MUDDULLOOD WAA MARJACA UMMADDA SOOMAALIYEED {Qoraal Gaaban}

0
Sunday November 01, 2020 - 23:15:33 in Wararka by
  • Visits: 270
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MUDDULLOOD WAA MARJACA UMMADDA SOOMAALIYEED {Qoraal Gaaban}

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..
ku:Umadda soomaallyeed meelkasta eey joogaan Ujeeddo talo iyo toowfiiq
Asalaamu caleeykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu bacda salaan walaalayaal dad aan tashan toowfiiq malahan dad aan marjac yeelanna midnimo malahan sidaa darteed anigoo ah curad soomaaliyeed kuna hadlaya magaca curadnimo waxaan soo jeedinayaa talo waxaana leeyahay saa udhannahay soomaaliyoo idil waxaa naga magan marjac iyo mudnimo aan kutashano waxaanu nahay qabaa,ilo taasoo ah shucuubyo leesku agoonsado hase ahaatee dalka wuxuu soo marayba waa imtixaan balse waxaan hadeer soo jeedinayaa
Codsina ah kuna talinayaa anigoo saaraya mas,uuliyadda talada qowmiyadda muddulood in umadda soomaaliyeed unoqdaan marjac lagusoo hirto umadda soomaaliyeedna uhorseedaan mnidnimo ijyo toowfiiq waayo mudul waa hoyga ugu wanaagsan ee maalintiina ah qaboOw macaan habeenkiina ah duggaal hurdo fiican leh oo dhaxani laneyn sidaa darteed waxaan idinkugu duceeynayaa mudulloodow inaad xilkaas iga guddoontaan igana aqbashaan umadda soomaaliyeedna waxaan ka codsanayaa ineey iga aqbalaan waayo talo aan tiir laheyn matoosna mudd0 ayaanu kujirnay taloxumo maanta waxaan aaminsanahay in mudduiood u istaageen umadda Soomaaliyeed iney hormuuc unogdaan sidii dalka unogon lahaa dal midnimo yo toowfiqba kusoo dabaalay waxaana umahad celinayaa madaxweynihii hore ee umadda soomaa iyeed mudane cali mahdi maxamed oo ah mas.uul
Kadangaday tala xumada dalka heysata iyo kala qoqobka waana mas.uul nadiif ah qalbigiisa 100% diyaarna u ah wixii akala tabanaayo xalay dhalay laga noqdo waayo haclalka midka nuhiimka ah ayaa lagasoo qaataa marka wad in xalay dhalay in laga nogdaa dibna loogu agon ana tashaca ees xtiraamoakaraameeyo inshaa all ah wIxi faahfaahin alhna igala soo xariira email kahoos ku goran inshaa allaah wabillaab Toowfiiq




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip