Shirkii Kismaayo oo lagu kala Kacay iyo Xaflad Sagootin ah oo Xalay loo qabtay Madaxdii ka qeyb gashay
Shirkii Kismaayo ayaa soo xirmay iyadoo aysan madaxdii Soomaalida ku gaarin Natiijo la taaban karo muddo 2 cisho ah oo ay fadhiyeen.
sidii la wada ogaa Maamul kasta wuxuu goobta la tagay qorshihii uu kala yimid Maamulkiisa iyadoo Dadka soomaaliyee