Wasiirka Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Hirshabelle oo ka hadlay sida loogaga hortagi karo Coronavirus

0
Wednesday April 15, 2020 - 18:33:44 in Wararka by
  • Visits: 253
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Hirshabelle oo ka hadlay sida loogaga hortagi karo Coronavirus

    Wasiirka Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Hirshabelle Sheekh Abuukar Xasan Cali ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay la yimaadaan Towbadkeen iyo Alle ka cabsi si loogaga hortago cudurka ku sii faafaya ee Coronavirus. Sheekh Abuukar Xasan Ca

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Hirshabelle Sheekh Abuukar Xasan Cali ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay la yimaadaan Towbadkeen iyo Alle ka cabsi si loogaga hortago cudurka ku sii faafaya ee Coronavirus. Sheekh Abuukar Xasan Cali Maqaney oo maanta soo booqday qaar kamid ah masaajidyada iyo dugsi quraanada magaalada Jowhar oo ay ka socdaan quraan akhris iyo alle tuug Eebbe loogaga baryayo in Muslimiinta uu ugaga dulqaado halista cudurka Coronaha ayaa hadal gaaban oo uu jeediyay booqashada ka dib waxa uu ugaga hadlay sida ugu wanaagsan ee la isaga ilaalin karo cudurkan. Maamulka Hirshabelle ayaa bilaabay dadaallo xoog leh oo loogaga hortagayo cudurkan oo dadka dalka Soomaaliya ugu geeriyooday uu ka mid ahaa xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka Hirshabelle. Halkan hoose ka daawo sawirrada Wasiirka Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Hirshabelle Sheekh Abuukar Xasan Cali oo ka hadlaya arrimaha Coronaviruska. culimada           


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip