Fanaanka Cumar Cabdulle Shooli oo caawa Muqdisho ku geeriyooday

0
Tuesday April 14, 2020 - 22:56:00 in Wararka by
  • Visits: 359
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fanaanka Cumar Cabdulle Shooli oo caawa Muqdisho ku geeriyooday

    Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Fanaanka Cumar Cabdulle (Cumar Shooli). Cumar Shooli ayaa ka titsanaa kooxda fanaaniinta Qaranka ee Hobollada Waaberi, waxuuna maalmihii lasoo dhaafay Fanaanku ku xanuunsanayey mag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Fanaanka Cumar Cabdulle (Cumar Shooli). Cumar Shooli ayaa ka titsanaa kooxda fanaaniinta Qaranka ee Hobollada Waaberi, waxuuna maalmihii lasoo dhaafay Fanaanku ku xanuunsanayey magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Marxuumka ayaa maalmihii u dambeeyay xaaladiisa caafimaad lagu dabiibayey isbitaalka Yeldameri ee magaalada Muqdisho. Ehellada Allaha u naxariistee Cumar Shooli oo maalmo ka hor warbaahinta la hadlay ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay in ay dayacday Fanaanka oo ka tirsanaa kooxda fanaaniinta Qaranka ee Waaberi.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip