Dowladda Soomaaliya Oo Ciidan Iyo Hub Ka Dajisay Gobolka Gedo

0
Saturday March 20, 2021 - 18:15:00 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 299
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Soomaaliya Oo Ciidan Iyo Hub Ka Dajisay Gobolka Gedo

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Dowladda Soomaaliya ayaa Ciidan iyo hub waxaa ay ka dejisay degmada Dolow ee Gobolka Gedo, waxaana galabta degmadaasi gaaray Ciidamo aad u hubeysan.Ciidanka ayaa la sheegay in ay yihiin Ciidamo Tababar ku qaatay magalada Muqdisho, kuwaasi oo in muddo ah la diyaarinayay, Ciidanka Galabta laga dejiyay degmada Dolow ee gobalka Gedo ayaa ah kuwo aad u hubeysan.

Gobolka Gedo ayaa waxaa ku dhuftay Abaaro ba’an, waxaana degaanada Gobolkaasi ka taagan xaalad nololeed oo aad u daran, waxaana shacabka Gobolkaasi kasoo yeeraysa qayla dhaan, iyagoo dalbanaya in lala soo gaaro gar-gaar bani’adanimo.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip