Tiradda dadka uu ku dhacay Corona virus ee Somaliland oo Sare u kacday

0
Saturday June 13, 2020 - 22:02:23 in Wararka by
  • Visits: 199
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tiradda dadka uu ku dhacay Corona virus ee Somaliland oo Sare u kacday

    Wasaaradda horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay tirada dadka xanuunka Covid_19 laga helay 48-kii Saacadood ee u dambeeyay Wasaaraddu waxay sheegtay in dadkii baadhitaanka lagu sameeyay 48-kii Saacadood ee u dambeeyay Xanuunka laga hel

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay tirada dadka xanuunka Covid_19 laga helay 48-kii Saacadood ee u dambeeyay Wasaaraddu waxay sheegtay in dadkii baadhitaanka lagu sameeyay 48-kii Saacadood ee u dambeeyay Xanuunka laga helay 43 ka mid ah. Waxa kale oo ay Wasaaraddu sheegtay un hal qof u dhintay xanuunka 48-kii Saacadood ee u dambeeyay, taasi oo tirada dadka uu xanuunku ku dilay Gudaha Somaliland ka dhigaysa 27 Qof. 43 Qof ee xanuunka laga helay ayaa tirada guud ee dadka uu gudaha Somaliland xanuunku ka haleelay ka dhigaysa 547 Ruux.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip