Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo tagay Hargeysa

0
Friday June 30, 2017 - 08:06:11 in Wararka by
  • Visits: 410
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo tagay Hargeysa

    Magaalada Hargeysa ee caasimadda Maamulka Soomaaliland maanta waxaa maanta socdaal ku tagayWafdi uu hoggaaminayay safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya ee fadhigiisu yahay Nairobi Stephen Schwartz.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Hargeysa ee caasimadda Maamulka Soomaaliland maanta waxaa maanta socdaal ku tagayWafdi uu hoggaaminayay safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya ee fadhigiisu yahay Nairobi Stephen Schwartz.

Garoonka Diyaaradaha magaalada Hargeysa waxaa ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan maamulka Soomaaliland oo ay ka mid yihiin Wasiiro iyo xildhibaano.

Safiirka waxaa socdaalka ku wehlinayay Madaxa Hay’adda Maraykanka u qaabilsan caawimooyinka dibadda ee USAID.

Kulanka kadib ayay warbaahinta u sheegeen ujeeddada socdaalkooda, waxayna sheegeen in uu la xiriiro Doorashooyinka la filayo inay qabsoomaan iyo arrimo kale.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip