Shirkii Kismaayo oo lagu kala Kacay iyo Xaflad Sagootin ah oo Xalay loo qabtay Madaxdii ka qeyb gashay

0
Saturday January 16, 2016 - 11:49:41 in Wararka by
  • Visits: 650
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkii Kismaayo oo lagu kala Kacay iyo Xaflad Sagootin ah oo Xalay loo qabtay Madaxdii ka qeyb gashay

    Shirkii Kismaayo ayaa soo xirmay iyadoo aysan madaxdii Soomaalida ku gaarin Natiijo la taaban karo muddo 2 cisho ah oo ay fadhiyeen. sidii la wada ogaa Maamul kasta wuxuu goobta la tagay qorshihii uu kala yimid Maamulkiisa iyadoo Dadka soomaaliyee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkii Kismaayo ayaa soo xirmay iyadoo aysan madaxdii Soomaalida ku gaarin Natiijo la taaban karo muddo 2 cisho ah oo ay fadhiyeen. sidii la wada ogaa Maamul kasta wuxuu goobta la tagay qorshihii uu kala yimid Maamulkiisa iyadoo Dadka soomaaliyeed ay ka dhursugayeen Natiijada ka soo bixi karta Shirka Magaalada Kismaayo uga soconaya Madaxda Soomaalida. Xalay Kismaayo waxaa lagu qabtay xafladi xiritaanka Madasha ,iyadoo weli la soo saarin waxyabaha ay isku raceen Hoggamiyasha Soomaalida.

Arrimihii ugu adka ee muranka ka tagnaa ayaa ahayd soo xulidda labada aqal, Maamulada Jubbaland iyo Puntland ayaa qaba fikirka ah in aqalka sare lagu soo xulo 18-kii Gobal ee soomaliya, Aqalka hoosana lagu soo xulo Degmo hase yeeshe fikraddas kuwa ka duwan waxa qaba Maamulada Galmudug, Koonfurgalbed, Wakiilada Hiiraan iyo Banaadir, waxayna qabaan kuwaas in lagu saleeyo tiro isla eg.

XIGASHO:-RADIOKULMIYE.COM



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip