Shir laga yeeshay Amniga degaannada Koonfur Galbeed

0
Sunday November 01, 2020 - 20:59:55 in Wararka by
  • Visits: 217
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir laga yeeshay Amniga degaannada Koonfur Galbeed

    Kusimaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad goboleedka Koonfur galbeed Amb Dr. Cali Saciid Faqi ayaa Shir Guddoomiyay shirka todobaad laha ee Amniga DeeganadaMaamulkaas. Shirka ayaa waxaa qeyb galey Saraakiisha Ciidamada Qalabka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kusimaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad goboleedka Koonfur galbeed Amb Dr. Cali Saciid Faqi ayaa Shir Guddoomiyay shirka todobaad laha ee Amniga DeeganadaMaamulkaas. Shirka ayaa waxaa qeyb galey Saraakiisha Ciidamada Qalabka sida ,Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada qalabka sida qeybta 60aad ,iyo Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed iyo madax kale. Shirka ayaa waxaa warbixino looga dhageystay Saraakiisha Ciidamada Qalabka sida qeybahooda kala duwan, iyaga oo ka warbixiyay xaalada amni ee degaannada Koonfur Galbeed iyo howlgalladii ay fuliyeen Ciidamada Dowladda & kuwa Koonfur Galbeed. Sarkaashiisha laamaha Amniga ee ka howlgalla degaannada Koonfur Galbeed ayaa waxaa ay shirka ka sheegeen inay xoojin doonaan sugida Amaanka Deeganada Koonfur Galbeed. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip