WAR DEG DEG AH:- Dab goor dhow ka kacay qeybo ka mid ah Suuqa Xamar weyne ee Magaalada Muqdisho

0
Thursday June 29, 2017 - 15:45:15 in Wararka by
  • Visits: 445
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR DEG DEG AH:- Dab goor dhow ka kacay qeybo ka mid ah Suuqa Xamar weyne ee Magaalada Muqdisho

    Dab ayaa goor dhow ka kacay qeybo ka mid ah suuqa weyn ee xamar weyne, ee Mgalaada Muqdisho iyadoo dabka uu ka dhashay cilad Koronto sida ay sheegeen warar ina soo gaaraya .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dab ayaa goor dhow ka kacay qeybo ka mid ah suuqa weyn ee xamar weyne, ee Mgalaada Muqdisho iyadoo dabka uu ka dhashay cilad Koronto sida ay sheegeen warar ina soo gaaraya .
       daweynaha ayaa sheegeen in Qiic iyo uuro ayaa ka baxaysay suuqa dushiisa, iyadoo inta aanu faafin lagu guuleystay in la damiyo.
     Dabka ayaa ka kacay Qeybta qudaarta ee Suuqa Xamar weyne, waxaana durbaba halkaas u gurmaday gawaarida dab damiska ee Gobolka Banaadir.

Ma jirto khasaare nafeed oo uu sababay dabka, hase ahaatee waxaa uu geystay khasaare hantiyadeed oo aan wali la cayimin.
Inta badan suuqyada magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku soo noqonaya dab had iyo jeer ka kaca, waxaana la ogeyn sababaha rasmiha ah ee ka dambeeya.
      Bilo ka hor ayay aheyd markii labo jeer uu dab ka kacay suuqa Bakaaraha, kaasoo sababay khasaare kala duwan oo u badnaa hanti iyo dhismayaal ku bur buray.
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip