Wararka inaga soo gaaraya Degmada Afmadoow ee Gobolka Jubadda hoose, ayaa sheegaya in Kooxo hubaysan inay halkaasi ku dileen nin Darawal ahaa. Sida ay sheegayaan ilo wareedyo dadka deegaanka ah dableydaan hubaysan ayaa toogtay Darawalka, xilli uu ka dhaga adeegay inuu bixiyo Qarash lagu qaadaayay goob…
Read More »