Beello 40 sano dagaal ka dhex oognaa oo maanta heshiis kala saxiixday

0
Saturday June 13, 2020 - 21:54:26 in Wararka by
  • Visits: 202
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beello 40 sano dagaal ka dhex oognaa oo maanta heshiis kala saxiixday

    Laba kamid ah Beelaha Gobolka Mudug oo maalmaha Shir Nabadeed uga socday Degaanka Bandiiradleey ee Gobolkaasi ayaa Maanta oo Sabtiya War-murtiyeed ka soo saaray Shirkaasi. War-murtiyeedka waxaa lagu sheegay in Shirka lagu go'aamiyay in laga h

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laba kamid ah Beelaha Gobolka Mudug oo maalmaha Shir Nabadeed uga socday Degaanka Bandiiradleey ee Gobolkaasi ayaa Maanta oo Sabtiya War-murtiyeed ka soo saaray Shirkaasi. War-murtiyeedka waxaa lagu sheegay in Shirka lagu go'aamiyay in laga heshiiyo Colaaddii mudada dheer u dhexaysay labada Beelood islamarkaana Nabad waarta laga hirgeliyo Degaanka. Shirka waxaa ka qayb-galay Waxgaradka iyo Isimada labada dhinac oo ay weheliyaan mas'uuliyiinta heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ku matala labada Beelood ee Shirka yeeshay. Qaar ka mid ah waxgaradka beelaha ayaa sheegay in Colaadaan ay taagneyd Muddo 40 Sano. War-murtiyeedka ayaa sidoo kale lagu sheegay in Wejiga labaad ee Shirka Nabadaynta 20-June 2020 lagu qaban doono Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug si loo sii dhammaystiro Arrimaha ka harsan Nabadaynta. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip