Wararka laga heleyo qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xerooyinka Dhadhaab ee dalka Kenya, ayaa sheegaya in dhibaatooyin dhanka nolasha ah ay la soo daristay dadkaasi, kadib markii hey'adihii qaxootiga caawin jirey ay jareen qeyb kamid ah kaalmadii dadkaasi la siin jirey.
Read More »