Shacabka Kuuriyada Koonfureed oo maanta u dareeray goobaha cod bixinta

0
Wednesday April 15, 2020 - 20:09:03 in Wararka by
  • Visits: 225
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shacabka Kuuriyada Koonfureed oo maanta u dareeray goobaha cod bixinta

    Shacabka ku nool dalka Kuuriyada Koonfureed ayaa maanta waxa ay u dareereen goobaha cod bixinta ee dalkaasi, si ay u soo doortaan golaha baarlamaanka ee jamhuuriyada Kuuriyada Koonfureed. Gelinkii hore ee saakay ayaa waxaa la furay ilaa 14.0

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shacabka ku nool dalka Kuuriyada Koonfureed ayaa maanta waxa ay u dareereen goobaha cod bixinta ee dalkaasi, si ay u soo doortaan golaha baarlamaanka ee jamhuuriyada Kuuriyada Koonfureed. Gelinkii hore ee saakay ayaa waxaa la furay ilaa 14.000 oo goobood, oo dadka shacabka ah loogu talo galay, in ay ka dhiibtaan codadkooda, xilli uu dalkaasi ka jiro cudurka dilaaga halista ah ee Covid19. Dadka codadkooda maanta dhiibanaya ayaa waxaa lagu wacyi gelinayay in ay kala fogaadaan, si aysan isugu gudbin cudurka Coronavirus oo wali ka jira dalkaasi. Doorashada maanta ka dhacaysa Kuuriyada Koonfurteed ayaa waxaa amray madaxweynaha dalkaasi, xilli dunida inteeda kale ay la daalaa dhacayso xakamaynta cudurka Coronavirus.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip