
Ciidamada ilaalada xuduuda Ukraine oo xabsiga dhigay Muhaajiriin Soomaali ku jirto.
Ciidamada ilaalada xuduuda wadanka Ukraine ayaa xabsiga dhigay 10muhaajiriin ah oo kasoo jeeda wadamada Syria , Soomaaliya iyo Jordanoo isku dayayey inay ka gudbaan xuduuda wadankaasi uu la wadaagowadanka hungry, sida ku cad warbixin kasoo baxday waaxda xuduudawadanka Ukraien.
Xiritaanka Muhaaajiriintan ay Soomaalidu kujiraan ayaa
imaanaysaiyadoo dowlada Hungry ay xuduuda kaxiratay kumanaan
muhaajiriin ah ooSyrian ubadan oo doonaye inay wadankaasi ugadaha
ugalaan si ay ugagasii gudaan wadamada kale ee Yurub sida Jarmalka iyo
Austria.
Warbixinta waaxda xuduuda ayaa lagu sheegay in 10-ka ruux ee laqabtayay qeyb kayihiin 5 Soomalai ah oo doonaye inay ka gudbaan xuduudawadanka Slovakia .
Sarkaal uhadlay ilaalada xuduuda wadanka Ukriane ayaa sheegay in dadkalaqabtay lagu hayo hada xarun ciidamado ay leeyihiin kadibna loogudbin doono maxkamad si halkaasi loogu qaado dacwada laxariirta sidasharci darada ah ee ay dalkaasi kusoo galeen iyagoo haysan documentissharci ah.

Warbixin dhawaan laga soo saaray muhaajiriinta tirada badan ee Yurubkusii qulqulaya ayaa muujinaysay in kaliya Soomaalidu ay %2 kayihiinkumanaanka muhaajirinta ee daneenaya inay Yurub glaan.
Ciidamada ilaalada xuduuda Ukraine oo xabsiga dhigay Muhaajiriin Soomaali ku jirto.
Ciidamada ilaalada xuduuda wadanka Ukraine ayaa xabsiga dhigay 10muhaajiriin ah oo kasoo jeeda wadamada Syria , Soomaaliya iyo Jordanoo isku dayayey inay ka gudbaan xuduuda wadankaasi uu la wadaagowadanka hungry, sida ku cad warbixin kasoo baxday waa