Wararka

Amarkii Trump oo xalay dhaqan galay

0 Visits: 459 | Friday June 30, 2017 - 10:39:29
Amarkii uu Madaxweyne Donald Trump uu uga mamnuucay inay galaan dalka Mareykanka, qaxootiga iyo muwaadiniinta ka soo jeeda lix waddan oo ka

Read More »

Khayre "Beesha Caalamka way u soo jeesatay wax u qabashada Soomaaliya"

0 Visits: 451 | Friday June 30, 2017 - 10:34:23
Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa sheegay wadamada Caalamka in ay u soo jeesteen wax u qabashada Soomaaliya, loona baahan yahay shacabka Soomaaliyeed arrintaasi in ay taageeraan.

Read More »

Ma taqaannaa ciyaaryahankii u horreeyay ee Afrikaan ah ee ka dheela Premier League?

0 Visits: 672 | Friday June 30, 2017 - 10:32:24
Ndlovu ayaa noqday Afrikaankii u horreeyay ee ka dheela naadi Horyaalka Ingiriiska ka tirsan

Read More »

Daacish oo ugu dambeen laga saaray Masaajidka Al-nuri (SAWIRRO)

0 Visits: 541 | Friday June 30, 2017 - 10:14:50
Ciidamada Militariga Ciraaq, ayaa muddo dheer ka dib gaaray Masaajidka qadiimiga ah ee Al-nuri ee Magaalada Mosul. Masaajidkan waa halkii saddex sano looga dhawaaqay Ururka Daacish, oo isu magacaabay (Dowladda Khilaafada Islaamka).

Read More »

SAWIRO" Madaxweyne Farmaajo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafdigii Wasiirka Arrimaha Dibadda Ee Norway

0 Visits: 414 | Friday June 30, 2017 - 09:58:27
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Arrimaha Dibadda waddanka Norwey Borge Brebde oo booqasho rasmi ku yimi magalada Muqdisho.

Read More »

Uhuru Kenyatta "Ciidamada Kenya kama baxayaan Soomaaliya"

0 Visits: 438 | Friday June 30, 2017 - 08:53:33
Ciidamada Kenya ee jooga Soomaaliya kama bixi doonaan Soomaaliya waxaa sidaasi yiri Uhuru Kenyatta oo ah Madaxweynaha dalka Kenya, isaga oo ka jawaabayay hadal ka soo yeeray isbaheysiga Mucaaradka ah ee NASA, kaasi oo sheegay in Soomaaliya ay ka soo saari doonaan Ciidamada Kenya.

Read More »

Sucuudiga oo beeniyey in Bin Naayif xabsi guri lagu soo rogay

0 Visits: 439 | Friday June 30, 2017 - 08:45:23
Masuul sare oo Sucuudi ah yaa beeniyey warbixin uu qoray wargeyska New York Times oo sheegaysay in Sucuudigu xabsi guri ku soo rogay Amiir Maxamed Bin Naayif isla markaana laga mamnuucay inuu dalka dibaddiisa u safro ka dib markii Boqorka Salmaan-ka Sucuudigu ka qaaday xilkii dhaxal sugenimo kuna bedelay…

Read More »

Kenya Oo Noqotay Wadankii Ugu Horeeyay Ee Laga Isticmaalo Daawada Cusub Ee AIDS

0 Visits: 496 | Friday June 30, 2017 - 08:39:39
Daawadaan Oo Lagu Magacaabo DTG Ayaa Waxaa Laga Soo Saaray Dalka Mareykanka Iyadoo La Ansixiyay Sanadkii 2013-Kii, Waxaana La Siiyay 20,000 Bukaano Ah Oo Reer Kenya, Kuwaasi Oo Ku Caafimaaday, Helayna Awood Aysan Heysan Ka Hor Inta Aysan Qaadan Dawadaani.

Read More »

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo tagay Hargeysa

0 Visits: 411 | Friday June 30, 2017 - 08:06:11
Magaalada Hargeysa ee caasimadda Maamulka Soomaaliland maanta waxaa maanta socdaal ku tagayWafdi uu hoggaaminayay safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya ee fadhigiisu yahay Nairobi Stephen Schwartz.

Read More »

Amarki Madaxweyne Trump ee Qaxootiga oo Xalay Si Rasmi Ah U Dhaqan-galay

0 Visits: 441 | Friday June 30, 2017 - 07:51:43
WASHINGTON. D.C — Dowladda Mareykanka ayaa xalay Sideedii fiidnimo xilliga magaalada Washington, dhaqan-galisay sharci cusub oo dhinaca socdaalka ah kaasoo lagu soo rogay muwaadiniinta ka imaanaya dalalka Iran, Libya, Somalia, Sudan, Syria and Yemen.

Read More »

Maamulka G/Banaadir oo ka jawaabay warbixin ay baahisay Risaala "SAWIRRO"

0 Visits: 411 | Friday June 30, 2017 - 07:44:15
11-kii Bishan ayey aheyd markii Idaacada Risaala ay baahisay warbixin la xiriirta dhibaatada ka taagan wadada isku xirta Isgoysyada Black Sea iyo wadada Bakaaraha, halkaasi oo muddo ka badan 20-sano go'doon aheyd gaadiidna uusan mari jirin, ayna u sii dheerayd nadaafad daro ka taagan wadadaasi.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Kheyre oo la kulmay Wasiirka A. Dibadda Norway oo booqasho ku yimid Muqdisho

0 Visits: 360 | Friday June 30, 2017 - 07:34:24
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Arrimaha Dibadda Norwey Børge Brende iyo wafdi uu horkacayo oo maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho.

Read More »

''Soomaaliya'' iyo waa kuma Black water

0 Visits: 1780 | Friday June 30, 2017 - 07:25:26
Erik Prince,Aas aasihiiBlack water wuxuu aamin san yahay in adduunka laga tiriro Muslimiinta iyo Caqiidada Islaamka, waa ninkii sameeyay shirkaddii Xasuuqa ka gaysatay Ciraaq iyo Afqaanistaan , haatanna ka dagaalanta Soomaaliya laakiin magic kale wadata, waxaa haattan uga fuliyay Soomaaliya dilalka…

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSK MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE SHALAY OO AH KHAMIIS AHYED OO AHEYD 29-KA JUUN 2017-KA

0 Visits: 559 | Friday June 30, 2017 - 07:15:17
KENYA: 8 RUUX OO AY ARDAY KU JIRTO OO KU DHINTAY QARAX LALA BEEGSADAY BAABUUR BOOLISKA KENYA AY WATEEN Siddeed ruux oo ay afar yihiin arday dugsiga hoose dhigata ayaa ku dhintay kadib markii baa buur ay wateen ciidamada booliska uu ku dhacay qarax miino wadada lagu aasay deegaanka Mararani oo ka tirsan…

Read More »

WAR DEG DEG AH:- Dab goor dhow ka kacay qeybo ka mid ah Suuqa Xamar weyne ee Magaalada Muqdisho

0 Visits: 446 | Thursday June 29, 2017 - 15:45:15
Dab ayaa goor dhow ka kacay qeybo ka mid ah suuqa weyn ee xamar weyne, ee Mgalaada Muqdisho iyadoo dabka uu ka dhashay cilad Koronto sida ay sheegeen warar ina soo gaaraya .

Read More »

Askar ku dhimatay qarax ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho

0 Visits: 388 | Thursday June 29, 2017 - 15:38:16
Dhawr askari, ayaa ku dhintay, tiro kalana way ku dhaawacantay, ka dib markii barqanimadii maanta gaari ay la socdeen qarax lagula eegtay duleedka Magaalada Muqdisho.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACODII DORRAAD 28-KA JUUN 2017-KA WARARKA CAALAMKA

0 Visits: 680 | Thursday June 29, 2017 - 12:36:23
9 MAXBUUS AYAA SHALAY DIB XORIYAD OODA U HELEEN KA DIB MARKII XABSIGA DHEXE LAGA SII DAAYEY. Xabsiga Dhexe ee Xamr ayaa laga sii daayeyshalay 9 Maxaabuus oo ka faa'ii deysteen Cafis Madaxweyne oo uu Dorr aad Ciidul Fidriga awgeed uu ku cafiyey dekereto uu soo saaray Mad axweynha soomaaliya Maxaabiistaas…

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANT OO AH TLAADO 27-KA JUUN 2017-KA

0 Visits: 661 | Wednesday June 28, 2017 - 21:59:28
R/WASAARAHA OO LA KULMAY FANA ANIINTA QURBAJOOGTA Ujeedada kulankaan ayaa ahaa sidii uu R/wasaar aha ugu dhi iri gelin laha a iney xoojin yaan wacgal inta bulsha da ee ku aa dan fahansi inta qiimaha ay lee dahay dowlnima da iyo nabada.

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga Badaha (Sawirro)

0 Visits: 395 | Wednesday June 28, 2017 - 21:39:16
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa shir guddoomiyay kulanka guddiga amniga Badaha, kaasoo looga hadlayay arrimo dhowr ah oo la xiriira badda Soomaaliya.

Read More »

DHAGEYSO: Xaalad adag oo soo wajahday xoolo dhaqatada ismaamulka Tana River ee Kenya

0 Visits: 427 | Saturday June 24, 2017 - 20:28:09
Waxaa daruuf dhanka nolosha ah ay soo wajahday Xoola Dhaqatadii dhowr Todobaad ka hor ay Ciidamada Millatariga Kenya ay Geela kaga laayeen Howlgal Ka dhacay Ismaamul Goboleedka Tana River oo Ka tirsan Gobolka Xeebta dalka Kenya.

Read More »