Xilliga la dooranayo Guddoonka Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo la shaaciyay

0
Sunday November 01, 2020 - 20:55:57 in Wararka by
  • Visits: 242
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xilliga la dooranayo Guddoonka Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo la shaaciyay

    Guddiga doorashada guddoonka Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, ayaa maanta soo saaray islamarkaana shaaciyay jadwalka doorashada guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle War kasoo baxay Guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in Maalinta oo Isniin ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga doorashada guddoonka Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, ayaa maanta soo saaray islamarkaana shaaciyay jadwalka doorashada guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle War kasoo baxay Guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in Maalinta oo Isniin ah ay bilaabaneyso qabashada Araajida musharixiinta Guddoonka Baarlamaanka, halka 3-da Bisha November oo ku aadan Talaalada ay musharixiinta jeedin doonaan khudbadahooda. Sidoo kale Guddiga doorashada guddoonka Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa sheegay in 4-ta Bisha Novembar oo ku beegan Maalinta Arbacadaha ah la qaban doono doorashada Guddoonka Baarlamaanka labaad ee Hir-Shabeelle. Howlaha la xiriira doorashooyinka Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxaa ay ku socdaa si dardar leh, waxaabna jira Beelaha qaar oo qaba tabashooyin ku aadan in la bedelay Xubnihii ay u xusheen inay kamid noqdaan Baarlamaanka Hir-Shabeelle.



 
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip