Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xanibnaa Kenya oo dalka dib loogu soo celiyay

0
Saturday June 13, 2020 - 21:58:35 in Wararka by
  • Visits: 203
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xanibnaa Kenya oo dalka dib loogu soo celiyay

    Waxaa Magaalada Muqdisho maanta soo gaaray muwadiniin soomaaliyeed oo mudo ku xanibnaa Dalka Kenya. Muwaadiniintaan waxa sameyn ku yeeshay xayiraadii xagga duulimaadyadda ee DFS soo rogtay kaas oo ujeedadiisu ay salka ku haysay sidii looga hortag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Magaalada Muqdisho maanta soo gaaray muwadiniin soomaaliyeed oo mudo ku xanibnaa Dalka Kenya. Muwaadiniintaan waxa sameyn ku yeeshay xayiraadii xagga duulimaadyadda ee DFS soo rogtay kaas oo ujeedadiisu ay salka ku haysay sidii looga hortaggi lahaa cudurka dunidda ku faafaya ee Covid-19. "Waxaa maanta garoonka AAIA soo gaaray muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa waddanaka Kenya. Waxaa sidoo kale goor dhow waddanka ku soo laaban doona muwaadiniin Soomaaliyeedd oo ku xayiran waddamo kale" ayuu yiri Wasiirka duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Omar Diyaaradaan dadka ay siday dhamaantood iyaggu codsaday in dalkooda ay dib ugu laabtaan, waxaana socdaalkooda fududaysay safaarada Soomaaliya ee Kenya. dhamaantood dadkaan ayaa laga soo baaray xanuunka Carona.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip