Sheekh Shariif oo faah faahiyay u jeedka Safarka uu ku tegay Jowhar

0
Sunday November 01, 2020 - 21:04:58 in Wararka by
  • Visits: 257
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Shariif oo faah faahiyay u jeedka Safarka uu ku tegay Jowhar

    Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle ayaa waxaa Maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh shariif Sheekh Axmed, iyada oo siwyen loo soo dahweeyay. Soo dhawyen, kaddib sheikh Shariif oo Wa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle ayaa waxaa Maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh shariif Sheekh Axmed, iyada oo siwyen loo soo dahweeyay. Soo dhawyen, kaddib sheikh Shariif oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay muddo kadib in uu booqasho ku tago Magaalada Jowhar laguna soo dhaweeyo. U jeedada safarka uu manta ku tegay magaalada Jowhar ayaa waxaa uu ku sheegay howl ay in muddo ah soo wadeen oo ku saabsan xalinta tabasho la xiriirta arrimaha doorashooyinka.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip