Kenya Oo Noqotay Wadankii Ugu Horeeyay Ee Laga Isticmaalo Daawada Cusub Ee AIDS

0
Friday June 30, 2017 - 08:39:39 in Wararka by
  • Visits: 495
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kenya Oo Noqotay Wadankii Ugu Horeeyay Ee Laga Isticmaalo Daawada Cusub Ee AIDS

    Daawadaan Oo Lagu Magacaabo DTG Ayaa Waxaa Laga Soo Saaray Dalka Mareykanka Iyadoo La Ansixiyay Sanadkii 2013-Kii, Waxaana La Siiyay 20,000 Bukaano Ah Oo Reer Kenya, Kuwaasi Oo Ku Caafimaaday, Helayna Awood Aysan Heysan Ka Hor Inta Aysan Qaadan Dawad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawadaan Oo Lagu Magacaabo DTG Ayaa Waxaa Laga Soo Saaray Dalka Mareykanka Iyadoo La Ansixiyay Sanadkii 2013-Kii, Waxaana La Siiyay 20,000 Bukaano Ah Oo Reer Kenya, Kuwaasi Oo Ku Caafimaaday, Helayna Awood Aysan Heysan Ka Hor Inta Aysan Qaadan Dawadaani.

Wadanka Kenya oo ka mid ah dalalka Afrika ee halista ku haaya cudurka dilaaga ah ee HIV/AIDS, waxayna Kenya noqotay dalkii ugu horeeyay ee Afrika oo la gaarsiiyay daawada cusub ee HIV, kaasoo qofka ka saacidaaya inuu helo nolol dheeri ah.

Doughtiest Ogutu oo mudo 15 sano la nool cudurka HIV ayaa sheegtay in ka hor inta aysan qaadan daawada DTG ay aheyd qof bukaan ah oo aan cunto xitaa cuni jirin, markii ay bilowday qaadashada daawadaani ay u furantahay cuntadii.

Waxay intaa raacisay in xadiga dhiigeeda ee HIV uu hoos ugu dhacay 40,000 halkii markii hore uu ka ahaa 450,000.

Laakiin dhibaatada jirta ayaa ah in dawadaani aysan qaadan karin dadka reer tabareedka ah ama dadka kale ee nolosha hoose ku cool, maadaama ay tahay mid qaali ah

.

Inkastoo ay jirto hay’adda UNITAID ay dadka ku tabarucdo daawada cusub ee DTG ee HIV, taasoo dabooli karin baahida iyo tirada dadka ku nool Kenya iyo dalalka kale ee Afrika.Sanad ka hor, dalalka Uganda iyo Nigeria ayaa lagu bilaabay daawadaan oo dad badan ay ku heleen nolol iyo niyad wanaagsan oo bulshada ay wax kula qeybsadaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip