WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANT OO AH TLAADO 27-KA JUUN 2017-KA

0
Wednesday June 28, 2017 - 21:59:28 in Wararka by
  • Visits: 663
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANT OO AH TLAADO 27-KA JUUN 2017-KA

    R/WASAARAHA OO LA KULMAY FANA ANIINTA QURBAJOOGTA Ujeedada kulankaan ayaa ahaa sidii uu R/wasaar aha ugu dhi iri gelin laha a iney xoojin yaan wacgal inta bulsha da ee ku aa dan fahansi inta qiimaha ay lee dahay dowlnima da iyo nabada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

R/WASAARAHA OO LA KULMAY FANA ANIINTA QURBAJOOGTA Ujeedada kulankaan ayaa ahaa sidii uu R/wasaar aha ugu dhi iri gelin laha a iney xoojin yaan wacgal inta bulsha da ee ku aa dan fahansi inta qiimaha ay lee dahay dowlnima da iyo nabada.

http://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2017/06/IMG_0035.jpg rw oo la kulmay fannaaniin



Kulankaan oo mudo sacaado ah so coday ayaa raisul wasaaraha iyo faani inta waxa ay isdhaafsadaan fi kradaha ku aadan sida ay uga wada shaqeyn karaan dowlada iyo fanaaninta iyo di bo u dhiska tiyaaradka qaranka ee Ma gaaladda Muqdisho iyo qodob kale oo muhiim ah.Md/Xasan Cali kheyr Ra’I sul Wasaara ha XF/Soomaaliya ayaa kulanka ka jeediya qudbad dheer uu kaga hadlyay ahm iyada ay u leeyihiin bu lshaba Faniinta isaga oo xusay in ay shacabka Muqdisho aad ugu far xe en imaashaha faniinta ee Maga alada.

Faniinta la kulmay Ra’isul Was aaraha Dalka ayaa muujiyey dare enkooda ku aadan sida ay ugu far axsan yihiin kulanka ay la qaatay Ra’Isul Wasaare Kheyre ayagoo u balanqaaday in ay taageero la ga rab istaagi doonaan XFS.

 

DOWLADDA SOMALIYA OO KA HADA SHAY CILAD KU TI MID INTERNETKA

Fibre-Optic-Cable-National-Broadband-Network-12499607-280x175 Dowladda FS ayaa ka hadashay Ci dal ku timid Internetka qeybo ka mid ah Koofurta Soomaaliya. Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ee DFS, ayaa waxay habeen hore xaqiijisay in cilad ay ku ti mid adeeggii Internet ee ka jiray Gobolada K/iyo Bartamaha Soomaali ya. Agaa simaha Wasaarad da Boosta da iyo Is ga arsiinta,Axmed Xaaji Cabdi oo la hadlay Warbaahinta gudaha,ayaa wax aa uu she egay in markab uu jiiray ha lka ay iska galaan laba cable oo Inte rnet ah, oo ka ka la yimaada Jabuuti iyo Kenya. "Fiillooyin cable ah oo nooga kala yi maado Kenya iyo Jabuuti, meel ay is ka galaan ayuu markab jiiray, ma rkab kale ayaa loo soo di ray oo sama yna yo.”Ayuu yiri Agaasimaha Wasaar ad da Boostada iyo Isga ar siinta.

Agaasimaha, ayaa tilma amay in xal inta ciladaan soo korortay ay qaadan doonto muddo dhawr maal mood ah, sida uu yiri.

Axmed Xaaji Cabdi, ayaa waxaa uu xusay in tani ay culeys ku keen tay sha qooyinkii ka socday Xafiisyada Ma daxweynaha iyo Ra’iisal Wasaa ruhu ba.Adeegga Internetka, ay aa dorraad ilaa Axad ka maqan qeybo ka mid ah Koofurta Soomaali ya, taasoo saame eyn xoogan ku ye elatay Shirkadaha waaweyn, Xafii syada Doowlada iyo Guud ahaan shacabka

MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO CAFIS U FIDIYEY 13 MAXAABIIS

Mamadaweynaha Soomaaliya Md. Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farm aajo ayaa shalay cafis u fidiyey maxa abiis ku xiran xabsiga dhexe ee xamar . Madaxweynaha ayaa cafiskiisa waxaa uu la xirii raa maalmaha muna asabadah ciidul fidriga iyo xuska mal inta xornimada soomaaliya ee 26ka juun .xab

Waxaana munaasabadaas oo is biirsaday awgeed uu cafis madaxwey nenimo ugu fidiyey maxaa biista u xiran denbiyada yaryart oo gaarayaan 13 qo foo maxaabiista ku jirtay xabsiga dhe xe xamar. Madxeyne farmaajo ayaa dh waan u xilsaaray xaaladda maxaa biista xabsiga ku jirta guddi arrim ah aas ka war keena xaaladooda guddoo miyaha gudigaasi ayaa saxaafadda u aqriyey wareegtada qoraa lka madax weynaha uu ku cafinayey ku qorneyd 13 ka mih ah isagoo sheegay in cafis kaani uu bila aban doono haatan ilaa iyo laga gaarayo qoraalka ayaa ahaa sida tan;

Maxweynaha JFS markii uu arkay Q.90aad Xarafkiisa {F} ee Datuurka FS, Markuu arkay Q.87aad Faqrada 1aad Xaefaga {X/BIYO Q}.

markuu arkay q/2aadFarqadda 3ad ee Dastuurka KMG ,

Markuu arkay tala bixinta qaanuun ka xukuumadda,maxkamadaha,ee ma xaabiista ilaalinaya.

Markuu tix geliyey xaaladda maxaa bbiistaan iyo munaasabadda barakey san ee Ciidul fidriga , munaasabadda oo farxad ku ah baxaabiistaan, markuu tix geliyey xukunkii caddaaladda wax uu soo saaray xeerkan

Q/1aad laga bilabo Haatan oo ay Taariikhdu tashay 25ka juun 2017ka waxaa loo fidiyeycafis mad axweyne maxaabiistiro ah .

Q/2aad wuxuu xeerkaan dhaqan gal ayaa 1 markuu madaxweynah JFS saxiixo waxaana lagu daab acayaa faafinta ras miga ah jfs.

Maxaabiistaan la cafiyey kuma jiraan kuwa u xiran denbiyada culus oo ay ka mid yihiin dilalka iyo ku wa lagu eed eeyey waxa loogu yeero argagixisada.

Dhan kale waa marii ugu horeysay oo uu madaxweynaha soomaaliya ,d. far maajo uu cafis u fidiyo qa ar ka mid ah maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe ee xamar.

ALSHABAAB OO BAADIGOOB KU BILA AWDAY SH. MUKHTAAR ROOBOOW ABUU MANSUUR

roooooboooow Dagaalyahano katirsan kooxda Alshabaab ayaa lagu soo waram ayaa ine ey baa digoob xoog an ku bilaabeen Sh. Mukhtaar Rooboow Cali Abuu Man su ur, kaasoo maalmo ka hor Mareeykan ka uu ka saaray Liiska Argagixisada

Shiikh Muqtaar oo la aaminsan yah ay inuu ku dhuumaaleysanyo Qeyba ka mid ah Dee gaanada Maamulka Ko ofur Galbeed ayaa la sheegay inay ha dda raadinayaan Dagaal amayaal ka tir san Alshabaab.

Alshabaab ayaa aaminsan in roob ow uu doonayo inuu isku dhiibo Dowl adda Sooma aliya taasinaay san u cun timin Alshabaab sida as Aawgeedna ay bilaabeen inay raa diyaan halka uu ku dhuumaale sanayo Abuu Mansuur.

Abuu Mansoor ayaa ahaa Hoggaa miye kuxigeenki hore ee AlShabaab, sidoo kale waxaa uu mar soo noqday Afhayeenka AlShabaab.

Waaxda Arrimaha Dibadda Mar eyk anka ayaa u xaqiijisay VOA in Ab uu Mansuur laga saaray liiska Argagix is ada Caalamiga, waxaana madaxi isa dul saarnaa 5 milyan oo dol lar.

Abuu Mansoor ayaa sanadihii u da mbeeyay la hadal hayay inuu wada ha dalo hoose kula jiro dowl adda Soo ma aliya,isla mar kaana ay xurguf soo kala

dhex gashay Hoggaanka AlShabaab.

MUNAASABADDA 26KA JUNE OO HABEENK HORE SI WEYN LOOGA XUSAY MUQDISHO

calanka Munaasabad Balaaran oo loo gu dabaal daga yay Xuska 26ka June ayaa ka dh acday Aqal ka D/Hoose ee Xa mar,waxaana ka qayb galay qaar ka mid ah Mada xda Qaran iyo Marti sha raf badan,

Qaar ka mid ah dadka Soomaaliy eed ee Waaya jooga ah oo ka ha dlay Munaasabadda ayaa sheekeey ay Ta ariikhada Halganka Soomaali ya,iya ga oo aad u xasuusiyay dadka ka soo qaybgalay munaasab adaan dada alka dheer ee laga soo maray in la gaaro Soomaa liya oo xor ah.

Ing.Yariisow” ayaa ku hadlay Af ka Guddiga Qaban qaabada Munaa sa badaha Qaranka ayaa she egay in sha cabka iyo madaxda Qaranka oo isla so cda ay u soo baxeen xu ska 26ka Ju ne oo ah markii xoriy ada ay qaate en Gobalada Waqooyi ee dalka.

Wasiirka ayaa sidoo kale si aad ah u gu mahadceliyay hay’ad aha Amma anka iyo Warbaahinta oo si wayn isa ga xilsaaray Xuskaan oo aad ugu wa yn Umadda Soomaali yeed.

Guddoomiyaha G/Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa asna 26kii Ju ne Sanadkii 1960kii inay aha yd maa lin wayn oo dadka Soomaaliyeed ay ka hoos baxeen gumaystihii heest ay Dalka. Guddoomiya ha Aqalka Sare ee Soomaaliya Md.Cabdi Xaashi C/hi ay aa tilmaamay in 26Jun ay tahay ma alintii Cal an Soomaaliyeed ee Xor ah laga taago wadan Soomaaliyeed oo Xor ah. Madaxweynaha Jamhuuriyad da Somaaliya Md.Maxamed C/laahi Fa rmaajo ayaa Isna dhankiisa xusay Gu ushii la gaaray 26kii June 1960kii ay ku timid Halgan dheer oo Soomaaliya oo dhan ay ka qayb qaadatay.

"Halgankaasi dheer waxaan ka dha xalnay 2 Arrimood oo kala ah Farxad iyo Dhib,Farxadu waxay ahayd inaan helnay Xornimo weyn, laakiin Guul dar ada ayaa ah Barakac,Qaxooti iyo Burb ur ay sabab een dagaaladii Sokee ye.” ayuu yiri Md.Farmaajo Madaweyna ha ayaa sheegay in maalintaan oo kale ay tah ay maalin ku wayn dhammaan shacab ka Soom aaliyeed wuxuuna Hambalyo u diray dhamma an umadda Soomaaliyeed Me el kasta oo ay joogaan.

Ugu danbayntii Calanka Quruxda Badan ee JS ayaa la saaray Xarunta Dowladda Hoose ee Magaal ada Muq disho iyadoo halkasi damasha dhaw aaqyo baluleyr ah cirka lagu ganayey iyadoo dadweyna ha muqdisho ay ca bsi halkaas ka qaadeen ka dib markii ay maqleen dhawaaqo waweyn oo go obta fantasiiyey calan saarka soomaal iya ka dhacayey hase yeeshee ay u malenayeen in la wraray xaflada taas oo ka dib markii ay maqleen qalbigoo da u qaboobay..

R/WASAARAHA DALKA HINDIYA IYO MAREYKANKA IYO KA OO KA WADAHADLAY DHIKAC AMMAANKA IYO GANACSIGA

Dadka heysta dhalashada Dalka Hi nda oo u dhashay dalka Mareykanka ayuu waxaa uu kala had lay dhinaca ammaanka dadka halkaasi ku dhaqan markaasi waxaa uuu ugu waramay in hundiya uu ku tilmaamay inuu yahay waddan xoog leh marka loo fiiriyo awo odda dhinaca meletariga,waxaana tus aale u soo qaatay in bishii la soo dhaa fay weerarkii ay ku qaaday dhul ka la isku heysto ee kashmiir ga ar ahaan. oo krandara mory uu ka dhawaaj iyey inay weerarkaasu sameeyen sal dh igyo dagaal yah anku ay ka soo dag aal tagaan oo ay ku laayaan dadka wa ddankaasi Hidiya.

Waxaa uu sheegay isagoo meletar iga dalkiisa hindiya ammaanaya kran dara mory "Niyadeyne waa mid sarey sa haddii loo baahdo ciidameynu tallaa ba kastana ay qaadi karaan”.

Warka ayaa sheegaya in weerarkaa su ahaa qiyaastii 1 km gudaha ay u ga leen markii hubka la tuu ray uu hindiya ka yimid ciidamo komandos ah oo dhi naca lugta ah ayaan jirin, Arrinka uu ku dooday krandara mory ee ah in ay halkaas tageen waxaa beeniyety cii damada iyo waliba dowladda bakis ta an oo ku tilmameen wax kama jiraan.

krandara mory waxaa uu sheegay in dadkaa hndiyaan ameerikaanka ahi uu ku la kulmay aqalka hi ndiya arrimaha haantan ka jira dalka hindiya haddii ay noqoto dhinacyada siyaasadda iyo dhaqaalaha in loo baahan yahay mar walba hindiya ina noqoto mid horseed u ah dowladaha waaweyn ee caalam ka iyo wax la qabsiga wddamada caal amka .

krandara mory waxaa kale oo uu la kulmay madaxweynaha dalka marey kanka Mr.donal traum,hoggaamiyay aal 20 shirkadood oo waaweyn oo dhi naca ganacsiga ee dalkaasi mareykan ka oo ay ka wada hadleen xiriirka u dhaxeyn jiray ee dhinaca ganacsiga iyo fursadaha ay ka heli karaan kambaniyadahaas ama shirkadahaasi gud aha dalka hindiya

Hoggaamiyayaasha uu la kulmay waxaa ka mid ahaa:APLE iyo GOO GLE kuwaasoo ah kuwo xiriir weyn ee dhinaca ganacsiga la leh dalka hindiya

krandara mory la kulanka uu marey kan ka uu u tagayo waa mid la qorshe eyey in isniinta waqti danbe ay kumay een madaxweyne donal trum iyo isaga oo ay ka wada hadlayeen xiriirka u dhaxeeyo 2da dal ee mareykanka iyo Indiya iyo dabcan arrimaga ka jira caa lamka .

Hindiya waa suuq aad u weyn mar ka loo fiiriyo adduunyada maxaa ye elay dalkaan mareynka oo ka mid ah dalal ka dhaqaalahoodu uu aad u hore eyo ayaa xiriir wanaagsan la leh iyo weli ba ganacsiiyo saldhinyo badan ku leh gudaha daka Hindiya .

Hindiyana taa bedelkeeda waxaa ay ka faa’iidday inay dhinaca shaqaala ha ay helaan qolyahaan te gay ee shir kadahaan mareykanka ah ay iyaguna ay ka faa’iideeyn in dadka u shaqeeya lacagta ay qaadanayaan ay tahay mid ka yar haddii shirkadahaasi ay ku ooli lahaayeen gudaha dalka mareykanka .

XISBIGA CONSALTANTIFKA EE HAYA TALADA PRITIEN AY AA HESHIIS LA SAXIIXDAY XISBI YAR OO KA SOO JEEDAM/WAQOOYIGA ASTAAN

Xisbiga ConsaltanTifka ee haya Talada Pritien ay aa heshiis la saxiixday xisbi yar oo ka soo jeeda Magaala da waqooyiga Astaan si looga helo Fursada ay ku meel mariyaan kalsoonida wada xaajoodka ay kaga baxe yso M.Yurub.

Xisbiga ConsaltanTifka ee ah Ra’isalwasaraha Dal ka Pritin Mss.Trassa May oo sheegtay in he shiiska uu si in doono kalsoonida wada xaajoodka ka bixitaanka Midowga Yurub, Hogaamiyaha Xisbig aasi Anadia potik ayaa sheegayay isagana in heshiiskaani 2 maly an oo dheeraad ahna la gu hormarin doono mandiqad da wa qooyiga erland. Sanadaha soo socda.

MADAXWEYNE FARMAAJO OO SOMALILAND UGU BAAQAY MIDNIMO

Maxamed C/laahi Maxamed (Far maajo),Madaxweynaha Jamhuuriyad da Somaliya,ayaa Somaliland ugu baa qay in laga wada shaqeeyo midnima da iyo qaranimada dalka.

Madaxweynaha oo Habeen hore Magaalada Muqdisho kaga qaybgalay munaasabadda 26kii June, ayaa yiri "Xuska 26ka June waxaa walaalah ayaga Gobolada Waqooyiga, dhalinya ro iyo waayeel, rag iyo dumarba aan u gu baaqayaa inay tahay masuuliyad inoo wada taala inaan dib u hanano qa rani madii iyo midnimadii dalkeena.”

"Iyadoo taariikhdeena dhow qaybteeda xanuunka iyo foolxumada leh ay tahay inaan ka gudubno, si aan u gaarno mu staqbal ka wanaagsan kan maanta aa nu ku suganahay.”

"57 guuradii, 26kii June waxay ku beegan tahay anigoo sanadkan ah Ma daxweynihii Qaranka, isla markaana waxaan dib u xusuusanayaa dabaald egyadii la qabtay doorashadeedii. Dab aaldeg yadaas oo ay isugu soo bax een, ayna soo dhaweeyeen dhalinyaro farabadan, waayeel, rag iyo dum ar ba, oo gobol kastoo Soomaaliye ed joo gga. Waxay ahayd farriin uu hankeeda aad u weyn yahay, saldhige eduna uu ahaa nabad, nolol, midnimo iyo cad aalad.”

"Marka munaasabadan waxay tahay mid aad iyo aad noogu weyn ama ugu weyn taariikhdeena, waxaana dadka Soomaaliyeed meel kastoo ay joogga an ugu hambalyeeynayaa 57 guurada ka soo wareegatay maalintii calanka Soomaaliyeed oo xor ah laga taagey dhul Soomaaliyeed.”

Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa sheegay in maalintaan oo kale ay tah ay maalin ku wayn dhamm aan shaca bka Soomaaliyeed wuxuuna Hambal yo u diray dhammaan umadda Sooma aliyeed Meel kasta oo ay joogaan

DAGAALYAHANNADA IS OO GUULA KA SHEEGTAY DAGAALKA M/ MUSUL.

weerarro rogaal celis ah oo ay ku beegsanayaan dagaalyahannada xo oga Ciraaq ee duullaanka ku ah maga aladaasi ayey qaadeen Ururka ayaa waxaa ay adeegsadeen gawaari bad an oo markaasi laga soo buuxiyey wa xyaabaha qarxa ku waasi oo ay ku weerareen ciidamada kula daghaalam aya magaaladaasi oo ku taal waqooy iga Ciraaq.

Kooxda jihaadayaasha waxaa ay qar xiyeen masa ajidka caanka ah ee AlNuur oo muslimiinta Astaan u ahaa Ar bacadii aanu soo dhaafnay. Tani wax aa ay iminka suurta gelisay ciidamada dowlad da Ciraaq inay si fican ugu ruu qaansadaan kooxda Daacish, runtiina waa ay sameeyeen sida wariiya ha B BCDA ugu soo marayey halkaasi uu sheegay .

Ilaa 20 jeer ayaa dhinaca cirka laga duqeeyey gooba ha ay ku sugan yihiin Xooggaga daacish axaddii aanu soo dhaafnay,iyadoo habeennimadiina la gu garaacay qoryaha ka dhaca diyaa radaha qumma atiga u kaca,waxaa ka le oo la maqlayey sanqadha madaafiic da.

Waxaa kale oo lagu soo waramay in 2 weerar oo ay Daacish soo qaadday Axaddii warbaahinta kur diyiinta ee fa dhigeedu yahay magaalada Baqdaad ayaa shee gaya inay 3 weerar kooxda daacish ku qaadeen deega annada At Tamaad,AlRajmi,Hayaami iyo Yarm uug oo galbeedka Nasi ku yaala .

Dhanka kale waxaa sidoo kale la sheegay in la gubay guryaha ay lahaa yeen.Sari Braeg oo u shaq eysa Hey’ ad gargaar ayaa sheeg tay inay arag tay meydka 20 askari oo ciraaqiyiin ah iyo dhaawac ba dan , wax aana jirin go ob lagu daweeyo dhaawaca waxaa soo buuxdhhafay askarta dowladda, Isniintii waxaa la keen ay sarkaal xa bbadi qoorta kaga dhacday,goobtana waxaa ka bilowday sawaxan baabuur ayaa la gubay waddooyinkana waa la xiray .

Sida wararka sheegayaan ilaa 20 jihaadayaal ah ayaa ka baxsaday mag aalada qeybteeda dulba oo soo gaar ay dhismayaal aan ka fogeyn qeybta dhaawaca la gu daweeyo. Jihaad aloo sayaal shiishiyiin ah oo xiran aaladaha wax lagu arkay habeenkii ayaa buura haasi ku sugan taa macnaheeduna wa xaa ay tahay inay askarta Ciraaqiyiinta ahi ay habeenkii qunyar socdaan iya goo dhuumaaleysdanaya .

Hadda xaaladdu waa ay deggan tah ay ayay tiri haweeneeydaasi u shaqey sa hey’adda gargaarka inkastoo bay tir in inay saakay 5tii aroortii ay xaaladdu kacdsaneyd, Sameeyo nin la yiraado oo ka faa looda arrimaha ammaanka a yaa sheegay in dagaal yahannada da acish ee ku sugan magaala idlib Ay u diyaar garoobay aan inay dagaallama an illaa iyo dhammaadka waxay na u dagaallamayaan inay ka qaadaan xub naha isku magacaay Dowladda Islaa miga oo doonaya inay ka tagaan

Hadda waxaa joogaan musul tiro yar oo ku jira gud aha magaalada ku waas oo aan meelna u socon waxa ayna doonayaan inay dagaalammaan ilaa iyo dhaa mmaadka ayey tiri shalay xilli la wareysa nayey .

Duullaanka lagu qaaday kooxda da acish ee ku su gan magaalada musul oo ah goobtii ugu danbey say oo ay ku lahaayeen ayaa bilaabatay 17ka bishii oktoobar ee sanadkii 2016ka waxaa na ku duulay kummanaan ka tirsan cii damada ciraaq,kudiyin,qabiilooyin sun niyiin ah iyo maleeshiyoshiico ah oo ay ciidamada cirka ee mareykanku taage erayeen,. Dowladda ciraaq ayaa ku dhawaaq day inay si buu xda u gu xor eeyeen ba riga magaalada balse ku Adka atay dhi naca galbeedka oo ay ku yaalaan wad dooyin luuqluuq ahi Xigasho:Radio BBCda

TURKIGA OO TAHRIIBAYAAL SOOMAALI AH KA DAJIYAY MAGAALADA HARGEYSA.

Dowladda Turkiga ayaa dib u soo celiyay Tahriibayaal Soomaali ah oo ku wajahnaa dalalka yu rub kuwaas oo shalay laga soo dejiyay Garoonka M/Hargeysa ee Soomaaliland.

Tahriibayaashaan ayaa tiradooda la gu sheegay ilaa 28 Ruux Soomaali oo Tahriibayaal ah, kuwaas oo Soomaali ya Dib loogu celiyay ka dib Markii Boli ska dalka Turkiga ay ka qabteen Gud aha dalka asi.Dadkaan ayaa lagu hay ay mudo 2 bil ah Xabsi ku yaala Guda ha Turkiga, iyadoo Xusid Mudan in Da dkaasi ay Markii hore ay Turkiga ay ku yimadeen lacag Dhan $8,000 sida Boo liska ay sheegeen.

Tahriibayaashaan Soomaalida ah ayaa Diyaaradii ka soo qaaday M/ Ista nbul Waxay Transit Dhowr sacado od ah ay ku qateen Magaalada Abu Dub ai ee dalka Iskutaga Imaaraadka Car abta,ka dib Mar kii ay boos ay ka waye en duulimaadkii Tooska ahaa ee Muq disho soo aadayayay, waxaana shalay subaxdii laga dajiyay M/Harg aysa.

Dhanka kale Turkiga oo xuduud la leh Wadamada Yurub ayaa sanadihii la soo dhaafay marin u ahaa Qaxooti ga ku soo qul qulaya Qaaradda Yurub, waana markii ugu horeysay oo dib loo soo celiyo tahriibiyaasha Soomaalida ah.

[SHACABKA IYO MADAXDA DALKA JABUUTI OO U DABBAALDAGAYA 40 GUURADII MAAL INTA AY XORRIYADDA QAADATAY .

Maanta oo ah 27ja Juun ayaa waxaa Dalka Jabuuti looga dabaaldagayaa xorri yaddii ay qaateen 40 sano muddo laga joogo taasoo ku beeg an maanta oo ah ma rkii dalka jabuuti ay ka xorroobeen gum eystihiin dalka faransiiska oo qeyb u helay ka dib markii 5 ta somaali ya la kala qeyb iyey 5 dowladood taasoo jabuuti ay ka xorwday 1977jii oo maanta u ah 40 sano oo xronimo ah oo ay ku naalo nayaan.

Haddaba waxa lagu jiraa tobaadkii xorri yadda dalka soomaaliya oo 3 ka mid ahi hel een xorriyadooda waxaan shalay laga xus ayey xorriyadda gobollada waqooyi oo uu ingariiska gumesan jiray waxaan ay u ha yed xorriyadii ugu horeysay oo dalka sooma aliya helaan.

Waxaana xigaya in 1da luulyo oo 2 munaasabdooda looga dabaal degi doono dhawaan ka dib markii qeybta koofurta soomaaliya iyana ka xoreyday gumeystihii talyaaniga taasoo waliba makaabsaneysa in gobollada waqooyi ay iskula midoobaan 2da gobol maamul ay wada leeyihiin oo ah soomaaliya waxaana dalka soomaaliya ka maqan 2 qeyb ee ka mid ah dhulweyn aha soomaaliya oo ay kala heystaan ken ya iyo itoobiya kuwaasoo haatan maamu llo hoostaga dalalkaas ay joraan aanse wali xorriyad taam ah aana helin.

Haddab dalka jabuuri 27 da Juun 1977kii qaatay xorriyadda ayaa maanta ka dha cday dalka jabuuti iyo waliba soomaaliya munaasabadooda waxaan ay munasba dihii loo dhigi jiray ay ka duwaneyd midda haatan la xisaayo taasoo la sheegay in ay tahay dowladda 40 jir ah oo ka weynaatay oo noqtay mid qaangaartay kana baxday dhalinyara nimada waxaan soomaalida tir aahdaa dhalliyaro talo bay ka booda haa tanse caqli taam ah ayey leedahay oo xis ka 40 jirka waa mid waxqbad leh oo qalad ka in la galo iyo fudeydkaba ka fog waana 40 sano oo xorriyad ah taasin guulweyn ayey u tahay dadka soomaaliyeed guud ahan iyo gaar ahaan dadka reer jabuuti

Waxaana xuska 40 guurada lgau soo ba dhigay dabbaabaad iyo ciidmada qar anka jabuuti iyadoo in badan uu socday xusk aasi kana duwanaa xusaskii la dgi jiray waxan madaxweynaha dalkaasi uu qadba do luuqadda afka faransiiska ah ka jeed iyey munaasabadda

RA’IISAL WASAARAHA DALKA HINDIYA OO LA HADLAY DADKA ISBITAALADALA DHIGAY

Dadkii waxyeelada ka soo gaartay oo lagu daweyn aayo isbitaalada dalkaasi ayuu isagoo ku sugan isbitaalkaasi uu la hadlayqoysaskii dadka dhibaatada ka soo gaartay iyo kuwii ka geeriyooodaybana ugu tacsiyadeyey.

Waxaana uu yiri :Marka ugu horeyso naxariis qalb iga ka soo go’day ayaan u fidinayaa qolyihii iyo qoyas askii iyo qaraabadii ka shahiiday.Alle ha u naxariisto dadkaas shahiideena hala siiyo dheerri gel in qoysa skii ay ka geeriyood een,”.

Dhinaca kale ra’Iisalwasaaraha hindiya ayaa yiri " Shalay waxaa aan shir la yeeshay asmaan shariif oo ah wasiirka sare ee Binjaam waxaan go’aansannay in baaritaan dhab ah la sameeyo,si aarinta gun ta looga gaaro.

MARKAB KU QARXAY XEEBAHA G. BARI EE PUNLAND

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Puntlan aaa waxaa ay sheegayaan inuu halkaasi uu ku qar xay Markab noca Daga alka ah . Dadka deegaanka sida ay sheeg een qarax maekabkaasi ayaa ku qarxay deeganka muraacyo halkaas oo kalluum eysato ku sugneyd markii ay ka shakiyeen ka dib makuu ku soo dhawaaday waxayna sheegeen in qarax weyn uu ka dhacay goobtii uu maekabku taag naa ay na shee geen in uu quusay markabkii .

Dhimaca kale waxaa halkaasi is soo taagay 2 markab oo noca dagaalka ah oo xalay ilaa saakay ku sugan sida ay shee geen kaluumeysatada deegaankaasi ,qar xa ayaa ahaa mid aad u xoog badan ayna cabsi weyen ka qabeen in halkaasi dagaal ka dhaco ka dib markii hore deeg aan kaasi maraak iib dagaal oo ilaalo ka ah burcad badeedda ay is dagaali jireen.

Mid ka mid ah kaleeysatada deegaan ka g. bari ayaa waxaa ay sheegeen in mar ka markuu qarxay uu quusay halkaasina mraakiib ay joogaan 2 ah oo ilaa xalay iyo saakay ay ku sugan yihiin.

Dhinaca kale cutubyo ciidamada puntl and ah oo ka soo baxay ay soo gaareen deegaanka murcaa nyo

AKHRISO:DAQIIQADIHII UGU DANBEEYAY NOLASHII MACMAR AL QADAAFI

FAN Sarkaalka lagu magacaabo Mansour Daoud oo xaga amaanka u qaabilsanaa Madaxweynahii hore ee dalka Liibiya Macmar Al Qadaafi ayaa mar sii horeysay lagu xirey magaalada Mis urata ee dalka Lii biya halkaas oo uu max kamadayn ku sugayo waxaa na sarka alkan oo wareysi siiyey TV laga leeyahay dalka Mareykanka ee CNN ayaa waxuu ka hadlay waxii uu ka ogaa sa acadihii ugu dambee yey ee nolosha Madaxweyne Qadaafi wux uuna isagoo arimaha ka hadlaya uu ku hadakiisabilaabay sidan:

Madaxweyne Qadaafi wuxuu taagnaa quus waxaanu aad ugu baahnaa sidii uu ugu baxsan lahaa goobtii uu ku dhashay oo ah tuulo u jirta magaalada Sirta 20,KM. Dau od wuxuu yiri way ii mu uqatay had iyo jeer inay tahay socdaal khatar ah oo is miida amin ah. Wuxuu rabay inuu tago qadaafi tuulada asi uu ku dhashay, malaha waxuu doonayey inuu ku dhinto halkaasi iyo inuu ku qaa to saacadaha u danbaysay ee nola shiisa.

Ninkani wuxuu sheegay inuu gaari ama baabuur uu la saarnaa Qadaafi markii diyaaradaha dagaalka ee Nato ay duqe eyeen.Waxa uu sheegay in Qadaafi uu ka baxay Tripoli oo uu te gay maga alada Sirte Bishii August 18kedii Sannadkii 2011kii oo ahayd laba cisho ka dib markii jabhadii NTC ay soo gashay Tripoli. Daoud wuxuu sheegay in isagu uu madaxweyne Qadaafi kaga haray magaalada Tripoli oo uu sii joogay ilaa Bishii August 22kedii ilaa ay cadaatay in magaalada aanay ku sii nabadgeli Karin dadkii ka tirsanaa maamulkii Qadaafi.

Wuxuu sheegay inuu isagu u baxsaday dhinaca magaalada Bani Walid isaga iyo wiilkii qadaafi dhalay ee Seef Al Islam iyo madaxii sirdoonka ee Cabdullahi Al Senoussi. Waxaanan la joog ay ayuu yiri afar maalmood ka dibna waxaan ku biiray Qadafi oo aaan ugu tegay Sirta. Mr Daoud waxa uu she egay in nolashoodu maalinba maalinta ka danbaysa ay ku sii adkanaysay oo ay ka sii daraysay mar kasta oo ay jabhadu ku soo durkaysay halkii ay ka joogeen magaalada Sirte, waxaanu sheegay inay ku dhex dhuumalaysanayeen oo ay iskaga kala gudgudbayeen guryahii marnaa ee laga qaxay oo ay kolba bedelayeen guriyaha ay ku dhuumanayeen 3 ilaa 4tii cishaba mar. Waxaanu ku noolayn buu yiri cunto yaraan, biyo la’aan, layr ama koronta la’aan iyo isg aarsiin la’aan aanu ka go’anay aduunka int iisii kale oo nolasha yadiiba waxay ku soo ururtay 180 degree ayuu yiri.

Wuxuu sheegay in Qadaafi maalmahii u danbaysay uu wakhti giisa ku luminjiray wax akhris iyo wax qorid faro badan. Wuxuu si tay buugag badan oo ugu jiray shandad weyn. Malmahii u dan baysay Qad aafi waxa ka muuqatay khalkhal badan ka dib markii ciidankii difaacayey ay doonayeen inay maga alada iskaga bax aan.

Wuxuu yiri aniga iyo rag badani waxaanu aaminsanayn hadii anay ka bixin magaalada inta aan dhan walba iskuweer laga qa ban inay adkaan doonto hadhow in laga baxo. Laakiin nasiib xu mo waxa diiday in magaalada laga baxo Qadaafi. Aakhirkii Bishii October 20keedii ayaa Qadafi iyo wiilkiisii Muatassem go’aansa deen inay ka baxaan magaalada oo ay u fakadaan dhinaca tuul adii uu qadaafi ku dhashay oo 20 km u jirtey.

Ciidankii ku soo haray oo dhamaa 350 nin ayaa iskugu soo ururay waxaan gaareyn 200 oo nin sab abtoo ah maalin walba ragna waa ka dhimanayey ragna waa ka dhaawacmayey, qaar koodna reeraho dii ka qaxayey magaalada ayay iska raaceen.

Mr Daoud waxuu yiri ciidamada intooda badani waxey ahayeen shacbi aan habaysnayn dagaalka aan garaynayn wax qorshe oo lagu baxsadana aan aqoon.Gawaarida la socdey madaxweyne qadaafi waxey ka koobnaayeen ilaa 40 Baabuur waxaanu qorsh ahu ahaa in salaada subax inta dhulku aanu iftiimin xiliga ay fila yeen in maleeshiyada jabhadu yara seexdeen ay magaalada ka baxaan, nasiib da ro buu yiri wakhigii baa naga dhacay oo waagii baa noo beryay oo saacadu markay ahayd sideedii su baxnimo ayaanu u anbobaxnay tuuladii qadaafi ku dhashay oo la yiraah Jaref, laakiin markiiba waxa weerar nagu soo qaaday diyaarada hii Nato oo markiiba gaari nala socdey ku dhufatay gantaal. Wax aan xasuustaa in markiiba meeshu ay qasantay oo la khalkhalay oo la wada argagaxay oo gaarigii aan la saarnaa Qadaafi uu gariirkii gantaalaha ruxay taasi oo keentay in dhawac fududi uu qadaafi ka soo gaaray madaxa iyo laabta.

Wuxuu sheegay inay isku deyeen inay baxsadaan laakiin ay rasaas ooda kaga qaadeen jabhadii NTC du,ka dibna ay Diya aradahii NATO mar labaad weerar ku soo qaadeen, weerar kan labaad ay aa keenay dhimashada iyo dhawacii ciidankoodii ku dhacay ee baabi’iyey baabuurtii ay wateen oo dhan. Sidaa aanu uga boodnay baabuurkii aanu ku jirnay aniga iyo qadaafi ayaa waxa qabsaday gan taalkii diyaaradahu soo ridayeen, runtii waxay ahayd argagax weyn.

Wuxuu yiri wax kale oo aan samaynaa muu jirin oo aan ah ayn inaan naftayada la orodno, wax aanu miciinsanay buu yiri lug ahayga hase yeeshee waxa na qabsatay rasaas aan kala go’o lahayn oo ay jabhadu nagu ridaysay, jabhada oo isku weegaart ay dhuumahii biyaha ee aanu ku dhex baxsana ynay. Wuxuu sheegay inay markaasi ay xasuusi ugu danbaysay ka dib markii uu dhaawac ka soo gaa ray dhabarka oo uu miyir beelay, sidii qadaafi loo dilayna war kamaan hayn intaa wixii ka danbeeyay. Laakiin waxaan aaminsanahay buu yiri in dilkiisa ay ka danbayn karaan jid goyn ay u galeen taage erayaashiisii daacada u ahaa.

Daoud wuxuu yiri taariikhdii Qadaafi hada waa laga dooodayaa, waan arin u taala dadka taariikhada qora. Qof waliba fikirkiisuu ku cabirayaa qadaafi, qaar waxay u arkaan keligii taliye dadkiisii xasuuqay, halka figrado ka soo jorjeeda figradan ay jiraan.

Daoud wuxuu yiri qadaafi wuxuu mar walba aaminsaa inuu xukunka sii haysanayo. Waxaanu she egay in isaga iyo ragii ku dhowdhowaa qadaafi ay isku dayeen inay ku qanciyaan inuu dalka iskaga tago tan iyo Bishii March Sannadkii 2011kii si sha rafi ku dheehantahay oo uu ku badbaado, laakiin waxa talada yadaasi ka hor yimid oo diiday wiilashiisa gaar ahaan Seef Al Isl am, wax dhib yar maaha qof 42 sano xukun iyo awood soo hay ey in daqiiqado gudahood lagu yiraahdo wakhtigiinii waa dhama aday.

Inta badan madaxdii Libiyintu way ka werwereen markii kac doonadu ay ka bilaabmeen bariga dhexe, waxayna ka baqayeen inay kacdoonadaasi soo gaari doonaan Liibiya.Wuxuu yiri waxa an xas uustaa markii aanu maqalnay in Madaxweynahii Tunisiya xukunkii laga riday oo uu dalka ka baxsaday, gaari baanu wada saarnayn aniga, Qadafi iyo madaxii sirdoonka, wuxuu yiri waan una ka soo wada hadalnay intii aanu gaariga soo saarnayn ana goo ka nimid Sabxa oo ku taala dhinaca koonfurta laakiin hada na kacdoonkan umaanu qaadan mid khatar ah, Qadaafi markii danbana wuxuu darees anaa inay khiyaameeyeen madaxdii dun ida ee uu aaminsanaa inay saaxiib dhow yahiin sida Talya aniga, Faransiiska iyo Turkiga.. Laakiin wuxuu yiri khiyaamada ugu ba dani waxay ka timid dhinaca ragii u qaabilsanaa inay difaacaan caasimada Tripoli, waxa la dhigay qorshe lagu difaacayo caasima da laakiin waxa khiyaamo sameeyay madaxdii sar sare ee ciidanka ee loo xilsaaray dhinaca nabadg elyada, iyagoo horsee day in maalmo aad u yar gudahood lagu qabsado caasimadii. Wuxuu yiri in ka badan 3,800 oo askari ayay ahayd inay difaaca an albaabada laga soo galo Tripoli, laakiin habeenkii ay jabhadu soo gashay waxa qura oo goobtii ay ka soo galeen joogay wax ka yar 200 oo askari.

Mr Daoud oo sugaya maxkamadayn la xiriirta xasuuqii jeel a ma xabsi ku yaala Liibaya oo dad ba dan lagu xasuuqay Sann adkii 1996kii iyo isagoo lagu eedeeynayo inuu ahaa ninkii masu ulka ka ahaa soo kiraynta calooshood u shaqaystayaashii laga soo kirsanayey Afrika si ay shacbiga u caburiyaan markii danba na la dagaalmayey Jabhada, inkastoo uu isagu dafirsanyahay arimahan.

Laakiin wuxuu qiray in Kacdoonku ahaa mid shacbi oo dadwe ynaha oo dhami taageersanaayeen aakhirkiina waaa kuwaas gu ulaystay, imika waxa looga baahanyahay inay ilaashadaan guu shaasi oo ay isku hayaan wada jirka Liibiya.

Ugu dambeynyii mar la weeydiiyay inuu isku qoomameeyo ka mid noqoshadii xukunkii madaxweyne Qadaafi, isagoo qoslaya wuxuu yiri mararka qaarkood wax walba waan qoomameeyaa, xataa waxaa isku qoomamaynayaa inaan weli noolahay, waa wax caadiya buu yiri in qofku marar nolashiisa ka mid ah uu qoo mameeyo markuu dib wax u eego, laakiin mararka qaarood waxaad qoomamaysaa wakhti danbe oo habsaan ah in wax la qoomameeyo.

QALINKII: GULEED CABD



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip