HALKAN KA AQRISO W/W MOGTIMES 20 MARS 2021

0
Saturday March 20, 2021 - 10:25:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 305
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AQRISO W/W MOGTIMES 20 MARS 2021

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Wasiir Beyle oo kulan la qaatay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya

     Wasiirka Maaliyadda ee XFS Md. Cabdi raxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan ar agga shir muhiim ah kula yeeshay Safiirka cu sub ee Dowladda UK ee Soomaaliya Danjire Ka te_Foster iyo mas’uuliyiin kale oo arimaha hour marinta u qaabilsan UK.

    "Waxa aan ka wada hadaln ay xoojinta xiriirka wada shaqe yn ee Dowladda UK, dib-u-hab eynta Maaliyadda iyo xaalada ha deg degga ah ee COVID-19 oo hada dhibaa to xooggan ku haya bulshada Soomaaliyeed”. Ayuu yiri Wasiir Beyle.

    Wasiir Beyle ayaa xusay in Dowladda UK ay ka mid tahay saaxibada Soomaaliya ee muhiim ka u ah horumarka Soomaaliya, isla markaana garab taagan mar waliba.

C/C Sharmaarke oo jawaab kulul ka bixiyey qoraal uu ka faafiyey Abuukar Cawaale

    R/Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Ca bdirashiid Cali Sharmaake ayaa si adag uga ja waabay eedeyn la xiriirtay heshiiska MOU oo la sheego inuu keenay

 damaca Kenya ee Badda, ka asi oo u jeediyay Abuukar Ca waale.

     Abuukar Cawaale oo soo dhigay qoraal ba rtiisa Facebook ayaa sheegay in heshiiskii is-fah am ee 2009-kii uu amar ku bixiyey Cumar Cabd irashiid, islamarkaana uusan wax shaqo ah ku laheyn Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo xiligaas lagu amray inuu saxiixo, sida uu she egay.

     "Madaxweyne Sh Shariif shaqo kuma lahayn mana ogeyn meel lagu saxiixay MOU ninka am arka bixiyey Wuxuu ahaa R/Wasaare Sharmaar ke ee ninkaas hala raadiyo. CCW Sawirka gal oo warqadaas saxiix ayaa lagu amray (Qob mo os ayaa loo dhigay) ee hala raadiyo kaabalaad arka weyn Mr Cumar,” ayuu yiri Abuukar Cawaa le oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebooka.

    Saacado ka dib waxaa jawaab kulul eedeyn taas ka soo bixiyey Cumar Cabdirashiid. Wuxuu na yiri "Abukar Awale Qof aan garanayo ma tih id waxaase yaab leh inaad Weli ku gaaf wareeg ayso MOU baa la saxiixay adigoo og in MOU da ay maxkamadii caalamiga tiri nuxurkeeda wux uu ahaa continental shelfs ka ku darsashadee da oo kenya ay ka carartay Maxkamada inay ka soo qayb gasho. Adiga iyo inta weli rabta Som ali inay ku marin habaabiso arrinkaan iyo kuwa lacagta indin kusiiyaba qalbiga Ayad ka jiran tihiin”.

      Heshiiska MOU wax saameyn ah ma ku lee yahay kiiska Badda ee dhawaan dhageysigeeda laga furay Maxkamada ICJ?

     Heshiiskas is-faham ee 2009-kii (MOU) ayaa waxaa mid kamid ah qareenada Soomaaliya ee dacwadda Badda uu sheegay in is-fahankii ay 2da dal kala saxiixdeen sannadkii 2009-kii, uus an wax khilaaf ah ku ahayn dacwadda.

     Philippe Sands ayaa sheegay in is-fahamka as uu kamid ahaa qodobbada ay Kenya illaa iyo hadda cuskaneyso, kaasi oo ay kala saxiixdeen dowladdii Kumeel Gaarka ahayd ee Soomaal iya, islamarkaana la xiriiray xadka badda ee 2da dhinac. Is-afgaradkaas wuxuu dhigayay in 2da dal aysan iska hor istaagin inay gudbitaan cabbirka, xogta iyo qariiradaha la xiriira Qalfoof badeedka labada dal, oo loo gudbinayay Guddi Q/Midoobay u qaabilsan arrimaha Qalfoof bade edka dalalka Caalamka.

     Is-fahamkaas waxaa dhinaca Soomaaliya u saxiixay Cabdiraxman Cabdishakur, oo xilligaasi ahaa wasiirkii qorsheynta iyo iskaashiga caala miga ah.

     Sida ay sheegen qareenada dalkeena Is afg aradkaas kuma jirin arrinta la xiriirta xadka ba dda, balse wuxuu dhigayay hannaankii loo mari lahaa oo ah in wada-hadal lagu xalliyo khilaafka xadka badda ee laba dal u dhexeeya.

James Swan oo shaaciyay cidda ka qeyb-galeysa shirka teendhada Afisyooni

     Ergayga gaarka ah ee qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, James Swan, aya shaaca ka qaaday arrimo ku saabsan shir ka la filayo inuu ka dhaco teendhada Afisyooni iyo cidda ka qeyb galeysa.

Wareysi uu siiyey Idaacadda VOA-da laanteeda Afka Sooma aliga ah ayuu James shaaca ka ga qaaday arrin aan faah-faahsaneyn balse la ga dhex dheehan karo in shirka ka dhici doona Muqdisho ay siyaasiyiinta Soomaalida oo dhan ka wada qeyb gali doonaan.

Mr. Swan wuxuu shaaca ka qaaday in QM iyo saaxiibadooda beesha caalamka ay ka go’an ta hay iney ka shaqeeyaan isku dubaridka kulanka an la filayo, maadaama fadhiyo dhawr ah ay ho gaamiyayaasha Soomaalida ku heshiin waaye en.

     "Waxaan tibaaxayaa in aan dooneyno in Soo maalida aan siino taageero dhanka dhaqaalaha ah, taas waxaa naga codsaday xafiiska ra’iisul wasaaraha, waxaana ku raacay xafiiska mada xweynaha,waxaan diyaarineynaa Teendho ama Hool ku yaalla garoonka diyaaradaha, wax aana bixin doonaa dhaqaalaha gobollada dalka looga soo daabulayo ergooyinka maamulada dalka, sidoo kale waxaan AMISOM kala shaqeyney naa xaqiijinta ammaanka, marka waxaan rajey nayaa in wada-hadalladan ay sii socdaan, iya doo uu ka dhacayo meel ammaan ah kana qeyb galaan siyaasiyiita Soomaalida,” ayuu yiri Jam es Swan.

    Hadalka kasoo yeeray Swan ayaa u muuqda inuu si dadban u sheegay in mucaaradka ay ka alin ku yeelan karaan shirka Afisyooni, waana ar rin uu aad u diidan yahay madaxweynaha mud do xileedkiisa dhamaaday ee Maxamed C/hi Farmaajo.  

     Farmaajo wuxuu doonayaa in ka qeyb gala yaasha shirka ay kaliya noqdaan kuwii heshiis ka gaaray 17-kii September 2020, mana doona yo in midowga musharaxiinta ay kaalin ku yee shaan shirkaas.

     Qorshaha kulanka wuxuu ahaa in horaanta bishaan Maarso uu dhaco, balse Villa Sooma aliya ayaa qeyb ka mid ah madaxda maamul go boleedyada ku cadaadisay ineysan diyaar u no qon shirka, balse markaan Qaramada Midoobay ayaa sheegeysa iney meel fiican marineyso qo rshaha isla markaana ay qaban-qaabada shirka wadaan.

     Midowga Musharaxiinta waxaa la filayaa iney xubno kooban u dirsan doonaan shirka ka dhici doona teendhada Afisyooni, inkastoo aan la ogeyn tirada u aadi doonta, lamana oga sida lo ogu qancin doono Villa Soomaaliya

Madaxweynaha Jubbaland” Maanta  waxaan ku jirnaa Marxalad Madow”

  Madaxweynaha maamulka Jubaland Md. Ax med Maxamed Islaam,  ayaa ka qeyb galay shir ka madasha Badbaadada Qaranka oo ka dha cay Magaalada Muqdisho.

Isagoo tilmaamay in howshan loo arkay inay xal ka noqon karto Xaala da cakiran ee Doorashada dalka, taas oo ilaa hada ay muuqato in aan lahaynin wado sax ah oo dalka lagu jihayn karo Wuxuu intaas ku daray Axmed Madoobe in loo baahan yahay in si rasmi ah loogu diyaar ga roobo sidii xal looga gaari lahaa kala aragti duw anaanshaha taagan iyadoo la eegayo danta Qaranka.

     MadaxweynahaJubland ayaa sheegay in ma dashan ay noqonayso mid jiho u bixisa dalka is la markana Xaalada halista ah ee uu ku jiro ka saarta.

    Waxaa uu sidoo kale tilmaamay in Soomaali ya ay Maanta ku socoto waddo mugdi ah, maad aama lagu fashilmay arimihii dorshoyinka dalka.

Blinken oo qoraal xasaasi ah kasoo saaray is-mari waaga doorashada Soomaaliya iyo cuburinta dibad-baxayaasha

    Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Antony Blinken ayaa qoraalkii ugu kululaa ka soo saaray is-mari waaga siyaasadeed ee So omaaliya, wuxuuna ku baaqay doorasho deg deg ah oo dalka ka dhacda. Blinken ayaa sheeg ay in dowladda Mareykanka ay aad uga walaacsan tahay is-mari waaga siyaa sadeed ee Soomaaliya, oo uu sheegay inuu abu urayo hubanti la’aan siyaasadeed oo halis geli naya amniga, xasiloonida iyo horumarka dalka.

     "Waxaan ugu baaqeynaa hoggaamiyayaa sha federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah fe deraalka inay meel iska dhigaan hadafyada siya asadeed ee kooban, oo ay qaataan mas’uuliya dda ay u hayaan shacabka Soomaaliya, ayna deg deg isugu raacaan qabashada doorashooy in deg deg ah, loo dhan yahay islamarkaana daah-furan,” ayuu yiri Blinken.

     Waxa uu sheegay in is-mari waaga uu wax yeeleynayo horumaradii ay sameysay Soomaali ya islamarkaana uu dib u dhigayo isbeddelada deg degga ah ee ay u baahan tahay Soomaal iya si ay ugu sii socoto waddada ay ku gaareyso deyn cafin buuxda, ayna wiiqeyso la-dagala anka argagixisada.

     Blinekn ayaa sidoo kale taageero u muujiyey dibad-baxyada shacabka Soomaaliyeed ee dowladda ay isku dayday inay hor-istaagto.

     "Mareykanka waxa uu taageerayaa xuquuq da ay muwadiniinta Soomaaliyeed u leeyihiin in ay si nabdoon u dibad-baxaan, waxa uuna si qa yaxan uga soo horjeeda in dhinacna uu rabsha do u adeegsado,” ayuu yiri.

     "Waxaan ugu baaqeynaa hogaamiyayaasha Soomaalida, inay ilaaliyaan mustaqbalka dalka ayna gaaraan heshiis si deg deg ah loogu fuli nayo doorashooyinka baarlamanka iyo madax weynaha,” ayuu yiri.


 Farmaajo oo ku baaqay shir kale oo deg deg ah kadib canaantii Antony Blinken

     Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamm aaday ee Soomaaliya Maxamed C/hi Farmaajo ayaa mar kale shir isugu ye eray madaxda ma amul gob oleedyada, shirkaas oo dha caya 22-ka bishan March.

    "Shirkan oo 2 maalmood soconaya waxaa loo ga gol leeyahay in lagu soo gabagabeeyo talooy inkii Guddiga Farsama da Doorashada ee ka soo baxay shirkii Bay dhabo 15-16 Febaraayo 2021, kaas oo xal loo ga gaaray tabashooyinkii ka soo laabtay heshiis kii doorashooyinka ee 17-kii Sebteembar 2020,” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay madaxtoyda.

     "Md.Farmaajo ayaa ku boorriyay Madaxweyn eyaasha D/G/yada iyo G/G/Banaadir inay ah miyad wayn siiyaan shirkan lagu dhammeystira yo tabashooyinkii kasoo laabtay heshiiskii doo rashooyinka si dalka loogu jiheeyo doorasho xor iyo xalaal ah.”

    Shirkan ayaa noqonaya kii 4aad ee Farmaajo uu ku baaqo tan iyo markii muddo xileedkiisa dhammaaday 8 February, ayada oo dhammaan shirarkii kale ay diideen madax goboleedyada madaxa-banaan ee Jubaland iyo Puntland.

    Inkasta oo shirka uu Farmaajo ku baaqay uu ka dhacayo Muqdisho, haddana lama shaacin halka uu si gaar ah uga dhacayo, haddii ay tah ay Villa Somalia iyo Teendhada Afisyooni oo ah halka ay ku baaqday beesha caalamka.

    Baaqa Farmaajo ayaa yimid sacado un ka dib markii xoghayaha arrimaha dibedda Mareykan ka Antony Blinken uu sheegay in D/Mareykanka ay aad uga walaacsan tahay is-mari waaga siya asadeed ee Soomaaliya, oo uu sheegay inuu ab uurayo hubanti la’aan siyaasadeed oo halis geli naya amniga, xasiloonida iyo horumarka dalka.

    "Waxaan ugu baaqeynaa hoggaamiyayaasha federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah feder alka inay meel iska dhigaan hadafyada siyaas adeed ee kooban, oo ay qaataan mas’uuliyadda ay u hayaan shacabka Soomaaliya, ayna deg deg isugu raacaan qabashada doorashooyin deg deg ah, loo dhan yahay islamarkaana daah-furan,” ayuu yiri Blinken.

Tirada dadka u dhintay cudurka Karoonaha Soomaaliya oo gaartay 414

     Wasaaradda Caafimaadka dowladda Sooma aliya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Cudurka Karoon aha.Tirada 48 saac

 ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 2,467,Laga Helay:325, Somaliland:179, Galmudug:39, Ban adir:28, Puntland: 28, Hirshabelle: 27, Jubaland: 22,K/galbeed: 2, Lab: 219, Dhedig: 106, Dhima sho:22 (Somaliland:10, Banadir:6,Puntland:4, Jubaland:1,K/galbeed:1), Bogsashada: 91,Tira da Guud ee Laga Helay: 9,925, Bogsa shada Guud:4,420, Dhimashada Guud:414

Xog: Cali Guudlaawe oo ballan qaad u same yay musharaxiinta mucaaradka

     Madaxweynaha maamulka HirShabeelle Cali Ch/i Xuseen Guudlaawe ayaa dhiwaan xubno ka tirsan Mid owga Musharaxiinta Madaxw eynaha Soomaaliya la qaatay kulan gaar ah oo ku aadanaa xaaladda Soom aaliya.Md.Guudlaawe ayaa mucaaradka u balan qaad ay in HirShabeelle uu ka qaban doono doo rasho cadaalad ah, islamarkaana uusan ka sha qeynin doonin in uu soo saaro qof gaar ah, si doo kala ne uu ka reebo qof kale oo aysan ku qanacsa neyn Villa Somalia.

     "Guudlaawe waxa uu noo sheegay in uusan ka shaqeyn doonin soo saarista qof gaar ah isla markaana uu ka shaqeyn doono doorasho cada alad ah oo ka dhacda Jowhar iyo Beladweyne, sababtu waxa uu ku sheegay in arrintaas ay ku jirto daganaanshaha HirShabeelle” sidaasi wax aa Caasimada Online u sheegay Mduane ka tirs an baarlamaanka Soomaaliya.

     Cali GuudGuudlaawe waxa uu qeyb ka yah ay madaxweynayaasha lagu tilmaamo baalasha uu ku duulo Madaxweyne Farmaajo lamana oga sida uu ugu dhabeyn karo ballan qaadkaan uu sameeyay.

    Kala jiidasho iyo loolan xoog leh ayaa ka jira gudaha M/uqdisho. Xildhibaano iyo siyaasiin ka le ayaa baadi goob xoog leh ugu jira sidii ay ku heli lahaayeen fursado ay dib ugu soo laabtaan kuraastooda maadaama lagu jiro xili kala guur ah.  Xigasho:-ceeldheer.net

Soomaaliyeey Maanta ayey talo nala gudboo ntahay (Kaligii-talis ama dagaal sokeeye) {Qormo Wasiir Canshuur}

     Wasiirkii hore Tignoolajiyadda iyo Isgaarsinta xukuumaddii Xasan Cali Kheyre ayaa markii u gu horeysay ka hadlay xaallada siyaasadeed ee dalka isaga oo ku taliyay in dalka laga bad-baad iyo dhibaato ku soo socota.

    Waxa uu tilmaamay in niyad xumo iyo rajo be el ay la soo gudboonaatay shacabka Soomaaliy eed,islamarkaana ay khatar ku jirto dimoquraa diyaddii curdunka aheyd ee Soomaaliya.

Halkaan Ka Akhriso Qormada Cabdi Canshuur

    Markii ay ummaddii Soomaaliyeed rajo xumo iyo niyadjab la soo gudboonaatay, Caalamkiina naga niyad jabay halisna ugu jirno in markale dhabar na loo jeediyo, taladii dalka dadkii loo ig maday ay dayaceen.

    Madasha Badbaado Qaran waxa ay timid waqtigii loo baahnaa shacab iyo siyaasiyiinba waxaa la gudboon in ay taageeraan.

Madasha Badbaado Qaran wuxuu dalka ka bad baadinayaa in aanan lagu qasbanaan laba da ran mid dooro ( Kaligii-talis ama dagaal soke eye)  Taageer Madasha Badbaado Qaran si aad naftaada, dadkaada, sharaftaada iyo qaran imadaada u badbaadiso.

     Dalka dib-u-heshiisiin iyo doorasho xor, xala al  ah, loo wada dhan yahay ayuu u baahan yah ay.  Soomaaliyeey ceelna kuuma qodno cidina kuuma maqno.

    Dhamaanteen aan u wada istaagno badbaa do qaran iyo xal u raadinta siyaasadda cakiran ee dalkeenna marxaladan xasaasiga ah ee dal keena ay haystaan cuduro, gaajo iyo abaarro.

Xigasho:Jowhar.com

Md.Cabdi Xaashi oo meesha ka saaray arrin la sheegay inuu ka rabo isbaheysiga cusub

     Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo Dorraad loo doortay guddoomiya ha Madasha Badbaado Qaran ayaa meesha ka saaray in waxa uu ka da macsan yahay dhismaha madashan cusub ay tahay inuu xil ku helo.

Cabdi Xaashi ayaa sheegay inuu yahay mind imo doon iyo Soomaali in la isu keeno, isagoona ku guubaabiyay cid kasta oo Soomaaliyeed inay garato waxa saxa ah iyo waxa horyaala.

     Cabdi Xaashi Xaashi ayaa ku celceliyay in Soomaalida looga baahan yahay inay ka gudu bto oo ka baxdo qabiilka, isagoona soo qaatay erayo suugaaneed guubaabo aheyd oo dalka hodan yahay, Soomaalidana u muuqan kheyra adka alle ku maneystay.

     "Waxaan is leeyahay talada halkaan ka soo baxda waxay noqon doontaa mid Soomaali u ho rseeda inay garato wadada saxan, oo inta isku imaano aan doorano qofka noogu haboon, in ka stoo aan qabo waxa dalkeenna halkaan dhigay inuu yahay qabiil, haddana waxaan rajeynayaa inaan ka gudubno qabiilka,” ayuu yiri Cabdi Xaa shi.

     "Inagoo isku duuban oo iska jecelahay anigu, inaanu reer hebeleyn ee aanu midnimadu Soom aaliyeed, heshiis Soomaaliyeed iyo doorasho Soomaaliyeed heshiis lagu yahay  sidii aan lagu gaari lahaa inaanu ka tashano mudadaasi,” ay uu yiri Cabdi Xaashi oo sheegay in isagu aheyn xil doon.

    "Aniga xil doon ma ihi laakiin midnimo iyo So omaali doon baan ahay,” ayuu ku yiri hadal uu ka jeediyay madashii looga dhawaaqay mada sha Badbaado Qaran.

    Guddoomiye Cabdi Xaashi oo miisaan siyaa sadeed ku leh xubnaha gobolada Waqooyi ka soo jeeda, isagoona si weyn ugu soo horjeeda siyaasadda madaxweynaha xilkiisa dhamaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo, sababta loogu doortayna guddoomiyaha madasha badbaado qaran ay tahay miisaanka siyaasadeed iyo in mucaaradka ay helaan awooda xildhibaanada Waqooyi.

Maxaa looga hadlay kulanka Qoor-Qoor iyo Madeira?

     Madaxweynaha maamulka Galmudug, Axm ed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa Shalay M/Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka howl-ga lka Midowga Afrika ee Soomaaliya, danjire Fra ncisco Madeira.

     Kulankaan ayaa waxaa looga hadlay muran ka doorashooyinka oo xaalad cakiran ka dhali yay dalka iyo sidii xal looga gaari lahaa is-mari-waaga doorashada ee ka dhex ta agan saamileyda siyaasada dalka.

     Sidoo kale waxaa diirada lagu saaray wada-shaqeynta labada dhinac, gaar ahaan dadaalada lagu horumarina yo howlaha Amniga ee deegaanada Galmudug iyo kaalinta ay ka geysaneyso Midowga Afrika.

Galmudug ayaa muddooyinkii dambe wajahey say culeyso dhanka amaanka ah, waxaana wee raro iyo falal amniga lidi ku ah ka fulinayay dag aalyahanada Al-Shabaab oo gacanta ku haya   deegaano ka tirsan maamulkaas.

     Kulankaan ayaa imanaya xili ay meel xasaas iya mareyso xiisada doorashada, islamarkaana ay socdaan dadaalo ay beesha caalamka is ku gu soo dhaweynayso dhinacyada isku haya doo rashada, si uu u qabsoomo kulan xal looga ga aro xiisada taagan.

Sheekh Shariif oo soo saaray digniin culus oo ku socota…

     Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh.Axmed ayaa sheegay in marxalada Shalay ay ku sugan tahay Soomaaliya in ay tahay mid jahwareersan loona baahan yahay in dhamm aan Madaxda iyo Shacabka ay u istaagan si wax looga qabto.

Waxaa uu sheegay in Madaxweyna ha Waqtigiiso dhammaaday iyo xu kuumaddiisa xil gaarsiinta ay raadi nayaan Muddo kororsi xilli uu dham maaday muddo xileedkii la doortay.

Shariif Sheekh Axmed ayaa tilmaamay in dowl adda uu hoggaamiyo Farmaajo looga baahnaa muddo xileedkiisa ka hor in uu soo bandhigo mu ddo korosiga uu rabo si umada Somaaliyed ay u ga fakarto , isla markaana lagula xisaabta mo.

G/M/Musharaxiinta ayaa ugu baaqay dhamma an qeybaha kala duwan ee bulshada inay ka qe yb qaataan sidii loo badbaadin lahaa dalka.

    Madasha Badbaado Qaran oo ay ku mideys anyihiin Madaxweynaha D/G/Puntland, Madaxweynaha D/G/Jubbaland, Midowga Mush arrixiinta iyo Golaha Siyaasadda ee Somaliland ayaa Shalay looga dhawaaqay magaalada Mu qdisho.

     Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi ayaa loo doortay Guddoomiya, iyadoo Guddoo miyaha Madasha Musharrixiinta Md.Sh.Shariif iyo Madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbaland yihiin xubnaha guddoonka Madasha Badbaado qaran.

Daahir Geelle "Haddii Farmaajo fahamkiisa dowladnimadu ku soo koobmay qori amaankiisa furan yahay”..

     Musharax madaxweynaha Daahir Maxam uud Geelle ayaa eedeyn u jeediyay madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/hi Far maajo. Daahir Geelle ayaa sheegay in madaxweynaha muddo xileedkiisu dham maaday ee Farmaajo ay Qora amaankiisa furan yahay uga soo hartay,soda uu hadalka u dhig ay.

Halkaan Ka Akhriao Qoraalka Daahir Geelle

    Mar haddii walaalkeen Farmaajo fahamkiisa dowladnimadu ku soo koobmay qori amaankiisa furan yahay oo bulshada lala dhex ordaayo, waxaa qasab noqotay in badbaado qaran laga hadlo.

      Qaran muggiisu waa ka micno wayn yahay qori amaankiisu furan yahay oo marba qof lagu taago ama dibad baxe lagu dilo. Dadku waxay u ooman yihiin dowladnimo iyo badbaado, waxa la badbaadinayana waa wadajirka iyo xasilloo nida qaranka, sidaas in na loola fahmo ayaan rajaynaynaa. Xigasho:ceeldheer.net

Axmed Madoobe iyo Deni oo 3-arrin oo waa weyn ku soo bandhigay madashii Dorraad loo ga dhawaaqay Muqdisho

     Madaxweyneyaasha maamul goboleedyada Puntalnd Jubalanda ayaa Shalay qeyb ka no qday aasaaska Gole lagu magacaabay "Mada shada Badbaado Qaran” iyagoo munaasabaddii daah furka ahayd ka sheegay dhowr qodob oo la xiriira khilaafka siyaasadeed ee Soomaaliya.

     Madasha Badbaado Qaran waxaa ku mideys an Dowlad Goboleedyada Jubbaland, Puntland, Golaha Midowga Musharaxiinta iyo Golaha Siyaasadda Somaliland.

      Siciid C/hi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam ayaa M/Muqdisho u tagay kulanka wadatashiga qaran ee aan wali lagu guuleysanin inuu furmo.

     2da madaxweyne ayaa si wadajir ah u sheeg ay in iyagoo kaashanaya golaha musharraxiinta iyo Golaha siyaasadda ee Somaliland mataka ay ka qeyb qaadan doonaan sidii Soomaaliya ay u gali lahayd doorasho heshiis lagu yahay.

1- dib u noqosho

      Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Deni, ayaa sheegay in uu dadaal ku bixin doono wax walba oo horseedi kara "dib u noqosho.

  "Waxaan rabaa in dadka Soomaaliyeed ay og aadaan in dalkoodu uu Maanta hiil uga baahan yahay, in la ilaaliyo howshii lasoo qabtay wixii ka dambeeyay sanadkii 2000 ee dowlad dhiska Soomaaliya loo soo amaamudayay oo Maanta meel laga sii amba qaadi karo joogta. Madash an waa mid u furan cid kasta oo ay u muuqato waxa annaga noo muuqday ee ah oo rabta inay ku darsato sidii dalka looga badbaadin lahaa in uu dib u noqdo,” ayuu yidhi Deni.

2- ‘Qori isu dhiib’

     Md.Deni ayaa intii uu ka hadlayay munaasa baddii Shalay waxa uu eedeyn u jeediyay dowl adda Soomaaliya.

     "Dowladda Shalay joogta waxay ku fashilan tay geeddigii la waday ee qori isku dhiibka ah aa, in markii xilligeeda lasoo gaaray ay u dhiibto qofkii ku xigay. Waxay u baddashay in aysan jir in cid ka horreysay iyo cid ka dambeysay mid na,” ayuu yidhi Deni.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip