Wararka

MUDDULLOOD WAA MARJACA UMMADDA SOOMAALIYEED {Qoraal Gaaban}

0 Visits: 266 | Sunday November 01, 2020 - 23:15:33
..

Read More »

Cali Cabdullaahi Cosoble: "Qalad ayey aheyd in anagoo ah qabiil yar aan wax ku darsano Abgaal oo qowmiyad ah"

0 Visits: 260 | Sunday November 01, 2020 - 23:12:42
Madaxweynihii hore ee Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa si kulul uga hadlay soo dhaweyntii Magaalada Jowhar Maanta loogu sameeyey madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay in madaxdii soo dhaweysay Sheekh Shariif ay dhammaantood kasoo…

Read More »

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka oo la kulmay safiirka dalka Masar

0 Visits: 276 | Sunday November 01, 2020 - 22:28:35
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS Marwo Khadiija Maxamed Diiriye iyo saf iirka dawladda Masar u jooga Soomaaliya ayaa kulan ay yee sheen waxa ay uga wada hadleen xoojinta iskaashiga laba da dal ee dhinaca gargaarka.

Read More »

Dagaal xoogan oo ka dhacay degaano ka tirsan Gobolka Hiiraan

0 Visits: 282 | Sunday November 01, 2020 - 21:09:29
Dagaalka oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu Maanta ka dhacay degaano hoostaga degmada Jalalaqsi oo ka tirsan gobolka Hiiraan, waxaana uu dhex-maray Xubno kamid ah kooxda Macaawiisleey iyo Al-Shabaab. Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay, kaddib markii sida la sheegay Xubno…

Read More »

Aqalka Sare oo qoraal kasoo saaray doorashooyinka Baarlamaanka

0 Visits: 284 | Sunday November 01, 2020 - 21:08:11
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa qoraal uu soo saaray waxaa lagu sheegay in habraaca doorashooyinka kuraasta Xildhibaanada kasoo jeeda Gobolada waqooyi ee loo yaqaano Soomaaliland loo raaco habraacii lagu galay Doorashadii sanadkii 2016 kii. Qoraalka oo la ogeysiiyay, Madaxwyene…

Read More »

Masar iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay xiriirka labada dal

0 Visits: 270 | Sunday November 01, 2020 - 21:06:50
Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Khaliif ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Masar Mudane Maxamed Nasar iyo Safiir Ku xigeenka dowladda Jarmalka Mudane Sascha Andreas Kienzle. Safiirrada oo ugu hambalyeeyay xilka dhawaan loo magacaabay…

Read More »

Sheekh Shariif oo faah faahiyay u jeedka Safarka uu ku tegay Jowhar

0 Visits: 256 | Sunday November 01, 2020 - 21:04:58
Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle ayaa waxaa Maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh shariif Sheekh Axmed, iyada oo siwyen loo soo dahweeyay. Soo dhawyen, kaddib sheikh Shariif oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay doorashooyinka Hir-Shabeelle

0 Visits: 226 | Sunday November 01, 2020 - 21:03:44
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ay ka hadashay howlaha doorashooyinka ee ka socda degaannada Hir-Shabeelle. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda ayaa waxaa lagu bogaadiyay Xubnaha soo xulista xubnaha Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle,…

Read More »

SAWIRO:-Dab khasaaro geystay oo ka kacay Xaafad ka tirsan Muqdisho

0 Visits: 230 | Sunday November 01, 2020 - 21:02:22
Dabka oo geystay khasaaro hantiyadeed ayaa waxaa uu ka kacay guri ku yaalla dhabarka dambe ee guriga Hooyooyinka ee degmada Xamarweyne, waxaana uu ku faafay Guryo kale oo ku dhegay guriga uu damba ka kacay. Dadka deriska la ah guiga uu dabka ka kacay ayaa waxaa ay sheegene in uu dabka ka bilaawday Korono,…

Read More »

Nin loo qabtay weerar ka dhacay dalka Faransiiska

0 Visits: 252 | Sunday November 01, 2020 - 21:01:03
Mas'uuliyiinta Faransiiska ayaa sheegay in qof looga shakisan yahay in uu Sabtidii si daran u dhaawacay wadaad ka tirsan kaniisad Greek Orthodox ah oo ku taalla magaalada Lyon uu haatan ku jiro gacanta bilayska. Nikolaos Kakavelaki ayaa xirayay kaniisaddiisa markii laba xabad looga dhuftay xabadka,…

Read More »

Shir laga yeeshay Amniga degaannada Koonfur Galbeed

0 Visits: 215 | Sunday November 01, 2020 - 20:59:55
Kusimaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad goboleedka Koonfur galbeed Amb Dr. Cali Saciid Faqi ayaa Shir Guddoomiyay shirka todobaad laha ee Amniga DeeganadaMaamulkaas. Shirka ayaa waxaa qeyb galey Saraakiisha Ciidamada Qalabka sida ,Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada qalabka sida qeybta…

Read More »

Guddoomiye Xaashi oo Kahor Yimid Magacaabista XF ee Guddiga Doorashada ee Waqooyi, Soona Jeediyey Hannaan

0 Visits: 240 | Sunday November 01, 2020 - 20:58:43
Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah Cabdi Xaashi ahna Senator ka yimid gobollada waqooyi(Somaliland) ayaa qoraal uu soo saaray maanta, kuna wajahan madaxda fulinta ee dowladda federaalka ah waxaa uu ka soo horjeestay go'aanka heshiiska golaha wadatashiga ee sheegaya in…

Read More »

Xilliga la dooranayo Guddoonka Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo la shaaciyay

0 Visits: 239 | Sunday November 01, 2020 - 20:55:57
Guddiga doorashada guddoonka Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, ayaa maanta soo saaray islamarkaana shaaciyay jadwalka doorashada guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle War kasoo baxay Guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in Maalinta oo Isniin ah ay bilaabaneyso qabashada Araajida musharixiinta Guddoonka…

Read More »

Muslimiinta caalamka oo loo ogolaaday in ay cimro ku tagaan xaramka

0 Visits: 235 | Sunday November 01, 2020 - 20:54:25
Muslimiinta ajaanibka ah ee ka yimaad dalalka kale ee dunida ayaa markii ugu horraysay muddo dhawr bilood ah loo ogolaaday in ay masaajidka Xaramka ee Makka cimro ku tagaan tan iyo markii safmarka fayraska korona dillaacay. Waxa shardi ah in dadka cimrada gudanayaa marka ay Sucuudiga gaadhaan ay muddo…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 1-NOV-2020

0 Visits: 742 | Sunday November 01, 2020 - 09:44:22
.

Read More »

Khasaaro ka dhashay is rasaaseyn ka dhacday Magaalada Muqdisho

0 Visits: 280 | Sunday November 01, 2020 - 07:38:14
Is rasaaseynta ayaa waxaa uu rag hubeysan iyo Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay ku dhex-martay agagaarka Isgoyska Dabka oo kala qeybiya degmooyinka howl-Wadaag, Hodan & Waaberi ee Gobolkan Banaadir.

Read More »

Sawirro: Halkee buu marayaa Mashruuca Wadada Muqdisho iyo Afgooye

0 Visits: 354 | Saturday October 31, 2020 - 22:59:25
Mashruuca Wadada Afgooye waxaa uu u socdaa si aad u xowli ah, sawirada laga qaaday jawiga waxaa ay muujineysaan baaxada Mashruuca, waxaa ay dhamaan doontaa shaqada Wadada 60 maalmood gudahood.

Read More »

Aktarkii ugu horeeyay aflaamta 007 James Bond oo geeriyooday (Sawiro)

0 Visits: 362 | Saturday October 31, 2020 - 22:54:09
Sir Sean Connery oo ahaa aktarkii ugu horeeyay aflaamta caanka ah ee 007 James Bond ayaa geeriyooday isagoo 90 jir ahaa. Sean Connery ayaa bilado badan ku guuleystey intii uu ku gudo jirey jilista aflaamta waxaana ka mid ahaa aflaamtii uu jiley ee caalamka caanka ka noqday The Hunt for Red October,…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Rooble oo adkeeyey dagaalka ay Xukuumaddu ku wajahayso musuqmaasuqa

0 Visits: 251 | Saturday October 31, 2020 - 22:20:49
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kormeeray Wasaaradda Maaliyadda, Bangiga Dhexe ee dalka iyo Dekedda magaalada Muqdisho ayaa tilmaamay in Xukuumaddu ay sii dardar gelinayso qorsheyaasha ka dhanka ah musuqmaasuqa iyo ku tagri-falka hantida iyo awoodda…

Read More »