Wasaaradda Difaaca oo ka hadashay kufsi ka dhacay Janaale

0
Wednesday April 15, 2020 - 20:05:23 in Wararka by
  • Visits: 220
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaaradda Difaaca oo ka hadashay kufsi ka dhacay Janaale

    War Saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay baaristoodu socoto kiis kufsi ah oo ka dhacay deegaanka janaale ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Wasaaradda waxa ay sheegtay in cidii lagu helo in ay ka damb

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay baaristoodu socoto kiis kufsi ah oo ka dhacay deegaanka janaale ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Wasaaradda waxa ay sheegtay in cidii lagu helo in ay ka dambeysay falkaasi in Sharciga la marsiin doono. Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda ayay sheegtay in ay waddaan baaritaano.


   




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip