Amarki Madaxweyne Trump ee Qaxootiga oo Xalay Si Rasmi Ah U Dhaqan-galay

0
Friday June 30, 2017 - 07:51:43 in Wararka by
  • Visits: 440
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Amarki Madaxweyne Trump ee Qaxootiga oo Xalay Si Rasmi Ah U Dhaqan-galay

    WASHINGTON. D.C — Dowladda Mareykanka ayaa xalay Sideedii fiidnimo xilliga magaalada Washington, dhaqan-galisay sharci cusub oo dhinaca socdaalka ah kaasoo lagu soo rogay muwaadiniinta ka imaanaya dalalka Iran, Libya, Somalia, Sudan, Syria and

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WASHINGTON. D.C — Dowladda Mareykanka ayaa xalay Sideedii fiidnimo xilliga magaalada Washington, dhaqan-galisay sharci cusub oo dhinaca socdaalka ah kaasoo lagu soo rogay muwaadiniinta ka imaanaya dalalka Iran, Libya, Somalia, Sudan, Syria and Yemen.

Dadka ka imanaya dalalkaasi ayaa dalban kara dal-kugalka Mareykanka hadii uu jiro qof qoyskiisa ah ama hadii uu yahay qof ganacsi ku leh Mareykanka.

Wariyaha VOA-da ee Minnesota Maxamuud Mascadde ayaa faah-faahinta xeerkaan cusub ka wareystay Cabdiwaxid Qalinle oo ah sharciyaqaan dagan Minneapolis.

An Iceland Air flight crew arrives on the day that U.S. President Donald Trump's limited travel ban, approved by the U.S. Supreme Court, goes into effect, at Logan Airport in Boston, Massachusetts, June 29, 2017.

 

Halkaan ka dhageyso faah-faahinta warbixintaan.



0:00:00/0:04:41
Direct link
 
XIGASHO:-VOASOMALI.COM



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip