Xasan Sheekh oo xariga Wariyeyaasha ku tilmaamay dhaqan kelitalisnimo

0
Wednesday April 15, 2020 - 18:18:01 in Wararka by
  • Visits: 236
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xasan Sheekh oo xariga Wariyeyaasha ku tilmaamay dhaqan kelitalisnimo

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay dhibaatadda xarigga uu ka mid yahay ee lagu haayo Wariyeyaasha. Waxaa uu sheegay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in hanaanka dimoqraadiyadda Soomaaliya aysan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay dhibaatadda xarigga uu ka mid yahay ee lagu haayo Wariyeyaasha. Waxaa uu sheegay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in hanaanka dimoqraadiyadda Soomaaliya aysan caawineynin dhibaatadda Wariyeyaasha. Dowladda Soomaaliya ayuu ka codsaday joojinta Xadgudubka lagu haayo Wariyeyaasha Soomaaliyeed meelwalba oo ay jooggaan. Xiritaanka Wariye ka howlgalayay Muqdisho ayuu ku tilmaamay dhaqan kaligii talisnimo ah. "In loo hanjabo oo la xidho saxafiyiinta si loo aamusiyo, ma caawineyso dimuqraadiyadda dalkeena aan jecelnahay ee Soomaaliya. Xadhiga weriyaha weyn Mr. Gurbiye, kana tirsan Goobjoog waa calaamad muujineysa dhaqan kelitalisnimo oo socda." Sidaas waxaa yiri Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud

            .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip