da  booliska waxaa ay dhalin yarada uga digaye en in ay tagaan xeebta M/Kismaayo , si looga hortago cudurka Corona Virus.

    Afhayeenka booliska ee Maamulka Jub baland Jaamac Maxamed Xasan oo warb aahinta kula hadlay M/kismaayo ayaa wax aa uu sheegay in 5 qof oo 2 ka mid ah ay yih iin dumar ay ku geeriyoodeen xeebta M/ Kismaayo ee G/J/Hoose. Sidoo kale Afhaye enka ayaa waxaa uu waalidiinta uga digay in ay caruurtooda ka celiyaan xeebta M/Kisma ayo,maadaama la mamnucay tagistaxebta

xukuumadda Soomaaliya oo ka mahad celisay deeqdii Caafimaad ee Imaaraad ka soo gaarsiiyay Muqdisho.

    Ka dib markii Shalay garoonka Aadan Ca dde ee M/Muqdisho ay ka soo degtay diy aarad sidday gargaar caafimaad oo lo ogu tala galay cudurka Coro navirus, ayaa waxaa tag eeradaas ka mahad celiyey xukuumadda Soomaaliya.

    Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa Shalay ah 23.4 tan oo shixnad agab caafimaad diyaarad siday u soo dirtay So omaaliya, waxaana kala wareegay oo gar oonka ku sugaayey mas’uuliyiin ka socot ay xukuumadda Soomaaliya.

     W/arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa Shalay soo saartay war-saxaafadeed ay ugu mahad celineyso dowladda Isutag ga Im aatadka Carabta, waxaana lagu she egay qo ralka in DFS ay kaalmadaas caaf imaad u ar agto hadiyad muujinaysa heer ka wanaags an ee xiriirka u dhexeeya 2 dal.

   "Soomaaliya waxa ay uga mahad celin ay saa Imaaraatka kaalmadooda caafima ad, waxa ayna u aragtaa haddiyad muujin aysa heerka wanaagsan ee xiriirka ka dhe xeeya 2da dal iyo 2da shacab ee walaala ha ah”a yaa lagu yiri qoraalka W/Arrimaha dibadda Soomaliya.Qoraalkan ayaa sidoo kale lagu yiri, "Munaasabadda lagu guddoomayay kaa la madani ayaa waxaa goobjoog ka ahaa W/ Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Ha mza Saciid Hamza iyo W/dowlaha Arri maha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Abdulka dir Ahmed-khair.”

   Xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka ay aan caga badan ku taagneyn tan iyo horra antii sanadkii 2018-kii, waxuuna gargaarka an no qonayaa kii ugu horeeyey ee Imaar aadku ka soo dejiyo Muqdisho, intii uu jir ay mad madowga siyaasadeed ee Xukuumadaha Muqdisho iyo Dubai.

Somaliland oo oggolaatay in la dajiyo Ma rkab ku xayirnaa Berbera oo ka yim id Sacuudiga

    Xukuumada Somaliland ayaa Shalay ogg olaatay in la dajiyo Markab siday shix nad u badan cuntooyinka daruuriga ah, kaasi oo muddo 2 todobaad ku dhow ku xanibnaa dekedda Berbera.

    Markabkaasi oo ka yimid dalka Sacuudi ga, gaar ahaan M/Jiddah ayaa 1-dii April soo istaagay dekedda M/Berbera, ee ay gacanta ku hayso shirkada DP World.

     Sida ay ogaatay Caasimada Online, mark abkaasi siday shixnada cuntooyinka ah ayaa muddadaasi u xanibnaa lacag ay DP World ku leedahay ganacsadaha Oom aar, kaasi oo ah wakiilka markabkaasi oo lagu magaca abo Kotakaya.

    Muran dheer ka dib xukuumadda Biixi ay aa soo kala dhex-gashay DP World iyo Mar kabkaasi ku xanibnaa dekedda, iyada oo go’aamisay in Markabkaasi gebi ahaan ba laga rogo shixnada uu sido.

    Xukuumada iyo DP World ayaa la fila yaa inay shixnadaasi la fasaxin ka dib mar ka la dajiyo, midaasi oo lagula xisaabtama yo gan acsade Oomaar, sida uu Caasimada Online u sheegay mid kamid ah ganacsatada uu u raran-yahay markab kaasi.

   Markabkaasi mudada ku xanibnaa deke dda Berbera ee Shalay la ogolaaday in la dajiyo, ayaa waxa uu siday Cuntooyinka da ruuriga ah ee loogu isticmaalka badan yahay xiliga Ramadaanka, maadama mud do yar ay inaga xigto bishaasi barakeysan.

Somaliland: Awood uma lihin joojinta Qaadka

    Somaliland ayaa Shalay markale ka ha dashay sababta aysan Qaadk a/Jaadka u ga joojineyn deegaanadeeda, xili uu cudur ka Coronavirus ku faafayo gu daha deegaa nadeeda, iya da oo uu ka imanayo dalka Itoobiya oo uu ku faafay cu durkaasi.

    Somaliland ayaa sheeg tay inaysan gebi ahaanba awoodin joojinta Qaadka uga yi ma ada dalka Itoobiya, oo aysan waqtigan hay nin xukuumada Muuse Biixi awoodii la gu hor istaagi lahaa inuu Qa adkaasi soo galo Somaliland.

     W/Warfaafinta Somaliland, Saleebaan Ko ore ayaa si cad u sheegay arrinkaasi, is ago ona bulshada ka dalbaday inay same yaan Ciidamo si mutadawacnimo ah ku shaqeyna ya oo joojiya Qaadkaasi.

     "Qaadku wuxuu u baahan yahay Ciidan voluntary ah oo joojiya, oo umadda reer So maliland iska hesho gobol iyo tuulaba. Cii danka bileyska ee aan haysano iyo gaa diid ka aan haysanaba ma gudaha ayuu ka ilaa liya xanuunka mise Qaadka ayaanu kula da gaalna” ayuu yiri Wasiir Koore

      Somaliland ayaa hore u sheegtay inay san Qaadka u joojineyn, maadama oo ay dad badan ku tiirsan-yihiin ka ganacsiga qaadka, isla markaana aysan u hayn dhaq aalo ay dadkaasi ku maareyso xukuuma da Muuse Biixi.

   Xukuumada ayaa u muuqata mid aan weli si dhab ah u dareensaneyn in cudurk an dunida ku faafay uu la dagaalankiisu uu yahay ka hortaga kaliya iyo in la xak ameeyo inuu bulshada ku dhex faafo, ma adama ay ka mid tahay Soomaaliya dalal ka ugu liita adeega caafimaad.

Shiinaha oo laga helay Kiisas Cusub oo ah Cudurka Coronavirus

   Shiinaha oo sheegay in kiisaska cusub ee Coronavirus ay kaga imaanayaan dalka Ruushka Shiinaha ayaa shaaciyey 89 kiis oo cusub maalintii Isniinta, waa tira dii ugu badnayd muddo lix isbuuc ah.

Kiisaskan ayaa la sheegay in laga helay dad u dhashay Shiinaha oo ka yimid Ruu shka.

   Sida ay sheegtay Waaxda caafimadka 86 ka mid ah kiisaska Dorraad la shaaciyey ayaa laga helay dad u dhashay Shiinaha oo ka yimid Ruushka halka 3da kalana ay ahaayeen dad horay u joogay gobolka Guangdong..

Madaxweyne Mustafa Cagjar ” ONLF waa inay raali gelin ka bixiyaan hadalkii ka soo yeeray..”

    Madaxweynaha DDS Itoobiya, Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) oo ka hadlayey dagaalkii jaba hadda ONLF ayaa sheegay in intii ay ku guda jireen hal gankaasi ay dileen dad bad an oo shacab ahaa.

    Madaxweynaha ayaa ka codsaday hogga anka sare ee ururka ONLF oo hadda soo af jaray in dagaalkii uu waday inay raalli-gelin iyo garowshiyo buuxda ka bixiyaan ‘xasuuq’ uu sheegay inay geysteen, xilligii ay dagaal ka ku jireen, sida uu hadalka u dhigay.

  "Madaxda ururka ONLF waa inay ka xi sho odaan shacabka, waa in aysan dadku u she egin in dagaalka uu ahaa mid ehel, balse ay dadka u caddeeyaan in dagaalk ooda halg anka ee gumeysi diidka lagu lay nayayay ra yidka.” ayuu yiri Md. Cagjar.

Kismaayo oo laga helay kiisaskii ugu hor reeyey ee cudurka Coronavirus ah

   Maamulka Jubaland ayaa Shalay shaaca ka qaaday in kiisaaskii ugu horre eyey oo Co ronavirus ah laga helay M/Kismaayo ee xar unta KMG ee maamulka as.

    Guddiga ka-hortagga cudukra Coronav ir us ee Jubaland ayaa shir jaraa’id oo ay Shalay ku qabteen Kismaayo ku sheegay in 2 qof oo reer Kismaayo ah laga helay cudur kan.

2da qof ayaa baaritaankooda loo dir ay M/ Muqdisho oo lagu soo xaqiijiyey, sida guddi ga uu sheegay  Guddiga ayaa sidoo kale sheegay in ay jiraan 20 kiis oo kale oo baari taankooda loo diray M/Muqdisho, kuwaas oo la filayo in natiijadooda dhowaan la shaac iyo.

 Waxaa intaas dheer 100 kiis oo la tuhuns an yahay oo ka jira magaalooyin dhowr ah oo ka tirsan Jubaland, balse aan la xa qiijin, sida guddiga ay sheegeen.

    2da qof ee laga helay COVID-19 ayaa wa xaa hadda lagu karantiilayaa xarun ay Jubal and ugu talo-gashay oo ku taalla Kis maayo. Kismaayo ayaa noqoneysaa maga aladii 7-aad ee dalka Soomaaliya oo cudur ka laga helo ka dib Muqdisho, Jowhar, Har geysa, Burco, Berbera iyo Boorama.

     DFS ayaa Dorraad shaacisay in kiisaska guud ee dalka ay gaareen 60 qof. W/ Caafi maadka Soomaaliya ayaa la filayaa in warbi xinteeda soo socota ay ku soo darto kiisaska Kismaayo & kuwa kale ku soo kor dhay.


Qarax Khasaare gaystay oo ka dhacay Muqdisho

    Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya Khasaaraha ka dhashay qarax miino oo ka dhacay D/Kaaraan, gaar ahaan xaafad da Jamhuuriya. Qaraxan oo ahaa miinada no oca dhu lka lagu aaso, ayaa wararka waxa ay shee gayaan in lala damacsanaa gaari ca bdi bile ah oo meesha maraayay, balse Qar axa ayaa dhacay markii uu gaariga gudbay.     Dadka deegaanka ayaa sheegay qara xaasi inay waxyeelo ka soo gaartay dad shacab ah oo meesha ka agdhawaa, sid oo kalena ay ku bur bureen Mootooyin Ba jaaj.

    Illaa 4ruux oo shacab ah ayaa la xaqiijiy ay Qaraxaasi inay ku dhaawacmeen, lama soo warin dhimasho, balse dadka qaar ay aa xaaladooda ay liidatay oo meesha laga qaa day. Al Shabaab ayaa badanaa miinooyinka noocaan oo kale ah waxa ay ku aasaan wa ddooyinka ay maraan Ciidamada dowl adda.

Waare: Doorasho uma soo jeedno illaa uu COVID-19 dhinac noo dhaafo

 Madaxweynaha D/G/Hir Shabelle,Md.Maxa med Cabdi Waare oo u warramay BBC-da ayaa ka hadlay xaaladda maamulkaasi oo uu cabsi xoog leh ku abuuray cu durka Coro navirus, ka dib markii uu u geeriyo oday W/D owlihii W/Cadaaladda HirShab elle, marxuum Kha liif Muumin.

    Waare ayaa wareysigaan ku sheegay in cudurka uu saameyn ku yeeshay howlaha guud ee maamulkaasi, islamarkana  la jooji yey kulamadii G/ Wasiirada Iyo B/lamaanka.

   "Annaga hadda 2 arrimood ayaa noogu da ran, maskaxdeenna, tamarteenna iyo walw alkeenna aan isugu geyneynaa. Mi dda 1a ad waa saameynta caafimaad ee uu keeni doono cudurkaan, Alle hanaga fu dudeeyee, tan 2aad ee kasii walwalka ba danna waa sa ameynta iyo dhibaatada dhi naca dhaqaala ha ee ka dhalan doonta.” ayuu yiri Waare.

     Sidoo kale Md.Waare oo wax laga wey diiyey arrimaha doorashada maamulkaasi oo fooda nagu soo haya ayaa sheegay in ill aa xaaladda Corona dhinac u dhacdo ay san u oollin talo ku saabsan doorashada, sida uu hadalka u dhigay

     "Alle hanaga fududeeyee, haddii aysan nagu dheeraanin, oo uu dhammaado wa qti doorashada la qaban karo, dabcan in uu Alle naga fududeeyo ayaan rajeyney naa, laakiin taladaas ma aha talo haanta noo taalla, waa talo aan u gali doonno si wadar ah oo ka ta shi ah, waqtigii uu Alle arrintaan dhinac noo dhaafsiiyo”. ayuu markale yiri.Hadalkaan ay aa ku soo aadaya, iyadoo haatan xaalad kar antiil ah Md.Waare iyo dhammaan xubnaha kale ee maamulkiisa, ka dib geeridii ku timid  Wasiir Khaliif oo Axadii la soo dhaafay M/ Muqdisho ugu dhi ntay cudurka faafa ee Coronavirus.

    Xaaladda COVID19 ee Soomaaliya ay aa haatan ka sii dareysa, iyadoona kiisas kii u gu badnaa cudurka ay Dorraad xaqiiji say W/ Caafimaadka Soomaaliya.

Soomaaliya oo xirtay xuduuda ay la wadaagto Itoobiya

   Ciidamo dheeraad ah oo kuwa Boolis ah ayaa waxaa lagu soo warramayaa in saa ca dihii la soo dhaafay la geeyey xadka dheer ee ay wadaagaan wadamada Soomaaliya iyo Itoobiya, si loo xakameeyo cud urka Coronavirus.Wararka ayaa lagu sheegaya in ciidama daasi ay fulin doonaan amarkii ka soo baxay DFS iyo HirShabelle, kaas oo ah aa in la xiro xadka labada dal.

   Guddoomiyaha cusub ee G/Hiiraan, Md. Cali Jeyte Cismaan iyo wafdi uu hoggaa ma nayo ayaa booqasho ku tegay deegaa nada dhaca xadka, isagoona u kuur gala ya xaal adda guud iyo sida ay u howlgala yaan ciid amada Booliska la geeyey halk aasi.

    Sidoo kale Jeyte ayaa shaaciyey in ha at an wixii ka dambeeya la hakiyey dhaq dhaq aaqa xadka Soomaaliya iyo Itoobiya, si bulshada looga bad-baadiyo Fayr uska Corona. Tallaabad aan ayaa ku soo aadey sa, iya doo muddooyinkii la soo dhaafay ay qeylo dhaan ka soo yeereysay madaxda Hir Shabelle, kuwaas oo ka cabanayey furnaa shaha xuduuda 2da dowladood oo maalm ihii u dambeeyey laga soo gudbinayey Qa ad fara badan.

 D/Somaaliya ayaa wada dadaallo lagu xak ameyn ayo cudurka saf-marka ee Coronavi rus, iy adoona horay u xirtay xadka ay dhan ka G/Gedo kala wadaagto Kenya, sidoo kal ena joojisay duulimaadyada gudaha iyo ku wa caalamiga ah intaba.

Dalalka Caalamka qaarkood oo dib u furay qeybo ka mid ah Xarumaha shaqooyinka

     Austria ayaa dib u furaysa kumanaan duk aamo ah Shalay ah iyada oo raadiney safu dudeynta xanniba ado la saaray gan acsiga si uusan u faafin coronavirus.

    Xarumaha beer aha lagu sheekeysto, du kaamada waawe yn iyo kuwa yaryar ayaa la furi doona iyada oo qayb ka ah qorshe-tallaabo tallaabo lo ogu soo nooleeyo dha qaalaha dalkaas.

    Si kastaba ha noqotee, xeerar adag oo oo sameyn kara bulsheed ayaa weli jira, iya doo dadka lagu booriyay inay guriga joo ga an intii suurtogal ah.

   Waxay ku soo beegmaysaa arintaan iyad oo qaar ka mid ah waddamada kale ee reer Yurub ay fududaynayaan xayiraad la gu soo rogay dadka.

     Spain ayaa u ogolaatay muwaadiniinta qaar inay ku soo laabtaan shaqada iyadoo Danmark ay dib u fureyso iskuullo loogu ta la galay caruurta yaryar. Talyaniga – oo ah dalka ugu adag ee Yurub ee inka bad an 20, 000 ay ku dhintaan – ayaa u oggola an doo na shirkado muhiim ah inay dib u bilaabaan howlahooda Talaadada Shalay ah.

   Si kastaba ha noqotee, Madaxweynaha Fa r nsiiska Emmanuel Macron ayaa sii dhee rey xannibaadda afar7aad iya doo wa li kiis as dheeri ah ay ka jiraan dalkiisa.   War uu si iyay telefishanka FRance, wux uu ku sheeg ay in xannibaadaha hadda jira ay yareeyeen faafida fayraska.

   Ururka Caafimaadka Adduunku wuxuu soo dhoweeyay gaabiska cudurka qaar ka mid ah wadamada yurub laakiin waxaay ka dige en qaadida xayiraadaha waqti hore.   Agaasi maha guud ee WHO Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa ka digay in talaabooyin ka fududaynaya socodka dad ka si dhaqso ah ay u horseedi karto dib u soo kicinta cud urka dilaaga ah”.

    Austria waxay ka mid ahayd waddamm adii ugu horreeyay ee reer yurub ee raacda talooyinka saxda iyadoo xirtay xuduud ihii ay laheyd dariskooda Italy, waxaana ilaa iyo ha dda laga soo tebiyay ilaa 14,000 oo xaalad ood iyo 368 dhimasho ah.

    7aadkii la soo dhaafay, hogaamiyaha Au stria wuxuu soo bandhigay qorshayaal si tart iib tartiib ah looga qaadayo xayir aadaha da dka.

   Waraaq furan oo uu u diray dadka ayuu ku sheegay inuu doonayo in ay ka baxaan dhib aatadan sida ugu dhaqsaha badan u guna dagaallamaan shaqo walba oo ay hore u hayeen. Laga bilaabo Isniintii, duk aamada ayaa la ogolaaday in dib loo furo.

   Dukaamada waaween, xarumaha wax la ga iibsado iyo kuwa timaha lagu jarto ay aa la doonayaa in dib loo furo 1da May, halka maqaayadaha iyo hoteellada ay dib u bilaabi karaan shaqadooda bartamaha bisha May haddii xaaladaha caafimaadku ka darin.

Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqday jooj inta gaadiidka ka yimaada Muqdisho

   D/G/K/G/S ayaa soo saaray go’aan ay ku doonayaan inay joojiyaan gaadiidka dadwey naha ee ka baxa Muqdisho ee aada degaa nada maamulka K/Galbeed.

   W/Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee K/Galb eed ayaa hakisay is ku socodka gaadiid ka rakaabka ee ka tega Muqdisho ee aada deegaanada Maamulkaas.

    War kasoo baxay W/Gaadiidka Maamulk aas ayaa waxaa lagu sheegay in laga bilabo 16-ka Bishaa April la joojiyay gaadiid ka rak aabka ee tegi jiray deegaanada K/Galbeed si looga hortego faafida Cudurka COVID-19.


Somaliland oo beenisay in ay baxsade en dad qaba Cudurka Corona Virus

  W/Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa ka hadashay Warar sheegaya in Dad laga helay Xanuunka Dunida ku faafaya ee Covid_19 ka baxeen Gacanta Dawla dda, ta asina khatar ku tahay Caafimaadka guud ahaan Bulshada.

    Dorraad ayaa waxa soo baxday Warar kala duwan oo sheegayey in Xubno ka mid ah Dad laga helay Xanuunka Co vid_19 ay ka baxsadeen Gacanta Dawladda, Warkaasi oo Bulshada dhexdeeda aad ugu faafay isla-ma rkaana dhaliyey Wer-wer, maaddaama oo Ar rintaasi ay sababi karto khatar weyn oo soo waajahda Bulshada.

     Agaasimaha guud ee W/H/C/S.Dr. Max amed Cabdi Xergeeye ayaa sheegay in aanay jirin Dad xanuunka qabay oo baxsa day, balse ay yihiin Dad uu hore ugu dhac ay oo uu ka sii baxayo, iyaguna kula taliye en inay Guryahooda isku daryeelaan, xidhi idhna la sameeyaan ka Wasaarad ahaan.

    "Dadkani waa Dad uu hore ugu dhacay oo uu ka sii baxayo, Wax Calaamad ahna ma laha.” Agaasime Maxamed waxa kale oo uu sheegay inay la socdaan Xaaladda Dadkaa si, iyaguna ay kula taliyeen inay Guryahooda isku Daryeelaan "Waanu la soconaa oo waa nu la xidhiidhnaa, waxaa nuna u sheegnay inay Guryahooda isku daryeelaan, markaa ma baxsan karaan..”

QM "1 milyan oo qof oo ku nool Itoobi ya ayaa gargaar degdeg ah u baahan”

    Hay’adda Cunnada iyo Beeraha eeQ/M. (FAO) ayaa sheegtay dad ka badan 1 milyan oo qof oo ku nool dalka Itoobiya iney soo fo od saartay macluul daran ayna u baahan yih iin gargaar degd eg ah.

   Hay’adda FAO wax ay sheegtay macluush aasi iney ka dhalatay ka dib marki uu ayax ku habsaday wax Soo saarki dhul beereed ka dalkaasi  Dhul be ereed dhan 200,000 oo hektara yayna sheegtay hay’addu inuu ayuxu uu ba ab’I yey. Dhul beereedka ayaxa uu baab’ iyeyna waxay sheegtay hay’adda FAO in ey ka bixi jirin dalgyada ay ka midka yihiin Masaggada /Haruurka iyo Qamadiga oo dalka Itoobiya si weyn looga isticmaalo.

    Waddamada Kenya iyo Itoobiyana wax ay hay’addu sheegtay iney ka mid yihiin wadda mada uu ayaxa ku habsaday ee ba riga Afri ka saameyn ba’anna uu u geystay

Galmudug oo ku dhawaaqdey in Gole dee gaan loo sameynayo Cabudwaaq

  D/G/Galmudug ayaa shaaciyey in dhawaan D/Cabudwaaq ee W/G/Galgaduud loo sam eynayo Golle deegaan oo dadka deg mada asi u baahan yihiin si ay u doortaan Maa mul Cusub oo ayiya ga leeyihiin.

    Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid oo Dorraad gaarey D/Cabu dwaaq ayaa fagaaro ka sheegay in muddo 45 Cisho Gudahood ah ay degmada Cab udwaaq u sameyn doonaan Golle Deega an.

    Waxaa uu sheegay in Maamulka Galmu dug uu mashaariic dhowr ah ugu talo gal ey D/Cabudwaaq,sida dhismaha Garoon ka, dhismaha kastabmka ku xira Itoobiya iyo ma shaariickale,hayeeshee muddo 45 Cisho gu dahood hadii aan lagu dhisin Gol aha deega anka degmada ay mashaariicd aas baaqan doonaan.

    Ugu dambeyn Md.Ciid waxaa uu sheeg ay in dadka ku nool D/Cabudwaaq ee G/ Gal gaduud  looga baahan yahay inay Can shu urta bixiyaan si lamid ah degmooyinka kale si ay u helaan xaquuqdooda.

    Maalma ka hor waxaa D/Cabudwaaq ka dhacay banaanbax looga soo horjeeday Ma daxda Galmudug,taas oo soo dedejis ey in uu safar deg deg ah ku tago Madax weyne kuxigeenka Galmudug Md.Ciid.

 

TACSI TIIRANYO LEH

    Maamulka iyo Howladenada Wargeyska Moadishi Times Daily News Paper  waxay  Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Qoska Reer Cali  Afweyne iyagoo ugu Geeridii ku timid Xasan Cali Afweyne  oo shalay ku geeriyoo day Magaalada Muqdisho ,waxayna alle ugu barayayaan inuu  ka samir siiyo ehelka iyo axsaabta shaqo wadaaga ay ahaayeen ee Shirkadda Hormuud Telcome Somaliya ee uu ka Geeryoday Marxuumka  iyagoo alle ugu barayayaan inuu ka waraabiyo  Janatul Fardowaza 

Aamiin Aamiin Aamiin.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAAHI RAJICUUN


WAR-SAXAAFADEED   BANDHIG ADEEG CUSUB


 


Shirkada Isgaarsiinta Somtel Ayaa Soo Bandhigtay Adeeg  Cusub Oo Loogu Magac Daray " SUBCIS”

            Adeega Subcis Ayaa Ah Adeeg Loogu Talagalay Bulshada Soomaaliyeed Ee Uu Saameynta Taban Ku Yeeshay  Caabuqa Covid19.

            Maadaama Sedexdii Todobad Ee La Soo Dhaafay Dugsiyada Quraanka La Fasaxay Si Loo Yareeyo Xaddiga Faafitaanka Cudurka Carona Virus Iyo Duruufaha Jira Oo Isbiirsaday Owgood, Shirkada Isgaarsiinta Somtel Iyadoo Ka Jawaabeeysa Rabitaanka Dadweynaha & Codsiyada Uga Yimid Bulshada Soomaaliyeed Misna U Damqaneeysa  Caruurta Soomaaliyeed Waxa Ay Usoo Kordhisay Adeegga "SUBCIS

            Shirkada Isgaarsiinta Somtel Ayaa Ah Shirkaddii Isgaarsiineed Ee Ugu Horeysay Ee Ka Jawaabta Baahida  Dhallaanka Soomaaliyeed.

            Adeegga "SUBCIS”Waa Adeeg Lagu Dhiiragelinaayo Macallimiinta  Dugsiyada Quraanka & Ardayda Dugsileyda Ah Si Uuna Hakad U Galin Oo Ay U Sii Wataan Barashada Quraanka Kariimka.

            Adeegga "SUBCIS” Waa Adeegg U Sahlaya Macaliinta Inay Quraanka Ardada U Meeriyaan  Iyagoo Guryahooda Joogo.

            Shirkada Isgaarsiinta Somtel Oo Dabooleeysa Hakkadka Ku Yimid Duruusta Quraanka Oo Ay Ardada Maalin Waliba Qaadan Jireen, Waxay U Fududeeysay In Iyagoo Guryahooda Joogo Ay  Meersadaan Casharadooda Iyagoo Adeegsanaya Taleefoonka Somtel.

            Waxaa Intaas U Dheer In Ardada & Macallimiinta Ay Ku Subcin Karaan Casharadii La Soo Dhaafay Iyagoo Adeegsanaya Simcard-Ka Somtel.

            Shirkada Isgarsiinta Somtel Ayaa Horay Loogu Bartay Inay U Damqato Bulshada Intooda Jilicsan  Kuwaasoo Xaq U Leh Inay Helaan Adeegg Isgaarsiineed Oo Aad U Qiimo Jaban Daboolayana Baahidooda Isgaarsiineed ( Voice & Internet) Intaba.

            Ma Ahan Markii Ugu Horeysay Ee Shirkada Isgaarsiinta Somtel La Wadaagto Umada Soomaaliyeed Adeeg Cusub Oo Waxtar U Leh Misna Ay Kuwada Diirsadeen Bulsha Waynta Soomaaliyeed

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


 




SOOMAALIYA

 

OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTA  GANACSIGA

 

 

OGEYSIISKA HALKAN AYAA LAGA HELAY in cala



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip