RW: Itoobiya "Waxaan sii wadi doonaa taageerada aan siino dowladda Soomaaliya.."

0
Monday January 18, 2016 - 11:15:46 in Wararka by
  • Visits: 674
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RW: Itoobiya "Waxaan sii wadi doonaa taageerada aan siino dowladda Soomaaliya.."

    Ra'iisul wasaaraha Itoobiya Hayla Maryam Desalin ayaa sheegay in dalkiisa uu sii wadi doono taagerada ay siinayaaan Xukuumadda Soomaaliya oo la dagaalamaysa Xarakada Al-shabab una socotana sidii dalka dhamaantiisa uga ceeyrin lahayd.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul wasaaraha Itoobiya Hayla Maryam Desalin ayaa sheegay in dalkiisa uu sii wadi doono taagerada ay siinayaaan Xukuumadda Soomaaliya oo la dagaalamaysa Xarakada Al-shabab una socotana sidii dalka dhamaantiisa uga ceeyrin lahayd.

Desalin ayaa hadalkaan ka dhawajiyay kadib kulan uu la qaatay Madaxa gudiga xiriirka arimaha dibada ee golaha sanadka Mareykanka Id Rowis.

Wakaalada wararka Itoobiya ayaa soo xiganaysa hadalka Ra’iisul wasaraha oo tilmaamay marnaba in ay hakin doonin dagaalka Al-shabab.

Mas’uulka Mareykanka ayaa dhinaciisa ku amaanay Itoobiya taagerada ay siinayso xukuumada Somalia.
Itoobiya ayaa ciidamadeedi waxa ay ka mid yihiin kuwa AMISOM ee nabad ilaalinta u jooga dalka Soomaaliya



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip