Maxkamada Gobolka Banaadir oo u digtay Shaqaallaha dowladda

0
Saturday June 13, 2020 - 21:57:20 in Wararka by
  • Visits: 251
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamada Gobolka Banaadir oo u digtay Shaqaallaha dowladda

    Dhageysiga Dacwada 10 Ruux oo ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka oo ku eedeysan Musuq maasuq oo ka socota Maxkamada Gobolka Banaadir. Dadkaan ayaa waxaa ka mid ah Agaasime waaxeedyo ka tirsan Wasaaradda iyo Agaasimaha Guud oo dhawaan xabsiga laga si

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhageysiga Dacwada 10 Ruux oo ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka oo ku eedeysan Musuq maasuq oo ka socota Maxkamada Gobolka Banaadir. Dadkaan ayaa waxaa ka mid ah Agaasime waaxeedyo ka tirsan Wasaaradda iyo Agaasimaha Guud oo dhawaan xabsiga laga sii daayay. Waxaa loo heystaa eedeymo ku saabsan lunsashada hantida dadweynaha, gaar ahaan markii uu bilowga ahaa Cudurka Corona virus. Gudoomiyha Maxkamadda Gobolka Banaadir Cabdikhadar Maxamed Xasan sheegay in ay tahay wax Fool xumo ah, in shaqaalaha Dowlada Lagu soo eedeyo Musuqmaasuq. Waxaa uu sheegay in ay tilaabo adag oo aan cafis la aheyn ay ka qaadi doonaan qofkaste oo ka mid ah Shaqaallaha dowladda oo Musuq maasuq lagu helo. Waxaa uu sidoo kale tilmaamay in Hay'addaha baarista laga doonaayo in ay baaritano deg deg ah ay ku sameeyaan xafiisyadda dowladda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip