DFS oo war lama filaan ah ka soo saartay halka uu ka dhacayo Shirka Wadatashiga doorashada

0
Saturday March 20, 2021 - 17:51:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 241
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DFS oo war lama filaan ah ka soo saartay halka uu ka dhacayo Shirka Wadatashiga doorashada

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in shirko looga hadlayo doorashada Soomaaliya uu dhici doono maalmaha Isniinta iyo Talaadada islamarkaana looga hadli doono qodobadii muranka dhaliyay ee heshiiskii 17 Sep. 2020.

Dhinaca kale, wasiir Dubbe ayaa sheegay in dowladda ay ka qeyb geli doonto shirkaas goob kasta oo lagu qabto.

"Shir kasta oo looga hadlayo doorashada waxaan u nahay diyaar xataa haddii lagu qabto badda dhaxdeeda” ayuu yiri Prof Dubbe.

Hadalka wasiirka ayaa ku soo aadaya iyadoo ay jireen warar sheegaya in Villa Somalia diidaneed ka qeyb-galka shirka haddii uu ka dhacayo Xalane.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip