Wararka

Sawirro:-MD Farmaajo iyo wafdigiisa oo lagu soo dhaweeyay Jabuuti

0 Visits: 247 | Sunday June 14, 2020 - 14:02:30
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Khayre, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh, Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Cabdi Maxamed Sabriye, Wasiirka…

Read More »

Muwaadin Somaliyed oo lagu dilay dalka South Afrika..

0 Visits: 224 | Sunday June 14, 2020 - 13:55:00
Muwaadin Somaliyed ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay dalka South Afrika, xilli ay sii kordhayaan tacadiyada ganacsatada Somalida loogu gaysanaayo dalkaasi.

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MANTA OO AH AXAD 14-KA JUUN 2020-KA

0 Visits: 995 | Sunday June 14, 2020 - 12:35:42
MADAXWEYNAHA JABUUTI OO WAR KA SOO SA ARAY KULANKA FARMAAJO IYO MUUSE BIIXI Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shaaciyay in maalinta berri uu shir guddoomin doono shir u dhaxeeya Mad axweyne Farmaajo iyo Mad axweyne Muuse Biixi,kaasoo ka dhicidoona dalka Jabuuti. Qoraal uu soo dhigay bartiisa…

Read More »

Somaliland Soomaaliyadeedi ayey dib ugu biiree ayagoo iswatana…

0 Visits: 219 | Sunday June 14, 2020 - 10:39:50
Somaliland Soomaaliyadeedi ayey dib ugu biiree ayagoo iswatana Geeska Afrikey ku biirayaan wax cusub.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Jabuuti & Shir ka furmaya

0 Visits: 219 | Sunday June 14, 2020 - 10:36:32
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inay u ambabaxay dalka Jabuuti halkaas oo la filayo in uu uga qeyb-galo kulamo kala duwan.

Read More »

Hoggaanka Madasha Xisbiyada oo Shir Deg-deg ah u socda

0 Visits: 197 | Sunday June 14, 2020 - 10:10:01
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa haatan Shir Deg deg ah uga socdaa hoggaanka sare ee Madasha Xisbiyada Qaran oo ay hogaamiyaan Madaxweyneyaashii hore ee dalka Sheekh Shariif Sh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud.

Read More »

Tiradda dadka uu ku dhacay Corona virus ee Somaliland oo Sare u kacday

0 Visits: 200 | Saturday June 13, 2020 - 22:02:23
Wasaaradda horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay tirada dadka xanuunka Covid_19 laga helay 48-kii Saacadood ee u dambeeyay Wasaaraddu waxay sheegtay in dadkii baadhitaanka lagu sameeyay 48-kii Saacadood ee u dambeeyay Xanuunka laga helay 43 ka mid ah. Waxa kale oo ay Wasaaraddu sheegtay…

Read More »

Galmudug oo hub ka dhigis ku sameynaysa Maleeshiyaadka ku sugan Galgaduud

0 Visits: 225 | Saturday June 13, 2020 - 22:01:15
Wasiirka Amniga Gudaha, wasiirka Dekedaha iyo kaluumaysiga, wasiirka Bay'ada iyo horumarinta reer Miyiga iyo saraakiil kale ayaa maantay booqasho ku tagay xerada Dhaanka-roone ee dhacda duleedka Galbeed ee Galinsoor iyo xero kale oo ku taalla duleedka Cadaado. Wafdiga wasiiradaa ayaa qorshaynaya…

Read More »

Mucaaradka Somaliland Qaarkood oo diiday ka qeyb galka Shirka Jabuuti

0 Visits: 216 | Saturday June 13, 2020 - 22:00:02
Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in uu hadda ka soo horjeedo kulanka la filayo in uu dalka Jabuuti ku dhex maro madaxweynayaasha Somaliland iyo Soomaaliya. Geeska kale, guddoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Waddani Cabdirisaaq Khaliif ayaa sheegay in ay si buuxda u…

Read More »

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xanibnaa Kenya oo dalka dib loogu soo celiyay

0 Visits: 204 | Saturday June 13, 2020 - 21:58:35
Waxaa Magaalada Muqdisho maanta soo gaaray muwadiniin soomaaliyeed oo mudo ku xanibnaa Dalka Kenya. Muwaadiniintaan waxa sameyn ku yeeshay xayiraadii xagga duulimaadyadda ee DFS soo rogtay kaas oo ujeedadiisu ay salka ku haysay sidii looga hortaggi lahaa cudurka dunidda ku faafaya ee Covid-19. "Waxaa…

Read More »

Maxkamada Gobolka Banaadir oo u digtay Shaqaallaha dowladda

0 Visits: 252 | Saturday June 13, 2020 - 21:57:20
Dhageysiga Dacwada 10 Ruux oo ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka oo ku eedeysan Musuq maasuq oo ka socota Maxkamada Gobolka Banaadir. Dadkaan ayaa waxaa ka mid ah Agaasime waaxeedyo ka tirsan Wasaaradda iyo Agaasimaha Guud oo dhawaan xabsiga laga sii daayay. Waxaa loo heystaa eedeymo ku saabsan lunsashada…

Read More »

Mucaaradka Yemen oo shaaciyay wadahadallo ay la galaan xulufada Sucuudiga

0 Visits: 198 | Saturday June 13, 2020 - 21:56:00
Sarkaal sare oo ka tirsan fallaagada Yemen, ayaa wareysi uu siiyay BBC-da waxa uu ku sheegay in ay diyaar u yihiin wadahadallo toos ah oo ay lagalaan xulufada Sucuudiga si loo afjaro dagaalka shanta sanno ka socda dalkaas. "Waxaa diyaar u nahay wadahadallo aan la galno waddamada dagaalka ku jira,…

Read More »

Beello 40 sano dagaal ka dhex oognaa oo maanta heshiis kala saxiixday

0 Visits: 204 | Saturday June 13, 2020 - 21:54:26
Laba kamid ah Beelaha Gobolka Mudug oo maalmaha Shir Nabadeed uga socday Degaanka Bandiiradleey ee Gobolkaasi ayaa Maanta oo Sabtiya War-murtiyeed ka soo saaray Shirkaasi. War-murtiyeedka waxaa lagu sheegay in Shirka lagu go'aamiyay in laga heshiiyo Colaaddii mudada dheer u dhexaysay labada Beelood…

Read More »

Wasaarada Xannaanada Xoolaha Somaliland oo sheegtay in laga been sheegay dhimashada geela Gobolka Sool

0 Visits: 209 | Saturday June 13, 2020 - 20:59:35
Masuuliyiin ka socda Wasaarada Xannaanada Xoolaha Somaliland oo mudooyinkii la soo dhaafay baadhitaan ku wadey xoolaha Gobolka Sool ayaa waxay sheegeen in si qaldan warbaahinta qaarkood baahiyeen xanuun 3000 oo neef ku diley G. Sool, waxayse qireen in ay jiraan xanuun xoolaha haya oo ay daweeyeen intii…

Read More »

Magacyada 2-daWafdi ee ka kala socda DFS iyo Soomaa liland oo ku kulmaya dalka Jabuuti.

0 Visits: 194 | Saturday June 13, 2020 - 20:36:13
Warar ay heshay saxaafadda ayaa sheegaya in Madaxda ka qaybgalaysa wadahadalka Somaliland iyo So omaaliya, ay todobaadka soo socda ay degi doonaan wadanka Djibouti.

Read More »

Madaxweynaha Jabuuti iyo taliyaha AFRICOM oo ka wada hadlay howlgalada ka socda Soomaaliya.

0 Visits: 203 | Saturday June 13, 2020 - 20:27:53
Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Taliyaha AFRICOM Jeneral Stephen Townsend ayaa ka wada hadlay Hawlgalka Midowga Afrika ee ka socda Soomaaliya iyo xanuunka COVID 19. Taliyaha Ciiddanka Maraykanka ka jooga qaarada Afrika ee AFRICOM, Jeneral Stephen Townsend waxa uu booqasho…

Read More »

C.kariin Xuseen Guuleed oo ka hadlay War-murtiyeed laga Soosaray Shirkii Bandiiradleey

0 Visits: 194 | Saturday June 13, 2020 - 20:23:20
madaxweynihii hore maamulka Galmudug C.kariin Xuseen Guuleed ayaa bogaadiyay wada-hadalka u billawday beelaha walaalaha ah ee dhawaanahaan shirarku uga socdeen Bandiiradley. "Waxaan bogaadinayaa soona dhaweynayaa baaqa iyo go,aamada ka soo baxay Shirweynahii Nabadeynta iyo Dib u heshiisiinta ee…

Read More »

Xaaladaha dhimashada COVID-19 ee dalka oo korodhay

0 Visits: 196 | Saturday June 13, 2020 - 20:17:42
Wasaaradda Caafimaadka Somaliya ayaa waxay goor dhow ka xog warantay xaaladihii ugu dambeeyay xanuunsidaha COVID-19 ee dalka, sideed iyo afantii saac ee la soo dhaafay. Warbixinta maalinlaha ee COVID-19 ayaa waxaa lagu sheegay in dalka laga diiwaangeliyay 66 xaaladood oo cusub, kuwaa oo intooda badan…

Read More »

Madaxweynaha Jabuuti oo war ka soo saaray kulanka Farmaajo iyo Muuse Biixi

0 Visits: 226 | Saturday June 13, 2020 - 19:33:40
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shaaciyay in maalinta berri uu shir guddoomin doono shir u dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Muuse Biixi, kaasoo ka dhici doona dalka Jabuuti. Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayuu ku xaqiijiyay kulankaas oo qeyb ka ah wada hadaladii…

Read More »

Wararkii u dambeeyay Wada hadalada Soomaaliya iyo Somaliland ee Jabuuti ka dhacaya

0 Visits: 210 | Saturday June 13, 2020 - 18:57:19
Wada hadalada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Somaliland ayaa todobaadkan dib uga bilaaban doona dalka Jabuuti, kaddib sanado oo uu hakad ku jiro, waxaana markaan wada hadaladu ay noqon doonaa kuwo ka duwan kuwii hore, marka loo eego wafdiga Miisaanka culus ee dowladda Soomaaliya ku tageyso shirkaas. Ilo…

Read More »