Guddoomiye Xaashi oo Kahor Yimid Magacaabista XF ee Guddiga Doorashada ee Waqooyi, Soona Jeediyey Hannaan

0
Sunday November 01, 2020 - 20:58:43 in Wararka by
  • Visits: 241
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Xaashi oo Kahor Yimid Magacaabista XF ee Guddiga Doorashada ee Waqooyi, Soona Jeediyey Hannaan

    Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah Cabdi Xaashi ahna Senator ka yimid gobollada waqooyi(Somaliland) ayaa qoraal uu soo saaray maanta, kuna wajahan madaxda fulinta ee dowladda federaalka ah waxaa uu ka soo horjeestay go'

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah Cabdi Xaashi ahna Senator ka yimid gobollada waqooyi(Somaliland) ayaa qoraal uu soo saaray maanta, kuna wajahan madaxda fulinta ee dowladda federaalka ah waxaa uu ka soo horjeestay go'aanka heshiiska golaha wadatashiga ee sheegaya in xukuumadda ay magacawdo xubnaha guddiga doorashada ee gobollada waqooyi. "Asteynta kuraasta xildhibaannada kasoo jeeda gobollada waqooyi ee Somaliland waxaa loo raacayaa sida ku cad hannaankii iyo habraacyadii lagu galay doorashadii dadbaneyd 2016" sidaa waxaa yiri guddoomiye Xaashi. Guddoomiyaha waxaa uu intaas ku daray "Xukuumadda xaq uma laha in ay guddi u magacawdo Somaliland sida aaney u magacaabeyn xubnaha guddiyada ka imaanaya dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka ah.

 

 

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip