DEG DEG: Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho
Qarax aad u xoogGan ayaa oo Gilgilay dhamaan Xaafadaha ku teedsan Bartamaha Magaalda Muqdisho ayaa ka dhacay xilliga salaadda makhrinnimadii
qaraxaa ayaa waxaa uu ahaa mid dhawaqiisa aad u cuslaa iyadoo laga maqlay inta badan magaalada Muqdisho, iyadoo qiic iyo uuro laga arkayay, xaafadaha magaalada muqdisho waxaana qaraxan uu dhacay xilli lagu jiray salaada Maqrib sida dadka badnkiisa ay sheegeen .

warar dadweynaha xagga dareenkooda uu kula aadanaa goobta uu ka dhacay ayaa sheegay in qaar leeyihiin xagga iyo fillada ayuu inaoogula aadaan halka qaar kalena qaaca halka uu kaga toosan yahay ku cabSida ay sheegayaan wararka qaraxan ayaa ku beegan bartamaha magaalada, inkastoo aan wali ogeyn goobta sida rasmiga ah uga dhacay
wararkeena danbe ayaan idkula socodsiin doonaa inahs allaah wixii warra ah ee inagu soo kordhaan