WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACODII DORRAAD 28-KA JUUN 2017-KA WARARKA CAALAMKA

0
Thursday June 29, 2017 - 12:36:23 in Wararka by
  • Visits: 682
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACODII DORRAAD 28-KA JUUN 2017-KA WARARKA CAALAMKA

    9 MAXBUUS AYAA SHALAY DIB XORIYAD OODA U HELEEN KA DIB MARKII XABSIGA DHEXE LAGA SII DAAYEY. Xabsiga Dhexe ee Xamr ayaa laga sii daayeyshalay 9 Maxaabuus oo ka faa'ii deysteen Cafis Madaxweyne oo uu Dorr aad Ciidul Fidriga awgeed uu ku cafiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

9 MAXBUUS AYAA SHALAY DIB XORIYAD OODA U HELEEN KA DIB MARKII XABSIGA DHEXE LAGA SII DAAYEY. Xabsiga Dhexe ee Xamr ayaa laga sii daayeyshalay 9 Maxaabuus oo ka faa'ii deysteen Cafis Madaxweyne oo uu Dorr aad Ciidul Fidriga awgeed uu ku cafiyey dekereto uu soo saaray Mad axweynha soomaaliya Maxaabiistaas u sameey ay aa ahaa kuwo u xirnaa waxyaabo yaryar kuwaa soo in muddo ah ku jiray xabsiga dhexe iyadoo uu ka mid ahaa wiil u xirnaa 26 doollar muddo 6 bil ood ah .

Daahir Cali sheekh inuu u xirnaa mu ddo 6 Bilood ah 26 Doollar oo lagu Eede eyey inuu xaday Maxaabiista ayaa u ma had celiyeen Madaxweynaha Soomaliya Md.Maxamed C/hi Farmaajo Sii deys mada maxaabiistaas ayaa ku soo beeg meysa ka dib markii uu dhawaan uu ma gacaabay Ma daxweynaha soomaaliya guddiga xaqiijiya Xaaladda nololeed ee Maxabbista ku xiran Xabsiyada , iyadoo guddigu ay soo saareen ka dib markii ay xog ogaal u noqdeen xalada maxaabi istaasi u xir an yihiin waxayna u gudbiy een madaxweynaha soomaaliya inay jir aan dad waxyaabo yar yar u xi ran iyad oo uu madxweyne farmaajo uu soo saa ray wareegto lagu dalbayo in la sii daa yo dadkasi taasoo aheyd xafis Madax weyne ee munaasada ciidul fidriga she egay lagu sii daaye waxaan horey loo daayay 4 maxaabiis shalay waxaala sii daayey 9 maxbuus iyadoo uu cafiyey 13 maxbuus oo denbiyo yar yar galeen

SAFIIRKA DALKA JABUUTI OO KAGA MAHAD CELIYEY DOWLADDA SOOMAALIYA KA DIB MARKII SHALAY M/MUQDISHO LAGU XUSAY XORNIMADA DALKA JABUUTI

Waxaa uu safiirka Djabuuti u fadhiya dalka soomaaliya Md.Aadan Cabdi Aad an isagoo ka hadla yey munaasabadda xuska Dalka Jabuuti ee 40Guuradii ka soo wareegtay markii ay ka xorooben gu meytihii Faransiiska xuskaas oo lagu qa btay Safaaradda Soomaaliyeed ee Dal ka Jabuuti ee M/Mu qdisho waxaana ka qeyb galeen masuuliyiin ka mid ah DFS iyo ururrada bulshada soomaaliyeed. Waxaana uu safiirka kaga mahad celi yey dolwladda soomaaliya kaalinta ay ka qaadatay xorriyadii shacka iyo dhulka jabuuti ay heleen muddo haatan laga jo ogo 40 sano oo27ka Juun 1977dii iyo haa ran oo ah 27ka juun 2017ka taa soo qeyb weyn ay ku laheyd dowladdii dhexe ee dalka soomaaliya iyo shacabk eeda .

Waxaa sidoo kale halkaa ka hadlay Md.Cabdi Xashi C/hi Guddoomiyha Aqal ka sare ee soomaa liya isagoo ku dheer aaday ka hadlidda sida looga halgamay xiorriyadda daweynaha soomaaliya iya doo haanta ay tahay dalka jabuuti markii ay xornimadeeda qaataday taasoo 1884 tii 5ta soomaaliya la qeybsaday 5 qey bood,haantana taasoo la gumeysana yey dhulka soomaaliya muddo aad u dhe er guusha xorriyadda jabuut oo 40 sano jirtaahi ay farxad inoo tahay waliba u tahay dalalka afrika oo dhan u tahay farxadweyn

Waxaana calanka jamhuuriyadda dalka Jabuuti laga dhex taagay safaaradda dalka jabuuti uu ku leeyahay dalka soo maaliya munaasabadaasi ayaa ahyed mid si weyn looga riyaaqay.

CIIDAMADA GALMUDUG OO HOWLAGAL KA SAMEEYEEN WADDADA XIRIIRISO GAALKAC YO IYO CADAADO KUWASOO QAADAYEY ISBAAROOYIN YAALAY WADDADAASI.

Ciidamada galmudug oo howlagal ka sameeyeen waddada xiriiriso gaalkacyo iyo cadaado ku wa soo qaadayey isbaar ooyin yaalay waddadaasi Waxayna she egeen in haanta laga bilaabo aysan u adkeysan karin in waddooyinka deegn nadaasi la dhigto isbaaro dhibaato looga geysanyo shacabka.

Dhinac kale Waxay qaadeen dhowr isbaaro oo shacabka looga qaadanyey lacago baad ah taa soo Rag Qoryo wata ay dhexda u galeen dadka safarka ah ee 2da dhinac u kala goosha taasina uu maamulka galmudug uu ugu digay ina an loo dulqaadan doonin mar danbe in deegaanadaasi la dhigto isbaaro Iiyad oo dhinac kale uu maamulka ku goodiy ey cid alle ciddi lagu arkaba shar ciga la la tiigsan doono howlgalkuna uu sii soc on doono ilaa laga cirib tiro isba ara taa la Galmudug iyo Agagaareheeda.

MD.KALIMINJARO OO AH KA DIGAY IN DAL KA KEYNA CUNNADA LA QAADAYA LA GE YNIN DLALKA DERISKA .

Md.Kaliminjaro” waxaa lagu wareejin doonaa Cunnada iyadoo dalka laga dho ofinaayo la arko key dka dalka, Gaadiidk ana qaadayana waxaa la siin doonaa ciidamada” ayuu yiri

In si kontraban ah looga qaado dal kaasi cunnooyinka laga isticmaalo dal ka oo isagoo sheegay in Gaarigii lagu arka isagoo sida Waxaana uu ka digay cunnooyinka Kontrabalka ah ay xumeyn eyso ammaanka dalka wuxuuna maalin ta haatan ah Isagoo sheegay in dowlad du ay oggolaan doonto oo kaliya qalab warshadeysan sida daqiiqda taasoo loo iib geeyo waddamada ay jaarka yi hiin taasoo ka soo galeyso dadka, waxaana uu sheegay in ganacsatada looga ba ahan yahay oo ka liya inay u qaadaan meelaha cunnada ay ku yar tahay gaar ahaabn Qamadida taasoo ah mid dad ku ay ka faa’iideysanayaan oo si konta rabaanka lagu keenayo

MADAXWEYNENIMADA DONAL TRAUM AYAA SAAMEYN KU YEELATAY SIDA UU ADDUUNKA U ARKO DALKA MAREYKANKA

sida lagu sheegay Daraasad Balla ran oo la sameeyey Daraasaddaan wax aa sameeyey xarun ta cilmi barista ee {VOA SENTAR} oo wareysi la yeelatay inka badan 40 qof oo ku kala nool 37dal, waxayna ku soo gabagabeysay xaruun tu in siyaasadaha Madaxweynaha ays an u heyn shac abiyad weyn oo uu caal amka ku leeyahay Sahanka laga same eyey 37 dal 2 dal oo kaliya ayaa qaba in Draum uu ka heystokalsooni shacab Madaxweyihii hore ee dalka Mareykan Mr.Brack Huss ein Obama 2da dal ay aa kala ah Baar iis iyo Ruushka waxay na hoggaaminey saa in badan oo ka mid ah dadkaasi in ay dareensan yihiin in isbeddela ku ima anayo sanado soo socdo ilaaqaad ay dalalka la leeyihiin Mareykanka .

Wararka ugu doorka roon ee ka soo baxay Sahankaan la qaaday 15kii Fera ayo ilaa 8dii May wax aa ka mid ah kal soonida ay Dadku ka qabaan waxa ay ka yar Tahay Siiro {0} .

Sahankaan ayaa la sameeyey mar kii Obaama uu hetstay Talada Dalka Ma reyknak muddadii uu xilka hetsatay ee 8 dii sano iya doo Mr.Donal Rtum uu mar kaasna uu xilka la wareegay oo dad ka la weydiiyey inay ku kalson yihiin ayna qabaan in madaxweyune Tram si wana agsan u maareyn doono Arrimaha caal amka Su’aalaha la weydiiyey bulshada na waxaa ka mid ahaa maku kalsoon tahay in madaxweynaha mareykanka uu u waxweyn u qaban doono adduunka? .

Traam ayey wax yar ku qaadatay in uu caalamka ka gado siyaasadiisa mud do gaaban waxaana mareykanka uu ku jiraa gaa shaan Buurta Naato ay bixiya an saami caddaaladda waafaqsan isag oo ula jeeda inay dhaqaale dheeri ah bix iyaan .

Sidoo kalena Todobaadyadii dhawaa waxaa uu dhiirri geliyey in waddamada qaliijka ay go’doomiy aan dalka Qadar , Madaxweyn ennimadiisy waxaay ruxday Jarlmalka, waxaana ka mid ahaa markii hoggaamiyaha jarmalka Anjelo Maykal ay sheegtay inuu Yur ub aysan si buu xda ugu taageersa naan karin saxi ibkee dii hore iyadoo markii horna sheg

tay inay go’aan la qaadatay Mr Tram

JABHADDA FOAWT OO OGGOLAATAY IN AYA SHIR LA QAADATO ZANTOS

Dagaallamayaasha ugu sareeya in ay qeyb ka no qdaan nabadda lagu sugayo waddankaasi iydoo ay imaan doonaan ciidamada inta la shaqeyn doona inta laga gaa rayo bisha Agoosto 1dee da , waxaan rajeyneynaa inay dalkaasi ka dhacdo doorasho .

Jabhadda faot ayaa Waxaana la sheegay in shirkaasi nabadeynta in ay uu dhaco bishii hore ha se yeeshee noqday mid dhaqan gelin.

Foawt Hoggamiyahooda oo lagu magacaabo C/risaaq Minguri ayaa sheegay in ay diyaar u tahay in ay ka qeyb galaan waxaan uu sheeg ay in haatan wixii ka danbeeya ay diyaar u tah ay in jabhadda ay joojiso dagaalka ay ka wa deen kolombiya, waxaana dhinac kale lagu yiri qoraa lkaa inuu ahaa mid looga dalbanyo dowl adda, Madaxweyne Zantos oo ah madaxwey naha dalkaasi kolombiya.

Wararka ayaa sheegaya in ay arritaani ay tahay wax cad sidoo kale waxaa uu sheegay in ay arrintani ay dad wada howlaha nabadeynta salka looga dhigaayo ee dalka asi kolombiya mig u wanaagsan.

Sidoo kale xafiiska Qaramada Midoobay ayaa kol ombiya ka codsaday in ay waxa keeni kara khilaafka in la gu dhammeeyo wada hadal waxaana uu sheegay in ay doorka kaga aaddan ay ka qa adan doonaan si aysan mar danbe u soo noqon colaadaasina dhex mari jirayciidam ada dowladda iyo jabhadda mucaaradka faowt ayaa ka dagaalamayey waddankaasi uguna soo horjeeday siyaa saddaiyo nidaamka ay dowladdaasi ku shaqeyso.

Ugu danbeyntii jabhadda ayaa hadda waxaay oggolaatay in ay ka qeyb gasho shir ay dowladda la gasho . Sidoo ka le jabhadda Foawt ayaa la arkayaa Askar ka tir san wax aana la xaqiijinayaa am maanka waddankaasi Kolombiya.

SARKAAL SARE OO KU GEERIYOODAY MAGAALO KA MA MID AH DALKA YUGREYN.

Sarkaal sare oo ka tirsan Milli tariga dalkaasi Yugreyn ayaa ku ge eriyooday qarax looga xi ray gaa rigiisa isagoo ku sug naa bartamaha waddada dalka asi,sarkaalkaasi ayaa lagu ma gcaabi jir ay shamaana .

Geeridiisa ayaa waxaa ay wa rarka she egayaan inuu sababs aday gaar igiisa qarax looga xi ray caasimadda waddanka asi Yugreyn.

Mana jiraan cid sheegatay in ay ka da nbeysay qaraxaasi sarkaalka ku Geeri yoo day kaasoo ka dhacay Caa simadda Dalka Yugreyn.

falkaasi oo ah mid argagaxiso sida ay sheegeen masu uliyiinta dalkaasi.

DALKA JARMALKA AYAA DALKIISA KA MAMNUUCAY ILAALADA GAARK AH EE LA SOCDA MADAXWEYNAHA DALKA TURKIGA RAJAB DAYIB ORDIGAN 

Dowladda jarmalka ayaa ka digtay in ay dalkeeda yimaadaan ilaalada qaaska ah ee madaxweyne Erduqan isagoo ka qeyb galayo shirka waddamada la isku yiraahdo G8 ee Ka dhacayo magaalada munich ee dalka jarmalka.

Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka jarmalka Mr. Maow ayaa shaaca ka qaaday in ay Ka mamnuuceen ilaalada qaaska ah Erduqan;

Falkii lagu jirsdilay dad ku bannaanbaxayey madaxweyne Erduqan ee ku sugnaa safaaradda dalka mareykanka ee magaalada washinton taasoo ilaalidiisu ay sameeyeen kal kaasi.

Taasoo ku aaddan madaxweyne Erduqan inuusan soo wadankarin qaar ka mid ah ilaaladiisa qaaska ah .

Dowladda mareykanka ayaa horey u sheegatay in qaar ka mid ah ilaalada madaxweyne Erduq aan ay jir dil u gey steen qaar ka mid ah dad ku bannaan baxayey safaaradda Washinton DC horte eda halkaasoo ay isku fara saareen qaar ka mid bannaanbaxa yaasha iyo ilaalada iyadoo ban naa nbaxaasi looga soo horjeeday madaxweyne Erduqan waxaana shaaciyey Kaamerooyinka Qarsoon ee ku xiran Goobt falkaasi ka dhacay iyadoo warbaahintana ay soo Ba dhigtay

Madaxweyne Erdugana kam uusan hadlin falkaasi eed daasi ciidamada ilaalada u ah Mr.Erdugan ayaa imaaneyso ka dib markii ay ilaaladiisu ay faljirdil ah u geysteendadka banaanbaxayey oo ka soo horjeeday hagaamiyaha turkiga uu ku sugnaa xilligaasi

70 QOF OO LA SOCOTO 3 GAARI KUNA SII JEEDEEN WADDANKAASI LIIBIYA OO…..

Masuuliyiin ka tirsan waddanka Neyjar ayaa she egay inay dadkaasi ku socdaalayeen saxar aha waddanka asi ee dhinaca waqooyi Neyjar Waxaayn dadkaasi ku neef qabatoobeen Gaarigii ay saarnaayeen waxaana lagu qiyaa say 52 qofood ayaa laga helay meydkooda sida ay shaaci say Do wlada waddanka Nayjer

Waxaana saraakiisha caafimaadka ay sheen inay ar rin Argagax ah leh ay tahay inay mar qu raay Geeriyooda an tiro intaa la eg,Iyagoo sheegeen inay weli jiraan tiro kale oo dad ah oo iyana Neef Qabatoobay waxaan dalka Neyj er ay u tahay markii ugu horeysay oo ay arkaan dad intaa la eg oo mar qura ku geeriyoda.

Warar ka ayaa sheegay inay dadkaasi ahaayeen Mu jaahiriin u socotay inay galaan waddamada Yurub si ay dal kooda mid nolol dhaanta ay helaan waxaayn ka socdeen dalalka Afrika Qaar ka mid ah

SALAAM SOMALID BANK AYAA NOQDAY MID LAGU ABAAL MARIYO DEYNKA AY U DEYMIYAAN LACAGTA.

Ku xigeenka Madaxa Salaam Somali Bank Md.Maxa med Cabdi Collow ayaa uu sheegay in dad ka Soomaali yeed ay ku Caawiyaan 1000 Doollar Markii Qofku soo bu uxiyo 3 Sharuudood shirkad da u taal taasoo ah inuu arji Codsi ah u soo qorto Banki isagoo

1-In Qofku uu leeyahay Mehnad Gacasi

2-Inuu Diyaar u yahay inuu shaqeysto soona celiyo lacagta 1000 doolar sanad gudihiis

3-In damaanad Maal uu keensado

Waxaana an jirin sharuudo kale waxaan sanad gudihiis uu soo celiyo lacagtaas

Sido kale haweenka waan ku caawinaa waxayna nagoogu yimadaana Xarunta Bank Salaama waan siinaa iyana taakulada "waxba kama helo waan taakuleynaa kaliya ayu una yiri mar la weyd iiyey” maxaa ka faa’iidaan.?

Wuxuuna ku jawaabay Maxamed Cabdi Collow oo ah kuxi geenka Madaxa Salaam Somali Bank”.waxaan u Abuurn aa shaqo oo kaliya mana helo wax faa’iido ah” ayuu yiri

GANACSATADA SUUQA XOOLAHA IFO OO KA CABANAYA SUUQ XUMO HEYSTA

mid ka mid ah dadka ka ganacsada suuqa Ifo ee dalka keyna ayaa sheegaya qabo in xoolaha iibiya ay ee gada Ariga suuqaaasi Ifo mala keeno geela iyo lo’da suuqa dha gaxleey ayaa lagu gadayaa waxaana annaga u shaqeyn taa si nadiif ah oo cid alle ciddii inaga iibsata aan ka qor an aa magacyadooda iyo Telefanadooda wayoo waxaan rab naa in wax qalad ah haddii ay dhacaan aan la xiriirno iyana inagala soo xiriiraan si shaqeyna ay u noqto mif aaminaad leh oo keynya oo ka cabanaya

waxaan uu sheegay in xoolah ay gadaan ay yihiin no oca ariga ayna dhibaato tahay qaalida ari ga ee suuqaasi neef ugu fiican uu joogo 600 iyo 600 shilinka kenya taasoo sababtay in suuqa ariga la keeno uu yaryahay taasina sabatay inuu qaaliyobo

MD. CABDI GAAS OO SHEEGAY IN DAD KA KU NOOL DEEGAAN ADA PUNT LAND MAAMULKIISA AY U ABUURAYAAN SHA QOOYIN IN AY KA SHAQERYSTAAN DEEANNADAASI

Waxaana uu sheegay an ay mamulkiisa uu ka digayo in dhallinyarada ay ka mid noqdaan dagaal yahanada hubeysan ee alshabaab ee ku sugan deegaanka gaar ahaan kuwa ka dagaallamaya buuraha gal gala .

Wuxuu sidoo kale madaxweyne gaas ugu digay dhallinyarada ka tahriibta deeaanada puntland in ay joojiyaan tahriibka isagoo sheegay in ay diyaar u yihiin maamulka puntland inuu ka shaqeynaayo ugu yaraan dhallinyaradaasi looga abuuri lahaa shaqooyin ay ku hor mariyaan xirfadooda.

"Waa in aan tashanno oo uu bato wax soo saarkeenna shaqada qabto” ayuu yiri md. Gaas

Waxaana qorshaheenna uu yahay in aad heshaan nabad iyo nolol , markii laga soo tagonimanka la yiraahdo al shabaab iyo sharwadayaasha ay ku biraan

Marka shabaab waa la dilayaa way dhimanayaan waxbay dilayaan laakiin ragga tahriibay waa in ay dal;kooda ka shaqerystaan

MAAMUL GOBOLEEDKA HIR SHABEELLE AYAA WUXUU SHEEGAY IN UU HADDA KA BILOWDAYU HOWLGALLADA KA DHANKA AH AL SHABAAB LOOGA SAARAYO GUUD AHAANBA DEEGAABNADAASI HIIRAAN IYO G/SH/DHEXE

Ka Dib Markii Doraad Ciidanka Xoogga dalka soomaaliya ay qaadeen howl gal ka dhan ah uru rka al shabaab ayna ku bartilmaameedsadeen degaanno shabaab ay iska soo abaabuli jireen oo ay weerarada ka soo qaadi jireen isla markaana ku yaala duleedka degmada mahaddaay ee g. sh/dhe xe ayaa maamulka hirshabeele waxaa uu sheegayn in ay hadda guud ahaan deegaannada ay ka arrimiyaan uu ka bilowday howl galka looga soo saarayo al shabaab.

Wasiirka warfaafinta maanulka hir shabeelle md. Mahad xasan cismaan oo wareysi siiyey idaac adda risaala ee magaalada muqdisho ayaa waxaa uu sheegay qorshaha howlgalkaani inuu yaghay in si toos ah la isugu furo magaalooyinka jowhar iyo baladweyne oo inta u dhaxeyso deegaanno ka mid ahi ay ku sugan yihiin al shabaab si halkaasi masuuliyiinta iyo Shacabka si nabadgalyo ah ay u safraan.

Waxaana uu dhinaca kale sheegay in uu howlgalkaani uu yahay mid abaaulan oo ciidanka XDS ay hormuud u yihiin .

"Waa howlgal qorsheysan oo abaabulan waxaana uu soconayaa inta shabaab lagaga sifeynayo deegaanadaasi todobaadyada soo socdana ay noqon doonto g. sh/dhexe meel ka caaggan fallal baad ah iyop dhitaateynta shacabka ay ka geystaan al shabaab” ayuu yiri wasiirku

Sidoo kale ma ahan deeganadaas kuwo shabaab gacanta ku hayaan kaliya, waxaan gebi ahaanba laga saarayaa cadale warsheekh, iyo balcad waxaa gacanta ku haya dowladda iyo guud ahaanka g. sh. Dhexe wa laga saarayaa meelo yaryar oo ay ku dhuumaaleystaan oo dhana waa laga saarayaa oo dowlada ayaa ganta ku heysaintooda badan” ayuu yiri mar kale

MAAMULKA DOWLAD GOBOLEDKA PUNTLNAD TALISKA BOLIISKA GARBAHAAREEY WAXAA UU SHEEGAY IN AY KU GEELEYSTEEN SUGIDDA AMNIGA DEGMADAASI

Maamulka degmada Garbahaareey ee G. Gedo ayaa waxaa ay sheegeen in xaaladda ammaan ee deegaankaasi in maalmihii ugu danbeeyey ay tahay mid la haleyn karo .

Si ay ka dib holwgallo joogta ah oo ay ciidamada dowladda FS iyo kuwa ka tirsan maamulka Jub baland ay ka wadeen degmadaasi.

Taliyaha ciidanka boliiska ee Garbahaareey ee G. Gedo C./xakiin cumar iyo sidoo kale abaan duulaha guudtada 9aad ee CXDS xismaan cabdi qorraxeey oo si wada jir ah warbaahinta ula had leen ayaa faahfaahiyeen amniga guud ee deegaanadaasi .

Taliyaha ciidanka Boliska degmada Garbahaareey waxaa uu sheegayn in amniga guud ee degamada garbahaareey la isku halleyn karo waxaana uu dhallinyarada qurba joogta ah ee ka soo jeedda daanaanadaasi uu ugu baaqay inay dib ugu soo laabtaan degmadooda si ay u maal ga shadaan

Sidoo kale md qoraxeey ayaa isna sheegay in amaanka la isku haleyn karo xiidamaduna ay wadaan howlaha sugidda amniga g/ gedo si ay shacabka ugu nooladaan farxada,nabad iyo deggaansho

WAX KA OGOOW 30KA WADDAN EE UGU SARREYA DHANKA WAX AKHRISKA, IYO SOOMAALIYA KAALINTA AY KAGA JIRTO

Akhrintu waa dabeecad wanaagsan oo uu ilaahay ku manneystay banii Aadamka, eraygii ugu horreyay ee lagu yiraahdo Nabigeena SCW wuxuu ahaa "Akhri”,

taas oo muujineysa muhiimadda iyo ahmiyadda uu leeyahay wax akhrisku. Dunida, waddan ba waddanka uu ka akhris iyo dad wanaagsan yahay ayuu ka hormar iyo hiigsi fog yahay, sidaa darteeda waxa aan idin soo gudbinaynaa waddamada Adduunka iyo saacadaha ay dadkooda wax akhriyaan todobaadkii.

Waa isku cel celis, ee ma ahan qof walba oo waddamadaas ka tirsan in uu todobaadkii intaas wakhti wax akhriyo, su’aasha iswaydiinta mudan ayaa ah talloow Soomaaliya kuma jirtaa?, haddaba ka dhex raadi liiska hoose ee ay ku qoran yihiin waddamada ugu wanaagsan dhanka wax akhriska.

SAACADAHA AKHRINTA TODOBAADKII IYO QOF WALBA

1. India — 10 Saacadood, 42 Daqiiqo, ayuu qof walba u fadhiyaa akhrin, waxaynna sidaas ku mut eysatay kaalinta koobaad ee kala sareynta shaxdan.

http://www.shaaciye.com/wp-content/uploads/2017/06/readers-round-the-world-620x296.png2. Thailand — 9: Saac24, Daqiiqo

3. China — 8:00 Saacadood

4. Philippines — 7:Saacadood iyo 36daqiiqo

5. Egypt — 7:Saacadood iyo 30 Daqiiqo

6. Czech Republic — 7:Saacadood iyo 24 Daqiiqo

7. Russia — 7:saacadood 06 Daqiiqo

8. Sweden — 6:54

8. France — 6:54

10. Hungary — 6:48

10. Saudi Arabia — 6:48

 

12. Hong Kong — 6:42

13. Poland — 6:30

14. Venezuela — 6:24

15. South Africa — 6:18

15. Australia — 6:18

17. Indonesia — 6:00

18. Argentina — 5:54

18. Turkey — 5:54

20. Spain — 5:48

20. Canada — 5:48

22. Germany — 5:42

22. USA — 5:42

24. Italy — 5:36

25. Mexico — 5:30

26. U.K. — 5:18

27. Brazil — 5:12

28. Taiwan — 5:00

29. Japan — 4:06

30. Korea — 3:06

 

Soomaaliya waxa ay kujirtaa kaalmaha ugu hoosee ya waddamada ugu badan ee wax akhriya, waxayse liiska sare ka hoggaaminaysa waddamada aan akhr iska laga xiiseyn maadaama ay yihiin dad hadal ama (Oral Society)

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip