C.kariin Xuseen Guuleed oo ka hadlay War-murtiyeed laga Soosaray Shirkii Bandiiradleey

0
Saturday June 13, 2020 - 20:23:20 in Wararka by
  • Visits: 193
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    C.kariin Xuseen Guuleed oo ka hadlay War-murtiyeed laga Soosaray Shirkii Bandiiradleey

    madaxweynihii hore maamulka Galmudug C.kariin Xuseen Guuleed ayaa bogaadiyay wada-hadalka u billawday beelaha walaalaha ah ee dhawaanahaan shirarku uga socdeen Bandiiradley. "Waxaan bogaadinayaa soona dhaweynayaa baaqa iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

madaxweynihii hore maamulka Galmudug C.kariin Xuseen Guuleed ayaa bogaadiyay wada-hadalka u billawday beelaha walaalaha ah ee dhawaanahaan shirarku uga socdeen Bandiiradley. "Waxaan bogaadinayaa soona dhaweynayaa baaqa iyo go,aamada ka soo baxay Shirweynahii Nabadeynta iyo Dib u heshiisiinta ee ka socday magaalada Bandiiradley ee gobalka Mudug.          Waxaan ku amaanayaa wax garadkii halkaas isugu tagay ee isugu jiray Siyaasiyiin, Nabaddoonno, Culumudiin, Aqoonyahan, Dhalinyaro iyo haween dhabar adeegga ay muujiyeen iyo guulaha ay gaareen.

              Waxaa rajeynayaa in heshiiska iyo go,aamada dhaxalgalka ka ah ee halkaas ka soo baxay ay waxgaradka labada dhinac ka dhabeeyaan sidoodana u fuliyaan” ayuu yiri madaxweynihii hore maamulka Galmudug C.kariin Xuseen



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip