Wararka

Tirada Dadka Laga Helayo Cudurka COVID-19 Ee Gudaha Somalia Oo Sii Kordheysa

0 Visits: 202 | Saturday March 20, 2021 - 20:41:02
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 42 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac ee la soo dhaafay, 5 qof ayaana u geeriyootay, waxaana ka bogsatay 5 ruux. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka…

Read More »

Jubaland oo jawaab culus kasoo saartay ciidankii ay DF geysay gobolka Gedo

0 Visits: 221 | Saturday March 20, 2021 - 20:14:41
Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Jubbaland ayaa waxaa si kulul looga hadlay ciidamadii ugu dambeeyey ee ay shalay dowladda dhexe ku daabushay qeybo ka mid ah gobolka Gedo oo dhaca koonfurta dalka Soomaaliya. Qoraalka Jubbaland kasoo baxay ayaa waxaa lagu sheegay in ay nasiib darro tahay in dowladdu…

Read More »

Sawirro: DF oo maalintii labaad oo xiriir ah hub iyo ciidan geysay gobolka Gedo

0 Visits: 192 | Saturday March 20, 2021 - 20:09:34
Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta markale ciidan, hub iyo gaadiid dagaal ka dajisay degmada Doolow ee gobolka Gedo. Ciidamadan oo diyaarad looga qaaday magaalada Muqdisho ayaa ku biiraya ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan gobolkaasi, gaar ahaan kuwii shalay la geeyey halkaasi.

Read More »

Musharraxiinta oo ka digay in ciidamada Haramcad la geeyo garoonka Muqdisho

0 Visits: 209 | Saturday March 20, 2021 - 20:04:25
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka mid ah xubnaha midowga musharraxiinta mucaaradka ayaa ka digay in ciidamada Haramcad la geeyo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo qoraal soo geliyey bartiisa Twitter-ka ayaa ka digay in garoonka Muqdisho…

Read More »

Wasiir Dubbe oo warbaahinta la wadaagay 3-qodob oo xasaasi ah + Video

0 Visits: 216 | Saturday March 20, 2021 - 19:10:37
Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe oo shir jaraa'id ku qabtay magaalda Muqdisho ayaa ka hadlay seddax arrimood oo kala ah. 1. Xayiradaha, qaadashada tallaal iyo talooyinka la xariira cudurka Coronavirus. 2. Arrimaha doorashooyinka, isagoo shaaciyey halka uu ka dhacayo shirkii…

Read More »

Dowladda Soomaaliya Oo Ciidan Iyo Hub Ka Dajisay Gobolka Gedo

0 Visits: 297 | Saturday March 20, 2021 - 18:15:00
...

Read More »

Ciidamo Fuliyay Howlgal Lagu Qabtay Dad Ay Ku Jiraan Ganacsato Yar-Yar

0 Visits: 199 | Saturday March 20, 2021 - 18:11:38
..

Read More »

Ra'iisul Wasaare Qaatay Tallaalka COVID-19 Oo Laga Helay Cudurka

0 Visits: 224 | Saturday March 20, 2021 - 18:08:45
..

Read More »

Galaangalka beesha caalamka iyo go'aanada madaxwayne Farmaajo

0 Visits: 214 | Saturday March 20, 2021 - 18:01:51
..

Read More »

Puntland Oo Hirgelisay Xarun Hor Leh Oo Lagu Baarayo Cudurka COVID-19

0 Visits: 259 | Saturday March 20, 2021 - 17:54:27
..

Read More »

HALKAN KA AQRISO W/W MOGTIMES 20 MARS 2021

0 Visits: 304 | Saturday March 20, 2021 - 10:25:12
.

Read More »

Shiinaha oo ammaanay ayeeyo iska dhicisay nin weeraray

0 Visits: 239 | Saturday March 20, 2021 - 07:04:05
..

Read More »

Jawaab qoraalka Senator Abdiwahid Goonjeex.

0 Visits: 298 | Saturday March 20, 2021 - 05:46:24
..

Read More »